Ergeyga Gaarka ah ee QM oo dalbaday in Madaxweynaha Soomaaliya uu sida ugu dhakhsaha badan u soo magaacaabo Raiisul Wasaare Cusub

    Nairobi Dec 03,2013(SDN)-Ergeyga gaarka ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay in  loo baahan in si deg dega loogu soo magaacaabo raiisul wasaare cusub oo dalka Soomalaiya yeesho. “Waxaan rajeynayaa in madaxweynaha uu wada tashi baahsan ka hor aanu cidna dooran. waa wada danteena in raiisul wasaaraha cusubi uu dawlada uu soo…

    Read More

      Macalin L’aanta ka jirta Dugsiyada sare ee Gobolka Saaxil iyo cabashooyinka iyo muda-haraadyada isa soo taraaya ee ardeyda fasalada 4aad ee Berbera

      Xaq-darada ka jirta gobolka Saaxil iyo baahiyaha waxbarasho ee is-barkan ee ka taagan guud ahaan gobolada bariga Somaliland. bal-aynu is-yara dul-taagno  Gobolka Saaxil . Gobolka Saaxil oo ah Gobolka ugu dhaqaalaha badan S/land, Gobolka canqariya ee Mas-ruufa Xukuumada S/land, Waxaa marag-madoonto ah in gobolkan lagu xukumo waxa loo aqaan “ special degree ” maa-daama gobolka…

      Read More

        HORUMAR BUU GAADHSIIYEY DALKIISA,JECEYL BAY U HAYAAN DADKIISU, KUWII KA DANBEEYEYNA HALKII BAY KA SII WADAAN GEEDIGII AABAYAASHOOD BILAABEEN!!!

        42 Sanadood oo Nabad, Horumar, Barwaaqo, iyo Hogaan fiican ilaahay siiyey, waa 42 Sanadood ooy manta 02/12/2013 u dabaal degayaan Walaaladeena reer UAE Sanad guurada ka soo wareegtay isu tagooda iyo midnimadooda, waa 42 sanadood oo muwaadiniintoodu ku nool yihiin nolol aad u wanaagsan, waa 42 sanadood oo xaakimka iyo maxkuumkoodu isku jiho u jeedaan,…

        Read More

          Danjirihii Somalia U Fadhiyey Talyaaniga Oo Iska casilay Xubintii Baarlamaanimo ee uu Hayey

            Muqdisho:03-Dec-2013(SDN)-Danjirihii Soomaaliya u fadhiyey Magaalada Rome ee Dalka Talyaaniga oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay jagadii Xildhibaanimo ee uu Baarlamaanka ka hayey. Janeral Muuse ayaa waxa uu badalkiisa xildhibaanimo gudoonka udhaariyey shakhsi kale oo ay isku beel yihiin waxaana uu kulamo kala duwan la qaadanayey maalmihii dambe madaxda…

          Read More

            Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Sheegay In Xil-ka qaadista Saacid Laga Soo Abaabulay Madaxtooyada Somalia

            Muqdisho:03-Dec-2013 (SDN-Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar ooh ore isugu soo taagay jagada madaxweyne-nimo ee Soomaalia, ayaa ka hadlay go’aankii ay qaateen baarlamaankas Somalia ee ay xilka kaga qaadeen xukuumaddii uu hoggaaminayey Ra’iisal wasaare Saacid. Prof Samatar ayaa bogaadiyay hadalka uu jeediyay  shalay ra’iisal wasaaraha Somaaliya ee ah in uu aqbali doono go’aan kasta oo ka soo…

            Read More

              Dhaqdhaqaaqyadii ugu Dambeeyey Ragga Orodka ugu jira Jagada Saacidka Ka Baxay iyo Magacyada Shakhsiyaad uu madaxweynuhu il Gaar ah ku Hayo

              Muqdisho:03-Dec-2013(SDN)-Soomaaliya Sideedaba ma weydo Tartan iyo Gorgortan siyaasadeed, maadaama ay tahay qaran Gacmo shisheeye horumarkiisa ragaadiyeen oo maamulkiisa gacmaha kula jiraan. Maadaama Haatan uun laga soo fara xashay Xilka qaadistii Ra’iisal wasaare Saacid, waxa Haddana Madaxtooyadda ka Bilaabmay Gorgortan iyo Yooyootan kale oo loogu jiro Sidii loo Heli lahaa Ra’iisal wasaaraha cusub ee dalku yeelan…

              Read More

                Safarkii Madaxweyne Siilaanyo ee Galbeedka Somaliland iyo Dareenadii Yaabka lahaa ee Ka Dhashay

                Hargeysa:03-Dec-2013(SDN)-Safarkii dhawaan uu madaxweyne Siilaanyo ku Tegey Galbeedka Somaliland, Gaar ahaan Degmada Wajaale, ayaa shacabka Halkaas ku dhaqan geliyey Dareen  cusub oo aanay Hore u qabin. Safarkan oo ay madaxweyanaha ku wehelinayeen Wasiirradiisa ugu tunka weyn ayaa ahaa mid madaxweynaha iyo wasiirraduba ay ka jeediyeen khudbado kala duwan oo dadweynihii halkaas deganaa  loogu sheegayey waxyaabo…

