Madaxweynaha Soomaaliya oo furi doona Kalfadhiga Labaad ee Barlmanaka Jamhuuriyada Soomaaliya

    Muqdisho Feb 27 2013 (SDN)– Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shaaca ka qaaday xilliga uu furmayo kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya kalfahdigooda labaad uu furmi doono maalinta sabtida ah ee ay taariikhdu ku beegan tahay 02-03-2013.Madaxweynaha Soomaaliya ayuu sheegay inuu furi doono kalfadhiga Baarlamaanka…

    Read More

      Al Shabaab oo laga saaray Magaalada Buurhakabo iyo Ciidamada dowladda oo hada ku sugan Magaaldaasi

      Buurhakabo Feb 27 2013 (SDN)— Warar laga helayo Degmada Buurhakabo ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada dowladda Soomaaliya xalay la wareegeen gacan ku heynta Magaaladaasi oo ay horay ugu sugnaayeen Al Shabaab. Dad ku sugan Buurhakaba ayaa xaqiijiyay in Magaalada gudaheeda ay ku sugan yihiin Ciidamada dowladda islamarkaana Al Shabaab ay isaga baxeen Magaalada Buurhakaba…

      Read More

        Maamulka KMG ah ee Kismaayo oo si rasmi ah u sheegay xiliga uu furmi doono shirka Maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo

        Kismaayo Feb 27 2013 (SDN)— Afhayeenka Maamulka KMG ah ee Magaalada Kismaayo C/naasir Seeraar oo saxaafadda kula hadlay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose ayaa waxa uu shaaca ka qaaday Xilliga uu dhacayo shirka mararka badan dib u dhacay ee Maamul sameynta Jubooyinka. C/naasir Seeraar ayaa sheegay in shirka Maamul u sameynta gobolada Jubooyinka iyo…

        Read More

          Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Saacid oo meesha ka saaray in Madaxweynaha uu khilaaf kala dhaxeeyo

          Muqdisho Feb 27 2013 (SDN)— Xilli maalmahan dambe la isla dhexmaraye inuu khilaaf ka dhextaagan yahay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo sidoo kale Madaxweynaha ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda ayaa meesha ka saaray gabi ahaanba inuu jiro khilaaf ka dhextaagan isaga iyo Madaxweynaha dalka Soomaaliya wararkaasina ay…

          Read More

            22-sano kaddib oo xalay dekada Magaalada Muqdisho laga dhoofiyay Xoolo farabadan

            Muqdisho Feb 27 2013 (SDN)— Muddo 22 sano ah kadib waxaa dekada Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya ka biloowday dhoofinta xoolaha nool ee loo dhoofinayo dalalka caalamka. Sida uu sheegay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha Xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Sheekh Ismaaciil xoolo badan oo nool ayaa muddo kadib dhoofinteeda ay ka bilaabatay dekada Muqdisho…

            Read More

              Maxkamada Kiinya ku taal oo sii deysay Dhalinyaro Soomaaliyeed oo loo Heystay Rabshado Eastleigh ka dhacay

              Niarobi Feb 27,2013(SDN)-Maxkamad ku taal Kibera ayaa shalay ooda ka rogtay dhalinyaro Soomaaliyeed oo faro badan oo sanadkii hore laga qabqabtay xaafada Eastleigh ee magaalada Nairobi. Maxkamada ayaa sawaxan iyo farxadi hareysay kolkii Xaakimkii dacwada dhegeysanayay uu ooda ka rogay 70 Soomaali ah oo la qabqabtay sanadkii hore mar qarax lala beegsaday mid ka mida…

              Read More

                Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee ka baxa Hctv ayaa caawa lagu soo qaatey qodob xiiso gaara leh oo ah arimaha cakarin ee ka taagan magaalada kismaanyo

                London Feb 27,2013 (qurbejoog)Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee ka baxa Hctv ayaa caawa lagu soo qaatey qodob xiiso gaara leh oo ah arimaha cakarin ee ka taagan magaalada kismaanyo iyo maamul u samayntii gobolada dhaxe,barnaamijkan oo ay isku heleen iqyaar hoosta isaga wada dhiibayey waxeey u dhacdey sidan hoos aad a arki doonid.

                Read More

                  Ururka Somaliland United Forum oo soo saray war saxafadeed Shirkii labaad ee ururku ku qabsaday

                  London27 Feb13(qurbejoog) Shirkii labaad ee ururku  ku qabsaday xaafada shifarbush “Shepherd’s Bush” wuxuu ururku so saaray warsaxafadeedkan:   ·        In Ururku Bish Abril shirweyne qabto, meesha iyo waqtigana dib looga so sheegi doono Dadka  reer Somaliland ee ku dhaqan Carigga Boqortooyada Ingriiska , Qaarada Yurub iyo Ameerika. ·      In Mudaharaad  la qaban qaabiyo:   a)      Lidku ah kana so horjeeda wada hadalada…

                  Read More

                    KHADAR AADAN ISMAACIIL,KHADAR KOODBUUR OO SAFAR UGU BAXAY DEGAANKA SOMALIDA ETHIOPIA MUXUU KU SAABSAN YAHAY?

