Ururka Haweenka Qaranka ee NOW oo Shirweynahoodii soo Gabo gabeeyay kuna doortay Mar kale Gudoomiyahoodii Hore iyo Ku xigeenkeedii
Hargaysa 25.Feb (SDN) Shirweynihii Ururka Haweenka Qaranka ee Now ayaa galabta lagu soo gabo gabeeyay Hoolka Hay’ada Shaqaalaha Dawlada ee Magaalada Hargaysa iyadoo mar kale dib loogu doortay hogaankii hore ee Ururka Now. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa tilmaantay doorka Ururka Now ay kaga Jiraan dhismaha qaranka waxaanay…
