CPJ oo Warqad qoraal ah u gudbisay Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska Dived Cameron, WARSAXAAFADEED

    New York Feb 03 2013 (SDN)—Kulanka aad la qaadaneysid Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Todobaadkan, waxaan jeclaan la heyn aad kula soo qaado arrimihii u danbeeyay ee ay dowladda Soomaaliya sameysay iyo sidoo kale dilaka loo geysanayo saxafiyiinta Soomaaliyeed. Mr. Ra’iisul wasaare, Wasiirka Arrimahada dibada Ingiriiska William Hague waxa uu dhawaan soo bandhigay qorshe cusub…

    Read More

      Khudbadihii masuuliyiintu ka jeediyeen munaasibadii aassaaska ciidanka Qaranka Somaliland(DHEGEYSO)

      Hargeysa Feb 02,2013(SDN)-Waxa maanta munaasibad balaaran Hargeysa loogu abtay sanadguuradii 19 aad ee ka soo wareegtay asaaskii ciidamada Qaranka Somaliland. Munaasibada oo sidoo kal maanta lagu xiyay darajiiyinka ciidamada ayaa waxa ka hadlay masuuliyiin kala duwan,Halka ka dhegeyso khudbadahooda.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Ciidan.mp3″]  

      Read More

        Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan: Inta aan ka arkay, W/Q Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)… Qaybta 2aad

        Aan idhaahdo ”Alleylehe waa qormo” mar haddii aan dareen-celin midba jaad gaara tahay aan ka helay dad kala geddisan… Malaha Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan waa siyaasi ka mid ah kuwa loogu hadal-haynta iyo dhegtaagga badan yahay madaxda qaranka….. Yaanan ararta ku tiigaaline maqaalkii 2aad iga guddooma… Danta labaad ee aan ka lahaa Kulanka Wasiir…

        Read More

        Ghana oo 2-0 Ku Saloolatey Cote Verde Quarter Final Cup Of Nations 2013 ( By Jaahuur)

        Nelson Mandela Bay Stadium-Feb-02-2013-qurbejoognews.com-Akhyarrtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureyna dabcan horyaalka Afrika oo la soo guda galey Semi Final. Haddaba iyada oo biloodey Semi Finalkii xulkii laga badiyaana waxuu u baqoolidoona xaafadahoodii. Saaxiibayaal labada xul ee maanta inoo furey foodana isla gaey waa Ghana iyo Cote Verde waxaana ka soo qeyb galaey dadweyne aan la soo…

        Read More

          Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Suldaan lagu dilay Boosaaso baaqna u diray Beeshiisa

          Boosaaso Feb 02 2013 (SDN)– Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa ka tacsiyadeeyay dilkii loo geystay Allaha unaxariistee Suldaan Muuse Faarax Muuse (Onkod) oo Rag hubeysan ay ku dileen Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. C/raxamaan Faroole ayaa u sheegay saxaafada in falkaasi dhaxdinta leh la soo gaarsiiyay ilamarkaana uu aad ugana naxay waxaanu intaasi ku…

          Read More

            Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ka hadlay hoos u dhaca sarifka doolarka

            Muqdisho Feb 02 2013 (SDN)— War-Saxaafadeed Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya. Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa looga hadlay sharciga maamul-u-samaynta Gobollada, Sarifka Lacagaha Qalaad iyo Warbixin kooban oo laga dhageystay Wasiirka Horumarinta iyo Adeegga Bulshada Drs Maryam Qaasim. Ugu horreyntii Goluhu…

            Read More

              Hanti dhawrka Guud ee Qaranka oo ka waramay baadhis ay ku hayaan Wershada Korontada ee Caasimada hargaysa .

              Hargaysa 02.Feb.(SDN) Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Muxumed Aw Cabdi Maxmaed ayaa markii u horaysay ka hadlay baadhis ay ku wadaan Warshada Korontada ee Caasimada Hargaysa. Hanti dhawraha oo ay weheliyaan Saraakiil ka tirsan Wershada Korontada ayaa saxaafada kula hadlay xarunta Wershadaas ee Caasimada Hargaysa. Hanti dhawraha Guud ee Qaranka ayaa tilmaamay inay maalmaahanba hawl…

              Read More

                Golaha Wakiilada Somaliland oo Duuduub ku ansixiyay Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada.

                Hargaysa 02.Feb.(SDN)     Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Si duuduub ah ku ansixiyay Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada. Fadhigan oo uu Shir gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax,Waxaa ka Soo Xaadiray 49 Xildhibaan oo ka mid ah 82ka Mudane ee Golaha Wakiiladu ka kooban yahay .   Gudoomiyuhu waxa…

                Read More

                  Sanad Guuradii 19aad ee Aasaaska Ciidanka Qaranka oo loogu wanqalay Derejo Siinta Taliyeyaasha Ciidamada .

                  Hargaysa 02.Feb.(SDN) Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay xuska sanadguurada 19-aad ee aasaaska CQ Somaliland oo ku beegan maanta oo taariikhdu tahay 02 bisha febaury. Munaasabadda Xuskaasi oo lagu qabtay xarunta taliska guud ee CQ Somaliland ee magaalada Hargaysa ayaa waxaa kaloo ka soo qayb galay sadexda Gole Qaran,…

                  Read More

                    Maraykanka oo sii wadaya duqeynta uu ka fulinayo wadamo ay Soomaaliya ka midtahay

                    Washington Feb 02 2013 (SDN)— Isagoo wareysi siinayay AFP xoghayaha difaaca Mareykanka Leon Panetta,ayaa wuxuu sheegay in Mareykanka uu doonayo inuu sii wado dagaalka uu kula jira Kooxaha Al-Qaa’ida gaar ahaan kooxaha xariirka la leh ee ka dagaalama dalka Soomaaliya iyo Yemen. Xoghayaha Difaaca Mareykanka Mr Panetta ayaa hoosta ka xariiqay inay wadaan qorshe ay…

                    Read More