Qurbo joog ku Sugan Somaliland oo Kulan ay ku yeesheen hargaysa ku sheegay in aanay jirin sabab looga baqo nabadgalyada Somaliland .
Hargaysa 06.Feb.(SDN) Munaasibad ay dareenkooda ku Muujinayeen Xubno ka mid ah Shacabka Somaliland ee haysta dhalashada Wadamada Yurub iyo Waqooyiga Ameerika,oo maanta ka qabsoontay Huteel Maansoor ayaa cadeeyay inaanay Somaliland uga tagayn dhawaqyada ka soo yeedhay Ingiriiska iyo Maraykanka. ku simaha duqa Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku xigeenka C.casiis Maxamed Xaashi ayaa Sheegay in Xidhiidh…
