SWCN Presents: Promoting Security of Somali women: Give Rights, Gain Justice‏

    Dear Supporters and members, Somali Women’s Circle Network (SWCN) invites you to join us for our upcoming event entitled “Promoting Security of Somali women: Give rights, Gain justice.” This event will be held on Saturday December 7 at 5:00-10:00 pm at Ben Franklin Place (Council Chamber). Please see the attached flyer and kindly share widely with your networks. Our guest…

    Read More

      Duqa Berbera Oo Muran iyo Yoo-yootan ku Furay Kala-fadhigii 5-aad ee Golahaas iyo Buuq Xildhibaanadu ku Kala Yaaceen

      Berbera:04-Dec-2013(SDN) –Kala-fadhigii Shanaad ee Golaha Deegaanka Berbera oo maalintii shalay furmay ayaa Buuq iyo Sawaxan khilaaf dhaliyey ku furmay. Khilaafka ayaa sida la sheegay ka dhashay  markii uu Guddoomiye Cabdishakuur Ciddin Kala-fadhigii u Beddelay shir Jaraa’id, taasina ay keentay in si weyn la isugu khilaafo Hannaanka wax u socdaan. Guddoomiyaha ayaa Kala-fadhiga kusoo Casuumay Qaar…

      Read More

        Waddooyinka Ugu Waaweyn Caasimadda Hargeysa Oo Shalay 4-Saacadood Loo Xidhay Booqashadii Madaxweynaha

        Hargeysa:04-Dec-2013(SDN)-Waxa Maalintii shalay   Booqasho Madaxweyne Siilaanyo ku Tegay Xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu Sababtay Culayskii ugu weynaa ee Abid ku Yimaadda Isu Socodka Gaadiidka iyo Bulshada ku dhaqan Caasimadda Hargeysa. Muddo ku siman Afar Saacadood, waxa xidhnaa Afarta Isgoys ee ugu muhiimsan caasimadda ee ku yaalla inta u dhaxaysa Fooqa Kayse Bushaaro iyo Xarunta  wasaaradda Xannaanada…

        Read More

          4-Wariye Oo Ka Tirsan Warbaahinta Madaxa Bannaan Oo Xukuumaddu Maalintii Labaad Xabsiga Ku Hayso

          Hargeysa:04-Dec-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa maalintii shalay xabsiga ku gurtay Wariyayaal Ka Hawlgala Warbaahinta Madaxa Bannaan ee Dalka, kuwaas oo Muujinayey Dareenkooda ku Aaddan Dhibaatada  Dawladda iyo Hay’adaha Garsoorka oo is Huwani ku hayaan warbaahinta waddanka. Wariyayaashan oo tiradoodu tahay Afar ayaa  ka qayb galayey mudaraharaad salmi ah oo  Saxaafadda madaxa Bannaan ee Somaliland kaga soo Horjeedday…

          Read More

            Xaawaleyda Ku Xeeran Madaxtooyada Oo Carqalad Ku Haya Hawlo Samo-fal oo Marwo Faadumo Siciid Ka Waddo Dalka iyo Socdaala Laga Hor istaagay

            Hargeysa:04-Dec-2013(SDN)- Guddoomiyaha ururka Wadaniga ah ee  Odxa Marwo Faadumo Siciid Ibraahim, ayaa sheegtay in maamulka Gobolka Gabiley ay ka hor joogsadeen inay Gasho Magaaladaas. Marwo Faadumo Siciid oo  Habeenkii xalay U Warrantay Qaar ka mid ah warbaahinta somaliland, ayaa sheegtay in laga Horjoogsaday Qorshe ay doonaysay inay Magaalada Gabiley kaga soo furto Tartan Heerka labaad…

            Read More

              After Prime Minister’s Ouster, Somalia Political Divisions Persist

              Nairobi, 03 Dec 2013 (SDN) -On Monday, Somali lawmakers voted Prime Minister Abdi Farah Shirdon out of office following weeks of disagreement with the president over a planned cabinet reshuffle. However, the change of prime minister won’t necessarily end Somalia’s political wrangles. As the Somali government marked its one-year anniversary in September, the international community…

              Read More

                Dhex dhexaadin lagu soo afjarayo Dhinacyadii ku dagaalamay Degmada Taleex oo ay Wax garad isku hawleen

                Laascaanood 03.Dec 2013 (SDN)- Odagayaasha dhaqanka ee gobolka Sool ayaa sheegay inay dhex-dhexaadinayaan dhinacyadii dhowaan ku dagaallamay degmada Taleex. Ergo nabadeed oo ka ambabaxday magaalada Laascaanod ayaa gaartay degmada Taleex, si ay u soo af-jaraan colaadda oo sababtay dhimasho, dhaawac iyo barakaca dad rayid ah. Caaqil Axmed Cabdi Gaas oo ka mid ah Salaadiinta gobolka…

