Somaliland V Somalia

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uu iska dhigayaa wax aanu ahayn, waxa uu matalayaa Inuu yahay: Good Samaritan – a person who voluntarily offers help or sympathy in times of trouble. waxa uu mar walba oo uu madal ka hadlayo isticmaalaa weedho ama hadalo ay ka mid yihiin midayn somalia wixii la isku odhan jiray,…

    Read More

      Ogaysiis :Buug Cusub oo uu Qoray Jamac Mohamed Qalib oo la magac baxay Somali Phoenix waxad ka helaysa Green Shop & Super Studio

      waxa loogu  Busharaynayaa dhamaan bulshawaynta somalida ee   ku dhaqan Uk in uu soo baxay  buug cusub oo uu qoray General:Jamac Maxamed Qalib oo ka hadlaya soo jireenkii Tariikhda Somalida kaas   oo aad ka heleysaan Cinwaanka hoos ku qoran. kala soo xidhiidh Green Shop & Super Studio 160 Church Road Willesden, London Nw10 Tel:02084590605…

      Read More

        Hal-doorka Nabadda: Suldaan Maxamed Suldaan Faarax W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi) 1aad.

        Mar kale iyo qormooyinkeennii Sooyaalka Hal-doorka waxa aynu ku soo qaadanaynaa qormooyin kooban oo ku saabsan sooyaalkii Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Suldaan Mahad oo ku suntan halgannadii Somaliland xorriyaddeeda kaga heshay Ingiriiska iyo Koonfurta Soomaaliya, sidoo kale ahaa masuulkii koowaad ee ku dhawaaqay hub ka-dhigista iyo nabadgelyada Somaliland ka hanaqaaday..  …

        Read More

          Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo Maalinnimada Berri Ah Daah Furaya Dib U Eegista Dastuurka Dalka (Warsaxaafeed)

          Muqdisho March 08 2013 (SDN)— Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinnimada berri ah si rasmi ah u daah furaya dib u eegista ay ku sameynayaan Dastuurka Dalka kaasi oo ay horey si KMG ahaan ugu ansixiyeen ergo gaareysay 750 xubnood. Furitaanka kulankan daah furka u ah dib u eegista Dastuurka Dalka ayaa waxaa lagu casuumay…

          Read More

            Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka tagay Gedo oo fariisin ka sameystay duleedka Kismaayo

            Kismaayo, March, 08 2013 (SDN)–Wararka laga helayo ilo lagu kalsoonyahay oo ku sugan Magaalada Kismayo iyo Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka guurey gobolka Gedo ay gaareen degaanka Beerxaani. Ciidamadaan oo tiradooda lagu sheegey inta u dhexeysa 150-200 ayaa ka tirsan xoogaga dowlada Federaalka ah kuwaasoo gobolka Gedo horey ugula dagaalamey kooxaha Al-Shabaab. Taliyaha ciidamadaan…

            Read More

              Africom Commander Outlines Diverse Challenges Ahead

              WASHINGTON, March 8, 2013 – Somalia and Mali represent different stages of the challenges for U.S. Africa Command, Army Gen. Carter F. Ham told the Senate Armed Services Committee today. Ham, who will step down as Africom commander next month, said the five-year-old command has increased operational capabilities and capacities and has worked to build…

              Read More

                Libaax dilay Haweenay ku sugneyd Xero lagu xanaaneeyo Xayawaanka oo ku talla dalka Mareykanka

                California March 08 2013 (SDN)–Gudoomiyaha gobolka California ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in libaax dilay haweenay ku sugneyd xero lagu xanaaneeyo xayawaanka uu baxsaday. David Hadden,oo ahaa baarihii sababta haweenayda u dhimatay ayaa sheegay in dadka baarayaasha ah ay aaminsan in libaaxa uu weeraray haweenayda uuna dilay Dianna Hanson,iyadoo oo ku jirtay sadiifinta beerka libaaxyada….

                Read More

                  Xisbiga UCID:maamul xumada Xukuumada xilka haysa ayaa masuul ka buuxa ka ah dhibka Saylac

                  Hargeysa Mar 08,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa war uu soo saray uga hadlay shaqaaqada ka aloosan gobolka Selal ee Galbeedka Somaliland. Xisbiga UCID ayaa masuuliyada khasaarihii ka dhashay weeraro dhawaan kadhacay Xariirad oo dad ku dhinteen dusha u saaray Xukuumada maaxweyne Axmed Siilaanyo,War murtiyeedka UCID ayaa sidan u dhignaa”Xisbiga UCID wuxuu si weyn uga…

                  Read More

                    Dhalanteed Waa Maanso ka hadlaysa Dhalinta Maanta

                    Maansadan magaceeda la yidhaa dhalanteed waxay kahadlaysaa sida dhillinyrada waqtigani nooli ay u badaleen dhaqankii suubanaa ee asturnaa. Wayadii hore way iska yarayd ama may jirinba in inanka soomaaliyeed inanta uu jecelyahay uu ku hodo khiyaamo si uu muraadkiisa foosha xun u fushado.., Taasoo baryahan danbe aad u badatay oo jacaykiiba jar ayaa lagala dhacay…

                    Read More

                      Fanaanka reer Jabuuti ee Cawaale Aadan oo Hees u qaaday xisbiga mucaaridka ah ee USN:Libinta Xisbiga USN Xasiloonida Maxaa ku Xidhay?(DAAWO)

                      Ottawa Mar 08,2013(SDN)-Fanaanka reer Jabuuti ee Cawaale aadan ayaa soo saaray hees uu uga hadlayo xisbiga Mucaaridka ah ee USN ee dhawaanta tartanka doorasho la galay xisbul xaakimka Jabuuti. Heesta Cawaale Aadan ayaa ka warameysa ku shubasho uu sheegay in ay sameysay xukuumada Jabuuti, Daawasho Haboon.

                      Read More

                        Nin uu Soddog u ahaa Usaama Bin Laden oo lagu qabtay Jordan, haatana Maxkamad lagu saarayo New York

                        New York March, 07 2013 (SDN/NBC)- Sulaiman Abu Ghaith oo uu sodog u ahaa hoggaamiyihii la dilay ee Al-Qaacida Osaama Bin Laden, ayaa lagu qabtay dalka Jordan, sida uu ku waramay Telefishanka NBC News ee dalka Maraykanka. Sulaiman Abu Ghaith oo ah kusimaha afhayeenka Al-Qaacida, waxa loo wareejiyay magaalada New York, halkaasoo maxkamad lagu horgayn…

                        Read More

                          Barlamanka Soomaaliya oo maanta ka hadlay Hoos u dhaca sarifka iyo sara u kaca Maciishada

                          Muqdisho March 07 2013 (SDN)— Kulan ay maanta isugu yimaadeen Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya kana dhacay xarunta golaha shacabka ajandihiisuna uu ahaa xeer hoosaadka baarlamaanka ayaa waxaa la isu soo hadal qaaday sara u kaca sarifka suuqyada Muqdisho, ayadoon kulanka ay soo xaadireen 142 xildhibaan, waxaana shir gudoominayey Gudoomiye Ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalle…

                          Read More