Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo tababar maanta looga furay Magaalada Muqdisho
Muqdisho Feb 26 2013 (SDN)– Tababarkani oo si wadajir ay u fulinayaan Hay,ada Bangaraafta iyo saraakiil sare oo kasocday ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa ahaa mid loogu talo galay in lagu kordhiyo garaadka iyo aqoonta saraakiisha ciidamada xooga dalka oo loogu talo galay inay ka qeyb qaataan inkabadan 120 sarkaal oo kamid ah ciidamada…