                Read More

                  “Waa nala bahdilay, quluubta ayaa nalaga qabsaday waxa mushahar iyo gunnaba loo kala badsan jiray sida qofba uu ugu dhow yahay madaxda, qof walba wixii uu goosto ha loogu abaal-celiyo” Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta

                  Hargeysa 03.Dec 2013(SDN)- Shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelint Somaliland ayaa soo dhaweeyay oo mahadiyay qaraar ay wasaaraddu ku gaadhay in la simo mushaharka iyo Gunnadda shaqaalaha oo farqi weyni u dhaxeeyay iyo in qof kastaaba dedaalkiisa lagu abaaliyo. Go’aankan oo uu Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) gaadhay inuu ugu cadaalad falayo shaqaalaha…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Xukuumada ku eedeeyay wax ka qabasho la’aanta dagaalka Taleex {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 03.Dec 2013 (SDN)- Guddomiyaha Xisbiga Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa Xukumadda Siillanyo ku eedeyey in Dalkii dhamaa ee lagu aaminay ay kaga mashquushay Siddii ay Xisbiyada Mucaaridka Taako ugu dhigi lahayd, Waxa kale oo uu xusay in Xukumadu tahlikariwayday in ay Jawaab ka bixiso Farro galinta maamul goboleedka Puntland ay ku sameysay Xuduuda Somaliland…

                    Read More

                      Madaxweyne Faroole oo Shaaciyay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Iyo Soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka Punt land

                      Garowe 03.Dec 2013 (SDN)- Shir jaraa’id oo uu goor dhaw ku qabtay magaalada Garoowe madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ed Faroole ayuu kaga dhawaaqay guddiga khilaafkaadka doorashada iyo waliba soo xulista baarlamaanka si loogu gudbo doorashada la fillayo in ay ka dhacdo Puntland 8 bisha January ee sanadka 2014. Waxaa uu sheegay madaxweyne Faroole…

                      Read More

                        Jaamacada Hargaysa oo daahfurtay Barnaamij Cusub iyo Wasiirka Qorshaynta oo ka Hadlay

                        Hargaysa 03.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka dr Sacad Cali Shire ayaa maanta jaamacadda hargaysa ka furay barnaamijka cusub ee barashada Takhasusuka Qalliinka indhaha ee shahaadada Master-ka kaas  oo lagu soo kordhiyey tacliintii ka bixi jirtay Jaamacadaasi. Munaasabadaasi waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin iyo aqoonyahano kala duwan oo ay wehelinayeen Proffosoora-da bixin doona…

                        Read More

                          Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Naafada adduunka oo hargaysa lagu qabtay iyo Madaxweynaha oo ka qayb galay

                          Hargaysa 03.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jsl. Md. Axmed Maxamed Maxamuud  ayaa maanta ka qaybgalay  munaasabad  balaadhan oo dalada ururada Naafada ee somaliland kaga qayb qaadanayaan xuska maalinta  naafada aduunka oo lagu qabtay magaalada Hargaysa ,  taas oo ay ka  qaybgaleen xubno ka tirsan Golaha wasiirada ,xildhibaano, madaxda ururada naafada , hay’daha la shaqeeya iyo martisharaf kale. Gudoomiyaha  Dalada ay ku midoobeen ururada…

                          Read More

                            Wasaarada Warfaafinta Gaar ahaan Telefishanka Qaranka Qaybta Maamulka oo Hanti dhawrka Qaranku ku waaberiistay

                            Hargeisa 03.Nov 2013(SDN)-Hanti dhawraha Guud Ee Qaranka ayaa Saaka Ku Waa Bariistay xarunta wasaarada warfaafinta ,Halkaasi Oo Baryihii Ugu dambeeyay u Ka socday Musuq maasuq Aan Loo Aabo Yeelin. Galitaankan Hanti dhawraha Guuud Ayaa Waxay ka dambaysay Markii Uu Wasiirka wasarada warfaafinta Somaliland Md Cabdilahi Maxmaed Daahir Cukuse Sameeyay Baadhitaan Ka u Ugu Kuur galayo…

                            Read More

                              Soomaalida Minneapolis oo doonaya in ay Iddaacad Furtaan

                              ST.Cloud Dec 03,2013(SDN)-Urur Soomaaliyeed oo ka hawlgala magaalada ST.Cloud ee Gobolka Minesotta ee dalka Mareykanka ayaa doonaya Iddaacad aan sidaa u sii baahsaneyn in ay magaaladaa ka hirgeliyaan. Iddacada oo u adeegi doonta Soomaali tiradooda lagu sheegay ilaa 13,000 oo ruux oo ku nool nawaaxiga magaalada ST.Cloud. Ururka SASSO iyo KVSC-FM ayaa mudo sanad kor…

                              Read More