                    London Feb 27,2013(SDN)-Waxa Safar gaaban ugu ambabaxay is maamulka Soomaalida Ethiopia, Khadar Aadan Ismaciil (Khadar Koodbuur) ayaa dhawaan ka Ambabaxay Dalka Ingiriiska gaar ahaan magaaladda London, Khadar oo ay boqolaad ka mid ah dadweynaha kasoo jeeda Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ay kusii sagootiyeen safarkiisa uu ugu ambabaxay dalka Ethiopia.Gagida diyaaradaha ee Heathrow Airport. Khadar Aadan Ismaciil…

                    Read More

                      Ra’iisal Wasaaraha oo la kulmay taliyeyaasha ciidanka Booliska Soomaaliyeed

                      Feb. 26, 2013—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa maanta kulan balaaran kula qaatay xarunta Taliska Booliska Soomaaliyeed (Commanda Bolisiya) saraakiisha ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Ra’iisal Wasaaraha ayaa kulankan waxaa ku wehliyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed. Dhanka taliska Booliska waxaa goob joog ahaa taliyeyaasha guud,…

                      Read More

                        Waraysiyaddii Jamaal Cali Xuseen iyo Qudbaddii Minnesota

                        Waxaan aad u dhuuxay waraysiyaddii taarikhiga ahaa ee laga qaaday mudane Jamaal Cali Xuseen, musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID, iyo qudbad taarikhiya oo uu mudane Jamaal ka jeediyey gobolka Minnesota Sabtiddii dhoweyd halkaasi oo ay ka soo qayb galeen madaxda Congresska iyo Senateka ee xisbiga Jamhuuriga ah ee gobolkan laga soo doorto iyo reer Somaliland….

                        Read More

                          Wasiirka Caafimaadka oo soo gabo gabeeyay Kulan ay Wasaaradiisu dib isugu Qiimaynaysay

                          Hargaysa 26.Feb (SDN)      Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Maxamed Maxamud Xoog ayaa maanta soo gabo gabeeyay Shir u socday Qaybaha Wasaarada Caafimaadka isla markaana lagu qiimaynayay Hawl qabadkii wasaarada ee Sannadkii dhamaaday,Caqabadaha Jira iyo qorshaha ay ku hawl galayaan Sannadkan Socda. Kulankan oo Socday Mudo laba Maalmood ah,waxay Waaxihii ka qayb qaadanayay ku…

                          Read More

                            Five EU Ambassadors present jointly their credentials to the President of Somalia

                            Today, the EU Ambassadors of Germany, Margit Hellwig-Bötte, France, Etienne De Poncins, Spain, Javier Herrera García-Canturri , Belgium, Bart Ouvry, and Finland, Sofie From-Emmesberger , have presented jointly their credentials to the President of Somalia to become their countries’ first Ambassadors to the Federal Republic of Somalia for over 21 years. With the accreditation of…

                            Read More

                              Madaxweynaha Soomaaliya oo Aqoonsigii ka gudoomay 5-safiir oo ka socday dalalka Yurub

                              Muqdisho Feb 26 2013 (SDN)– Maanta, Safiiraka Jarmalka, Margit Hellwig-Botte, Safiirka Faransiiska Etienne De Poncins, Safiirka Isbaanishka Javier Herrera Garcia Canturi, Safiirka Biljanka Bart Ouvry iyo Safiirka Fiinlaand Sofie From Emmesberger ayaa si wadajir ah ugu soo gudbiyey warqadahoodii aqoonsiga safiirnimo Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya si ay u noqdaan Safiiradii ugu horeeyey ee dalalkooda in ka…

                              Read More

                                Shirkadaha Korontada ee Hargaysa oo Kordhiyay Qiimaha Laydhka Boqolkiiba 20%.

                                Hargaysa 26.Feb (SDN)       Shirkadaha ku bahoobay Iskaashiga Korontada Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Hargaysa waxay ku soo dhaweeyeen Talaabadii Xukuumadu ay dib ugu celisay Maraakiib siday Shiidaal Dhacay waxaa kale oo ay ka hadleen     Kor u kac ku Yimid Qiimaha Shiidaalka .   Afhayeenka Shirkadaha Korontada Cabdi Cali Barkhad oo halkaasi…

                                Read More

                                  Wasiirada Maaliyada iyo Ciyaaraha oo Dhagax dhigay Dhisme Cusub oo loo samayn doono Wasaarada Ciyaaraha

                                  Hargaysa 26.Feb (SDN)    Wasiirada wasaaradaha Dhalinyarada iyo cayaaraha md. Cali Siciid Raygal iyo wasiirka maaliyada  mud C/casiis Maxamed samaaleayaa maanta si wada jir ah u dhagaxdhigay dhisme hal dabaq ah oo loo dhisayo wasaarada dhalinyarada iyo cayaaraha kaasoo Laga Dhisayo Xarunta Wasaaradaas. Wasiirka Dhalinyarada Ciyaaraha oo Halkaasi Ka Hadlay,ayaa Sheegay in Wasaaradani ay ahmiyad Balaadhan…

                                  Read More

                                    Wasiirka Wasaarada Beeraha oo Xog Waran Siiyay Golaha Guurtida Somaliland

                                    Hargaysa 26.Feb (SDN) Golaha Guurtida jsl,ayaa Fadhigoodii Maanta oo uu shirgudoominayay Gudoomiye Ku xigeenka Labaad ee Golahaasi, Md.Siciid Jaamac Cali ayaa Mudanayaashu Waxa ay Warbixin Kaga Dhegeysteen,Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl,Prof. Faarax Cilmi Geedoole. Warbixin uu Mudanayaasha u Jeediyay ayaa Wasiirka Wasaarada Beeruhu waxa uu kaga Waramay waxqabadka Wasaaradiisa iyo Qorshayaasha Mustaqbalka,Wasiirku waxa uu sheegey inay…

                                    Read More