                Read More

                  Doodda qaran ee Mucaaridka Oo Taageeradii ugu Weynayd Ka Heshay Gobolka Togdheer iyo Salaadiin ku Baaqay inay Gogosha Shirka Fidin Doonaan

                  Burco:03-Dec-2013(SDN)-Shirka Talo qaran ee Mucaaridka Somaliland ku Baaqeen ayaa Haatan ku Socda Xawaare Dheeraynaya, waxana uu Taageero Soo Kordhaysa ka Helayaa Gobolada iyo Degmooyinka Dalka. Gobolka Togdheer oo uu ka soo jeedo Madaxweyne Siilaanyo, ayaa haatan Noqday Gobolka loogu Hadal Haynta Badan yahay shirkan mucaaridku ku baaqay, waxana  dadweynaha intiisa Badani muujiyeen dareen ay ku…

                  Read More

                    نعم اصبت ياالمرحوم (محمد عجال ) وأخطات يا وزير الخارجية (موسى بيحى)

                      ترددت فى الاونة الاخيرة عبر شبكات المواقع الالكترونية شائعات مفادها ان لوزير خارجية صوماليلاند ضلوعا فى احتجاز التاجر الكبير جامع أومار فى جيبوتى.ومما يعزز صدق هذه الشائعة و قد تكون من قبيل المصادفة تواجده على اراضى جيبوتى  فى حين كانت الحكومة الجيبوتية تدعى بتدفق السوق الجيبوتى بسجائر مهربة من الصوماليلاند. وعقب ذلك  القى القبض على التاجر …

                    Read More

                      War Deg Dega :Dawlada Ingriiska oo dhaqan galisay Joojinta Jaadka laga bilaabo 08/1/2014 iyo kulan bari dhex mari doona Gudiga La dagalanka Khadka

                      London 03Dec13(SDN) waxa maalinta bari dhex mari doona kulan gaara wasiirka arimaha gudaha ee wadankan Uk iyo madaxdaxa la dagaalanka Jaadka oo ka xogwaramaya habka loo dhaqan galinayo joojinta khaadka iyaga oo qurbejoog u shegay in laga biilabo 08/1/2014 in aan wax khaada lagu canu karin wadankan lana soo galin karin iyada oo fursad la…

                      Read More

                        Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay Go’aanka ay Baarlamanku Kalsoonidii kala noqdeen Xukuumadii Ra’isal Wasaare Saacid

                        Muqdisho 02.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay kalsooni kala noqoshada uu maanta baarlamaanka ku sameeyay raysul wasaaraha xilka ka degaya ee Soomaaliya Cabduqaadir Faarax Shirdoon. Xasan Sheekh ayaa sheegay in go’aanka uu gaaray baarlamaanka uu caddayn u yahay awoodda hay’adaha dalka. Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyay xildhibaannada shaqada adag ee ay qabteen iyo sida ay…

                        Read More

                          Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo furay Tababar ku Saabsan fahmida axkaamta iyo barashada khudbadaha {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 02.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda  diinta iyo awqaafta J S L  Sheikh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa maanta tababar u furay afartan xubnood oo ka mid ah  imaamyada  iyo khudbad soo jeediyeyaasha masaajida  kaas oo socon doona mudo laba maalmood ah. Tababrkaas oo lagu qabtay xarunta wasaarada diinta iyo aqaafta ee magaalada hargaysa ayaa lagu…

                          Read More

                            Siyaasi Sheegay inuu u Sharaxan yahay Jagada Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbiga Waddani

                            Birmingham 02.Dec 2013 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa shirweynihiisii koobaad ku qabsaday dalweynaha ingiriiska magaalada Birmingham, shirkan oo sannadkiiba mar ka qabsooma carriga ingiriiska ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiinta ugu sarsaraysa xisbigaasi oo ay ka mid ahaayeen Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac Xoog, Maxamed Saleebaan wayne (wasiirkii hore ee warshadaha Somaliland) musharaxa madaxweyne ku…

                            Read More

                              Qaar ka Mid ah Xeer beegtida doorashooyinka Punt land oo loo furay Kulan hawleed

                              Garowe 02.Dec 2013 (SDN)- Sagaal xeer ilaaliye iyo 38 ka tirsan wakiilada xeer ilaaliyaasha degmooyinka Puntland ayaa maanta  magaalada Garowe waxa uga furmey kulan ku saabsan sidii loo dhowri lahaa xuquuqda Aadanaha , iyaga oo gacan ka helaya xafiiska howl-galka Siyaasadda Somalia ee UNSOM. Wasiirka Wasaarada Cadaalada Puntland Cabdi Khaliif (Ajaayo) iyo Xubno ka socda…

                              Read More