Xasan Sheekh oo u hanbalyeeyay Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Kenyatta
Muqdisho March 10 2013 (SDN)– Xasan Sheekh Maxamuud, hogaamiyaha Soomaaliya ayaa waxa uu soo dhaweeyay Madaxweynaha cusub ee dalkaKenyaee ku guuleystay doorashadii Isniintii la soo dhaafay ka dhacday dalkaasi. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa tilmaamay in shacabkaKenyaay ka faa’iideysteen fursadii la hordhigay islamarkaana ay doorteen cidii ay igayagu rabeen iyadoo MadaxweynahaKenyaloo doortay Uhuru Kenyatta. Mr Xasan ayaa…
