Iiraan oo u Caga jugleysay Israel,ka dib duqeyntii ay u geysteen Syria
Tehran Feb 05,2013(SDN)-Xoghayaha guud ee golaha sare ee amniga qaranka iiraan Mr. Saciid Jaliili ayaa sheegay in Israaiil ay ka shanleyndoonto falka cadawtinimada ah ee ay kula kacday Suuriya. Hadalka uu jeediyey Mr. Jaliili ayaa ah mid uu ula jeeday weerarkii xagga cirka ahaa ee loo maleynaayo in Israaiil ay toddobaadkii hore ku qaaday gudaha…
