Ra’iisul W. Soomaaliya Ayaa Khudbad Dheer Ka Jeediyey Golaha Baarlamaanka Puntland Kormeerna Ku Tagay Xarumo Kala Duwan(SAWIRO)

    Garoowe, Mar, 10, 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo waftigii uu hogaaminayey oo maalintii labaad booqasho ku joogo maamul gobleedka Puntland ayaa khudbad dheer ka jeediyey xarunta golaha baarlamaanka Puntland, waxaa sidoo kale Ra’iisul Wasaaruhu booqasho ku soo kala bixiyey xarumo kala duwan, sida Wasaaradaha Cadaaladda, Caafimaadka, Xabsiga weyn oo…

    Read More

      Baaq ay soo sareen Gudida beesha ciidagale ee uk iyo Europe waxaanu canbaareeynaynaa dilkii waxshinimo ee loo gaystay gacansad Cabdi Xasan Haybe oo lagu dilay Lascanood

      London 10March13 Baaq ay soo sareen gudiga beesha ciidagale ee uk iyo Europe waxaanu canbaareeynaynaa dilkii waxshinimo ee loo gaystay ganacsade Cabdi Xasan Haybe oo lagu dilay  meel u dhaw laascanood taas oo ay dilkaasi geysteen dablay hubaysan oo ka soo jeeda beesha Dhulbahante khasatan Baharsame . waxaanu ugu baqaynaa madax dhaqameedka waxgaradka aqoonyahanka culimaa…

      Read More

        Celebrating death and the destruction Event in Hargeisa by Some members of Ucid Party ( DAGAALKEE SOKEEYE)

        Recently in Hargeisa, few members of  UCID party have celebrated for an event in the past that caused the death of hundreds of Somalilanders, the destruction of the hundreds of millions worth properties and inflicted thousands Somalilander refugees in many major cities in Somaliland.   They named the event as SNM disarmament campaign, but actually most…

        Read More

          Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo dhagax dhigay Xarun Dugsi Boodhin ah oo loo dhisayo Caruurta Naafada ah

          Hargaysa 10.March (SDN)  Wasiirka wasaarada Qorsheenta JSL Mudane Sacad Cali Shire  ayaa maanta Dhagax Dhigay  Xaruun Dugsi Boodhin ah oo wax lagu Barayo Caruurta naafada ah ee Somaliland . Gudoomiyaha Ururka Naafada Han Marwo Nuura Maxamud Nuur oo halkaaasi ka hadashay ayaa ka warantay Muhiimada dhismaha Xaruntani u yeelan doonto caruurta naafada ah. Gudoomiyaha Dalada…

          Read More

            Xaafada West London Community oo soo dhawayn ku qaabiley wafdo xildhibaaan Wabeye iyo Cali Marexaan

            london 10March13(SDN) Waxa xalayto  ka dhacday xarunta West London Community kulan isugu jirey soo dhaweyn iyo is-waraysi ay soo abaabuleen Gudoomiyaha West London Community iyo hawl wadeenadda xafiiska oo ka dhacday xarunta, waxa kasoo qaybgalay dad farabadan oo ka-kala socday bulshada reer Somaliland ee London degan,madax,Haween,odayaal iyo dhalinyaro, Kulankaas Aayado Quraan ah ka dib waxa ugu…

            Read More

              Hal-doorka Nabadda: Suldaan Maxamed Suldaan Faarax W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi) Qaybta 3aad

              Ingiriisku waxa uu sameeyay urur loo yaqaannay SYL oo ka koobnaa 13 nin, oo idilkood geeriyooday, waxaanu ku yidhi “SYL-eey walaalo ayaad tihiin, ee Soomaalida midnimadeeda raacdeeya”, rag badan ayaa diiday oo ka soo horjeestay in wada shaqayn lala yeesho SYL, raggaas oo ay ka mid ahaayeen Suldaan Cabdiraxmaan, Xaaji Cali Yoonis, Qaadi Ibraahin, iyagoo…

              Read More

                Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha oo Aqoon Isweydaarsi hargaysa uga furmay

                Hargaysa 10.March (SDN)   Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha iyo hay’adaha Dawladda ayaa maanta waxaa u furmay aqoon isweydaarsi ku saabsan talo ka bixita iyo aayo ka talinta shaqaalaha Dawladda Kulankan oo  ay hay’adda shaqaalaha dawladu soo qabanqaabisay ayaa waxaa uu socon doonaa muddo hal maalin ah waxaana si weyn loogu eegi doonaa heerka warbixinaha mas’uuliyiinta wasaaradaha…

                Read More

                  Wasaarada Warfaafinta Somaliland oo Si aan Cilmiyaysnayn uga Jawaab Celisay Cilado hawada ka saaray Idaacada Radio Hargaysa

                  Hargaysa 10.March (SDN) Wasaarada Warfaafinta ayaa Qoraal ka soo baxay Waxay ku Beenisay Warar uu lagu faafiyay Wargayska Ogaal oo ka mid ah Wargaysyada Madaxa Banaan ee ka soo baxa Caasimada hargaysa. Qoraalka Wasaarada oo uu ku saxeexan yahay Afhayeen laga Masuugay in Magaciisa la sheego ayaa si ba’an loogu Weeraray Wargayska Ogaal isla markaana…

