Maamulka Kismaayo Oo Rajo ka Muujiyay Wada hadalada ay la leeyihiin dowladd Soomaaliya
Kismaayo March 28 2013 (SDN)— Maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo ayaa faah-faahin ka bixiyay kulamada ay la qaateen masuuliyiinta Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose. Afhayeenka maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in hada uu socdo wadahadalo udhaxeeya maamulka KMG ee Kismaayo iyo wafdiga Ra’iisul Wasaaraha isaga oo…
