Ciidanka Ilaalada Xeebaha oo gacanta ku dhigay Laba doonyood oo si Sharci Daro ah uga Kalluumaysanayay Xeebaha Somaliland.
Hargaysa 08.Feb.(SDN) Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha ee fadhigiisu yahay Ceel Daraad ayaa hawl gal ay sameeyeen waxa ay ku soo qabteen laba doonyood oo si Sharci daro ah uga Kalluumaysanayay Xeebta Somaliland ee Deegaanka Karin ee Gobolka Saaxil. Taliyaha Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha Sareeye Guuto Axmed Aw Cismaan Xasan oo u Waramayay Shabakada…
