Dahabshiiloow marka hore Xawaaladuhu ha wada shaqeeyeen,Mobileduna wey xigiye
London Feb 10,2013(SDN)-Kulan ka dhaca dhawaan Jaamacada Oxford oo lagu lafo guray sidii loo mideyn lahaa adeega isgaarsiinta gacanta ee geyiga Soomaaliyeed ayaa waxa hadal uu ka jeediyay Madaxa xawaalada Dahabshiil Cabdirashiid Ducaale waxa uu ku dheeraaday ka hadalka baahida loo qabo wada shaqeyn dhexmarta shirkadaha Isgaarsiinta. Cabdirashiid Dahabshiil oo khudbadiisa ka jeediyay kulan loogu…