                  Read More

                    Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Turkiga iyo Galabta oo la filayo inuu bilaabmo wada hadaladii labada dhinac

                    Hargaysa 10.March (SDN)  Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxmed maxamud Silaanyo Iyo waftigii Uu Hogaaminayay  ayaa Caasimada wadanka  turkiga ee Istambul gaadhay  iyada Madaxweynaha Iyo waftigisa Si diiran loogu Soo Dhaweyay. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigiisa ayaa lagu qaabilay Soo dhawayn iyo Hab Maamuus dhamaystiran Sidaana Waxaa lagu Sheegay  War qoraal…

                    Read More

                      Somaliland MP seeks Qatar’s support

                      Doha March, 10 2013 (SDN)- A visiting member of Somaliland’s parliament has sought Qatar’s diplomatic support for his “country’s” efforts to gain international recognition as an independent state. Nasir Hagi, MP of the Republic of Somaliland, who was on a personal visit to Doha, wanted to muster support for his homeland’s independence from Somalia but…

                      Read More

                        Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Kasoo Hor Jeestay Hindise Sharciyeed

                        Muqdisho March 10 2013 (SDN)— Kulan maanta mudanayaasha baarlamaanka ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka kaasi oo ahaa fadhiga 6 aad wajigiisa 2 aad ee kalfadhiga barlamanka soomaaliya uuna shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka 1 aad ee barlamaanka Jeylaani Nuur Iikar ayaa waxa soo xaadiray 147 xildhibaan. Kulanka ayaa ajandihiisu waxa uu ahaa ka doodista…

                        Read More

                          Taliyaha Ciidanka Booliska oo Tababar u soo Gabo gabeeyay Lix iyo Labaatan Sarkaal

                          Hargaysa 10.March (SDN) Taliyaha Ciidanka Boolice ee Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta  26 Sarkaal oo kamid Ciidamada Policka Somaliland tobober U Soo Xidhiy. Lix iyo Labaatankan Sarkaal oo ka kala Socday Gobolada Maroodi Jeex, Gebilay iyo Hawd ayaa in Mudo ah ku baranayay duruus la xidhiidha Hogaaminta,Maamulka iyo arrimaha baadhista denbiyada ….

                          Read More

                            Gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex iyo Ku simaha Duqa Caasimada oo ka qayb galay deeq la gaadhsiiyay dadkii ku barakacay xaafadda State houska

                            Hargaysa 10March (SDN)  Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex oo uu Weheliyo Maayar ku Xigeenka Caasimada Hargaysa ayaa maanta ka qayb galay deeq raashin ah oo ay Hay’ada Islamic Relief Organization ugu talo gashay dadkii danyarta ahaa ee Guryahoodii kaga Gubteen Xaafada State house-ka ee Magaalada hargaysa. Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Maxamed Maxamud Jeeni yare iyo Ku…

                            Read More

                              Rag ka tirsan Al Shabaab oo isku soo dhiibay Booliska Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan

                              Baladwenyne March 10 2013 (SDN)— Saraakiisha Booliiska ee Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa soo bandhigay rag Shabaab ah oo dhanka Dowladda Soomaaliya isku soo dhiibay sida ay sheegeen. Taliya Saldhiga Degmada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan Cali Dhuux Mahad Alle oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in raga Shabaabka ah ee isku soo dhiibay ay…

                              Read More

                                Ciidamada Nabad Sugida gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay Nin dilay Gudoomiyhii Bakaaraha Muqdisho

                                Muqdisho March 10 2013 (SDN)—Taliska Nabad sugida gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay ninkii ka danbeeyay dilka Alla ha unaxariistee Axmed Nuur Owdiini oo ahaa gudoomiyihii ganacasatada Suuqa Bakaaraha. Dilka Marxuumkaas ayaa waxaa la sheegay inuu ka danbeeyay Abdi Ladiif Maxamed sida uu sheegay taliyaha nabad sugida ee gobolka Banaadir. “Dilka marxuumka waxaa ka danbeeyay Abdi…

                                Read More

                                  Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada Masar oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

                                  Muqdisho March 10 2013 (SDN)— Waxaa goordhaweyd Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kasoo dagtay diyaarad uu la socdo Wasiirka arimaha dibada dalka Masar oo maanta booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Wasiirka arimaha dibada dalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Soomaaliya iyo wasiirka gaashaandhiga…

                                  Read More

                                    Xukuumadda Saacid oo sheegtay in ay Puntland ka taageereyso dhinaca Amaanka

                                    Garoowe March 10 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in maamulka Puntland ay ka caawin doonaan sugida dhanka ammaanka ee deeganada maamulkaasi. Cabdi Faarax Shirdoon oo ka hadlaye Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland oo uu shalay booqasho ku tagay ayaa sheegay in ujeedooyinka ugu waaweyn ay u tageen deeganada maamulkaasi…

                                    Read More