Wasiirada Diinta iyo Ciyaaraha oo ka hadlay Ahmiyada ay Leeyihiin Caruurta baahiyaha Gaarka ah qaba {DHAGAYSO}

    Wasiirada wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta ,Ciyaaraha iyo wasiiru dawlaha wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare  ayaa  maanta ka qayb galay Kulan lagu maamuusayey Caruurta Baahiyaha gaarka ah qabta, isla markaasina loogu doodayo Xuquuqdooda  aasaasiga ah. Kulankan oo lagu qabtay, xarunta caruurta baahiyaha Gaarka ah qabta ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa si wada jir ah u soo…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo oo ku Soo laabtay Goor dhawayd Caasimada Hargaysa iyo Mashaariic uu xadhiga ka soo Jaray iyo kuwo uu dhagax dhigay

      Hargaysa 01.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ku Guda jira maalintii labaad ee socdaal uu ku marayo Gobolka Gabilay, ayaa maanta gaadhay degmada Allaybaday ee Gobolkaasi,Ka dib markii uu Xarunta Gobolkaas  ka furay Mashaariic horumarineed oo laga hir geliyey, Kuwa kalena dhagax-dhigay. Madaxweynaha  Jamhuriyada Somaliland Mud,Axmed  Maxamed Maxamuud ayaa …

      Read More

        Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Ganafka ku dhuftay eedaha Xukuumadiisa loo Xanbaariyay ee Baarlamanka La Hor geeyay

        Muqdisho 01.Dec 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa ku gacan seyray eedaha loo soo jeedinayo xukuumaddiisa ee sababay in laga keeno mooshin ka dhan ah, kaas oo hadda uu baarlamaanku ka doodayo. War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska raysul wasaaraha ayaa lagu sheegay in eedeymaha mooshinka ku xusan…

        Read More

          Kulan lagaga hadlayay Siyaasada Wershadaha oo Hargaysa lagu qabtay

          Hargaysa 01.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasarada qorshaynta qaranka  Oo Ay Weheliyaan Agaasimayaasha Guud Ee Wasaradaha warshadaha, xanaanada xoolaha iy Qaar Ka Mid ah Warshalayada Dalka shiinaha ayaa maanta ka qayb galay Kulan Lagu Gorfaynayo Siyaasada Warshadaha Dalka Agaasimaha Guud Ee Wasarada Xanaanada Xoolaha Axmed Maxamuud Cagawayne iyo agaasimaha guud ee wasaaradda wershadaha Ayaa Halkaasi ka…

          Read More

            Wasiir Cukuse Oo Maareeyihii Telefishanka Dawladda Shaqadii ka Joojiyey, iyo Sababaha Keenay

            Hargeysa-1-Dec-2013(SDN)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (cukuse) ayaa oo in muddo ah safar waddanka kaga maqnaa ayaa goor dhaweyd shaqadii wasaaradaas ka joojiyey Maareeyihii Telefishanka qaranka  Khadar cali gaas.   Wasiir Cukuse oo aan intii uu wasaarada joogayba ku qancasanayn nidaamka shaqo ee  Maareeye Gaas, ayaa haatan ku dhiirada inuu shaqadii…

            Read More

              Xuska Maalinta Caalamiga ah ee AIDS oo Hargaysa lagu qabtay iyo Madaxweyne ku xigeenka oo ka hadlay

              Hargaysa 01.Dec 2013 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuriyada Somaliland Mud, C/raxmaan  C/lahi Ismaaciil Saylici, ayaa maanta ka qayb galay Xuska maalinta AIDS-ka Aduunka oo lagu qabtay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Musnaasibadda Xuska oo ay ka soo qayb-galeen,Wasiirka wasaarada Ciyaaraha,Wasiir Xigeenka Wasaarada Caafimaadka,Madaxa Barnaamijka  AIODS-Ka  Somaaliland ugu qaabilsan  Hay’adda UNICEF ,Madaxa hay’adda Caafimaadka adduunka ee…

              Read More

                Ra’isal Wasaare Saacid oo Baarlamanku ka Diideen inuu iska difaaco eedaynta Waxqabad la’aaneed ee loo soo Jeediyay

                Muqdisho 01.Dec 2013 (SDN)- Wararka hadda naga soo gaaray Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in dib loo dhigay ka doodista mooshinka kalsooni kala noqoshada Xukuumada. Dooda maanta ay xildhibaanadu yeesheen oo ahayd mid aad ukululeyd ayaa waxa ugu dambeyn gudoonka baarlamaanku ku dhawaaqay inuu shirka xiran yahay berrina ay iskugu soo…

                Read More

                  Wasiirka C.laahi Cukuse oo Shaqada ka Joojiyay Maareeyaha Telefishanka Qaranka iyo Sababaha Kelifay

                  Hargaysa 01.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigalinta ee Somaliland Md. Cabdilaahi Daahir Cukuse ayaa Shaqadii Saaka ka joojiyey Mareeyaha Telefeshinka Qaranka Somaliland Md. Khadar Cali Gaas, waxaanu Wasiirku Qoraalka Shaqo ka joojinta ku Amray Ciidanka Ilaalada Xarunta Wasarada Warfaafnita in aanu soo gali karin maareyuhu. Arrintan ayaa ka Danbeysay ka dib markii uu khilaaf…

