Obama To Visit Nigeria, Kenya, Others In July

    Washington Feb 18 2013 (SDN)– United States President Barack Obama will be visiting Nigeria, Kenya and some other African countries before the end of July, this year if the information from the Presidential travel trends is anything to go by. It would be recalled that President Goodluck Jonathan and other Africa’s leaders have been some…

    Read More

      Saraakiisha Kenya oo u goodisay Al Shabaab iyo kooxaha qaraxyada ka geystay dalkeeda

      Nairobi Feb 18 2013 (SDN)— Saraakiisha dowlada Kenya,ayaa shaaca ka qaaday in weerarada qaraxyada ah ay ku siibadanayaan gudaha dalka Kenya gaar ahaan magaalooyin muhiimka ah ee waqooyiga dalkaasi.  Ngatia Iregi, oo sarkaal ku xigeen dhanka waaxbaarista danbiyada ayaa sheegay inay heleen meydka shaqsi iyo labo bistoolad,kuwaasi oo ay ka heleen Magaalada Gaarisa ee maamulka…

      Read More

        Somaliland oo il Gaara ku Eegeysa Dalabka Dawlada Soomaaliya ee ku Wejahan Cunaqabateynta ka saaran Hubka.

        Hargeysa Feb 18,2013(SDN)-Dawlada Somaliland ayaa sheegtay in ay si gaara u eegeyso dalab iyo dedaalo ay wado Dawlada Soomaaliya oo ay ku dooneyso in looga qaado cunaqabateynta Hubka ee dalkaasi saaraa mudada dheer. Sidaa waxa warsidaha Horn Tribune u sheegay wasiirka Difaaca ee Somaliland Md Axmed Xaaji Cali Cadami. Wasiir Cadam waxa uu sheegay in…

        Read More

          Gollaha Wakiilada Somaliland oo ka Doodaya Xeerka Anshaxa Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa(DHEGEYSO)

          Hargaysa 18.Feb (SDN) Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa ku Guda Jira dood Xasaasi ah oo ay ka leeyihiin Xeerka Hab Maamuuska Madaxweynaha iyo ku Xigeenkiisa ,Waxaa doodan ka qayb qaadanaya Sideed Mudane oo ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada . Fadhigaas oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa doodani Waxay…

          Read More

            Madaxweynaha dalka Ecuador oo Mar sadaxaad ku guuleysatay hogaaminta dalkaasi

            Quito Feb 18 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Ecuador Rafael Correa ayaa markii Sadaax dib loogu doortay in uu sii hogaamiyo dalkaasi kaddib doorashooyin balaaran oo ka dhacay dalkaasi.  Rafael Correa, Madaxweynaha dalka Ecuador ayaa helay 50% codadkii ay dhiibteen intii codkooda ka dhiibatay doorashadii Madaxtinimada dalkaasi waxaana la sheegay in Ninkii sida weyn ulala loolamayay uu…

            Read More

              China’s 14th escort fleet departs for Somalia

              The squad, which set sail from a port in Qingdao of east China’s Shandong Province, will succeed the 13th escort fleet currently conducting missions in Somali waters. The 14th convoy fleet comprises three ships — the missile destroyer Harbin, the frigate Mianyang and the supply ship Weishanhu — carrying two helicopters and a 730-strong force,…

              Read More

                Ururka SSUK oo war uu ka soo saaray Safarkii Madaxweyne Siilaanyo ee London Talooyin ugu soo jeediyay Shacabka iyo Xukuumada Somaliland

                London Feb 17,2013(SDN)-Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxay aad u soo dhawaynaysaa kuna bogaadinaysaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Ahmed Mahamed Mahamuud  iyo wafdigii la socday guusha ay ka soo hooyeen socdaalkii ay ku soo mareen Kenya iyo London. Socdaalka Madaxweynuhu wuxuu aad u xoojiyay cilaaqaadka iyo xidhiidhkii soo jireenka ahaa ee ka dhexeeya  Somaliland, Maraykanka iyo…

                Read More

                  Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalooyinka Badhan iyo Hadaaftimo

                  Hadaaftimo 17.Feb (SDN) Wefti Balaadhan Oo Hor Kacayo Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Macdanta Iyo Biyaha Somaliland Mudane CabdiSalaan Maxamed Xasan oo  Dhowaanahba Socdaal Shaqo Oo Uu Ugu Kuur Gelayo Xaalada Deeganada Sanaag Kaga Soo Kicitiamay Casimada Somaliland Ee Hargaysa  Ayaa Maanta Si Wayn Loogu Soo Dhoweyay Magalada Hadaaftimo Ee Gobolka Badhan Waxana Boqolaal Dadwayne Oo…

                  Read More

                    Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin oo daboolka ka qaaday Damaciisa Siyaasadeed Iyo Werwer Hor leh oo uu Muujiyay

                    Hargaysa 17.Feb (SDN)    Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye  Mudane Maxmed Kaahin Axmed  ayaa Maanta ka warbixiyay  kulamo uu hogaanka  Xisbiga kulimye Habeenkii Xalay la yeeshay Madaxweynaha Jsl Axmed Maxamed Siilaanyo, iyo Xilliga Shirweynaha Xisbul Xaakimka la qabanayo iyo Weliba qodobo kale. Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye waxa uu Markii u horaysay…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Daad Madheedh Oodweyne oo si rasmi ah Xilkii ula Wareegay

                      Oodweyne 17.Feb (SDN)  Gudoomiyaha cusub ee gobolka Daad Madheedh Jamaal Xuseen Hure ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala Wareegay gudoomiyihii hore ee Gobolkaas Yuusuf   Ibraahin Geedi ,oo haatan ah Gudoomiyaha Gobolka Gebilay waxaana Xaflad arrintan ku saabsan lagu qabtay Magaalada Oodweyne . Munaasibad balaadhan oo ka qayb galeen Maamulka Golaha Deegaanka ee Degmada Oodweyne,Waxgarad,Aqoon…

                      Read More