Xuska 150 Guuradii Ururka Bisha Cas oo Hargaysa lagu qabtay
Hargaysa 17.Feb (SDN) Munaasabad ku saabsan Xuska Sanadguurada 150-aad eegudida caalamiga ah ee ururka bisha cas ee Adduunka ayaa maanta lagu qabtay xarunta bisha cas ee Somaliland ee Magaalada Hargaysa. Agaasimaha wacyigelinta ee ururka bisha cas Somaliland Guuleed Xasan Cilmi oo munaasabadaasi ka bacdi u waramay wakaaladda wararka somaliland ee Solna ayaa ka waramay taariikhda…