                  Read More

                  Cs Sfaxine ee Reer Tunisia Ayaa Markii 3-aad Hantidey CAF Confederation Cup.(By Jaahuur)

                  Congo-Lubumbashi Stadium-01-Dec-2013-(SDN) Akhyaartay faaqidaadeena ciyaarha waxaynu ku soo qaadaneynaa koobkii Africa Confederation Cup oo lagu kala faraxashey,waxaana ku guuleystey Cs Sfaxine ee Tunisia. Haddaba lugtii 1-aad ee lagu ciyaarey Tunis ayaa Cs Sfaxine Tunisia ku badiyeen 1-0,lugtii 2-aad oo maanta ka dhacdey Congo ayaa xulka Togo ku badiyey 2-1,marka la isku cel-celiyo goolasha Tunisia 3-Congo-2. Congo ayaa ku guuleysatey koobkan…

                  Read More

                    Xisbiga UCID oo ka hadlay Xaalada Taleex:Mise Heshiis Qarsoon Oo Puntland aad kala Saxeexateen Ayaa Sidan Odhanaya ( in la xasuuqo shacbiga Somaliland ee dagan Area TALEEX)

                    Hargeysa Dec 01,2013(SDN)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa codkiisa ku biiriyay dhawaaqyo dareen xanbaarsan oo bulshada reer Soomaaliland ka soo jeedineyso sababha ay xukuumada Somaliland uga aamusan tahay dagaalada ka socda degmada Taleex. Dagaaladan oo u dhexeeya dhinacyada Khaatumo iyo Puntland ayaa ka dhacaya degaan ay Somaliland dhulkeeda xisaabiso. Qoraalka ka soo baxay UCID ee…

                    Read More

                      (DHEGEYSO) Xildhibaan Siciid Maxamed Cali:Raaisul wasaaraha iyo Madaxweynuhu Isma Khilaafin ee Xildhibaanaa dabada ka wada ismaan dhaafka

                      Muqdisho Dec 01,2013(SDN)-Waxa Dhawaan magaalada Muqdisho lagaga dhawaaqay dalad kulmiday 60 xildhibaan oo la baxay dalada Hiil Dastuur iyo Dimuqraadiyad. Daladan ayaa tiroba dhawr jeer soo saartay Dhanbaalo lagu dalbanayo ku dhaqanka Dastuurka iyo nidaamka Dimuqraadiyadeed. Khilaafka baahay ee u dhexeeya Madaxweynaha Soomaaliya Md Xasan Sheekh iyo Raiisul wasaare Md Cabdiqadir Faarax Shirdoon Saacid oo…

                      Read More

                        Guddoomiye Baashe Oo Markii Xukuumaddu Dagaalkii Cirro kaga Baxday Faysal Cali waraabe Ka Dalbaday Inuu Ka Saaro Go’doonka Siyaasadeed ee uu Galay

                        Hargeysa:1-Dec-2013(SDN)-Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Baashi Maxamed Faarax oo Dhawaan Qori dab leh ka oo uu  kasoo qaatay Madaxtooyada la soo Galay Golaha, ayaa Haatan u Noqday nin cidla dhexe dhexe Heehaabay. Guddoomiye Baashe oo markii hore fulinayey amar ay xukuumaddu fartay oo aanu caqiibadiisa Dambe ka fiirsanin, ayey Xukuumaddu kaga baxday dagaalkii…

                        Read More

                          Fashil ku Yimi Qabashada Carwadii 6-aad ee Somaliland oo Markii Saddexaad Dib Loo Dhigay

                            Hargeysa:1-Dec-2013(SDN)-Rugta Ganacsiga somaliland, ayaa tahli kari la’ inay qabato Carwadii Ganacsi oo loo Ballan sanaa  inay Maanta ka furanto Magaalada Hargeysa. Bandhigga Carwadan ayaa markii sadexaad  dib loo dhigay, iyadoo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiguna ay wali Dib u sii dhigayso qabashada Carwadan oo haatan u eg mid fashilantay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Maxamed Shugri jaamac oo…

                          Read More

                            UN Envoy Appeals for Calm Following Clashes in Taleeh

                            Mogadishu, 30 Nov 2013 (SDN) -Deeply concerned” by the recent outbreak of violence in Somalia’s northern Sool region, the top United Nations official in the country called today for calm and urged all parties to resolve political issues through dialogue and reconciliation. “Violence cannot and will not resolve political issues. All those with a stake…

                            Read More

                              Halkan ka Daawo Hanaankii Madaxweyne Siilaanyo loogu soo Dhaweeyay Deegaamada Gobolka Gebilay {DAAWASHO WACAN

                              Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta magaalada Gebilay kaga qayb galay Munaasibad loo sameeyay dufcadii 1aad ee Ka Qallin Jebisa Jaamacada Timcade ee Magaalada Gebilay. Madaxweynaha iyo Weftigiisa waxaaa si diiran loogu soo dhaweeyay Deegaanka Gobolka Gebilay. Hargaysa SDN. Qurbejoog.com  

                              Read More