War-saxaafadeed: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo la Kulmay Danjiraha Maraykanka ee Dalka Kenya 07/02/2013
London 07Feb13(qurbejoog) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafdidigii uu hogaaminayay oo maalmahanba ku sugnaa Dalka Kenya ayaa maanta kulan balaadhan la yeeshay Madax sare oo Maraykan ah oo uu hor kacayay Danjiraha Dawlada Maraykanka u fadhiya Dalka Kenya Ambassador Ropert F. Godec, iyo madax kale oo ay ka mid ahaayeen Brian…
