Ra’iisul wasaare Saacid oo ka hadlay Dhawrida Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

    Muqdisho Feb 04 2013 (SDN)– Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa waxa uu ka hadlay kaalinta dowladda Soomaaliya ee Xuquuqul Insaanka iyo sidii loo ilaalin lahaa. C/faarax Shidoon Saacid ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliyeed ay ka go’antahay ilaalinta iyo dhawrida xuquuqul Aadanaha, waxaana uu tilmaamay in markasta ay u taaganyihiin ka hortaga waxyeelo…

    Read More

      Wasiirka Dibu dejinta Somaliland oo Xadhiga ka Jaray adeeg ay Shirkada Hargaysa Taxi soo kordhisay.

      Hargaysa 3.Feb (SDN)        Wasiirka wasaarada  Dib u dajinta iyo gudoomiyaha gobolka maroodijeex oo maanta ka qayb galay xaflad lagu daaf furayay qayb cusub oo lagu kordhiyay shirkada Hargaysa Taxi. Munaasibad balaadhan oo ay ka soo qayb galeen wasiirka wasaarada dib u dejinta somaliland Md Sleebaan Xaglotoosiye ,gudoomiyaha gobolka Maroodi-Jeex axmed cumar xamarje iyo marti sharaf…

      Read More

        Wasiiro soo Indho indheeyay Qaabka loo bilaabi karo dhismaha Jid laami ah oo Xidhiidhin doona Kala baydh iyo Wajaale.

        Hargaysa 3.Feb (SDN)   Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Somaliland C/casiis Maxamed samaale  oo uu Weheliyo Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi X Cali Xasan ayaa maanta booqasho ku tagay Magaaladda Gabilay si ay u bilaabaan qorshaha lagu dhisayo Jidka u dhaxeeya Kalabaydh iyo wajaale. Jidka kalabaydh iyo Wajaale u dhaxeeya oo qiyaas ahaan dhan 19 Km ayaa ah…

        Read More

          Urur Siyaasadeedkii Rays oo la Midoobay Xisbiga talada haya ee Kulmiye.

          Hargaysa 3.Feb.(SDN)    Munaasibad  Balaadhan oo urur siyaasadedka Rays uu ku biirayay  Xisbiga kulmiye  ayaa maanta lagu qabtay huteelka Maansoor ee Magalada hargaysa. Waxaa Munaasibada Midowga Xisbiga Kulmiye iyo Urur Siyaasaddeedkii Rays ee ku hadhay Marxaladii u soo gudubka Sadexda Xisbi qaran ka qayb galay Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye iyo Urur Siyaasadeedka Rays, Taageerayaasha Xisbiga…

          Read More

            Faysal Cali Warabe Muxuu ka yiri hadalkii Faroole ee ahaa isku biirida Somaliland iyo Puntland (Dhageyso)

            Hargeysa Feb 03 2013 (SDN)— Faysal Cali Warabe, hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID   ayaa waxa uu ka hadlay war dhawaan ka soo yeeray Hogaamiyaha Maamulka Puntland oo ahaa in ay jiraan wadahadal u dhaxeeya Labada maamul islamarkaana hadii ay go’aan sadaan ay isla go’ayaan hadii kalese ay Soomaaliya kuwada biirayaan. Hoggaamiyaha  xisbiga UCID ayaa…

            Read More

              Ra’iisul wasaare Saacid oo maanta la kulmay Agaasimayaasha Wasaaradaha Xukuumada Soomaaliya

              Muqdisho Feb 03 2013 (SDN)– Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saaci, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay dhamaan Agaasimayaasha Wasaaradaha dowladda Soomaaliya kuwaasi oo uu kala hadlay dar-dargalinta howlaha wasaaradaha Xukuumadda uu hogaanka u yahay. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa kulanka uu la qaatay dhamaan Agaasimayaasha waxa uu ka dhacay Xafiiska uu kuleeyahay Dhismaha Madaxtooyada…

              Read More

                Uganda advises donors on Somali Police

                Bihanga Feb 03 2013 (SDN)– Uganda has asked donors supporting the reconstruction of Somalia to work in partnership with each other instead of competing, if the challenges facing the devastated Horn of Africa nation are to be addressed. The minister of defence Dr. Crispus Kiyonga was at the close of the week officiating at the…

                Read More

                  Uganda oo ugu baaqaday deeq bixiyayaasha in ay taageeraan dib u dhiska Ciidamada Soomaaliya

                  Bihanga Feb 03 2013 (SDN)— Dr. Crispus Kiyonga, Wasiirka Difaaca dowladda Uganda oo ka hadlay xaflad Ciidamo dowladda Soomaaliya tabar loogu soo xirayay oo ka dhacday Xirada Bihanga ee galbeedka dalka Uganda ayaa ugu baaqay deeqbixiyayaasha in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska Ciidamada dowladda Soomaaliya. Wasiirka Difaaca Uganda ayaa tilmaamay in Caalamka looga…

                  Read More

                    Golaha Deegaanka ee Degmada Balli Gubadle oo doortay Gudi hoosaadyo ka shaqeeya hawlaha dawlada hoose.

                    Hargaysa 3.Feb.(SDN) Golaha deegaanka ee Degmada balligubadle ayaa fadhi ay manta ku yeesheen xaruntooda oo ay kala soo qayb galeen Maamulka gobolka iyo taliyayaasha ciidamadu waxa guddi hoosaadadii golahaasi  loo calaamadiyey waajibaadkooda shaqo. Mayorka magaalada balligubadle Md cabdi iimaan Jaamac ayaa hadalo uu halkaa uga jeediyey xubnaha golaha deegaanka waxa uu u sheegay guddi hoosaad…

                    Read More

                      Gudoonka Waxbarashada ee Gobolka Sanaag oo Kormeer ku soo maray Dugsiyada Waxbarasho ee Gobolkaas.

                      Ceerigaabo 3.Feb( SDN)  Guddoomiyaha W/waxbarashada & Tacliinta Sare G/Sanag Aniis Saalax Xaaji Xasan oo ay weheliyaan mas’uuliyiin katirsan wasaaraddiisan iyo hay’adda waddaniga ah ee Candlelight ayaa kaddib fasaxa dugsiyada oo waqtigan lagasoo laabtay awgeed korkeer ku saabsan dar-dargelinta iyo u kuurgelista habsami u socodka hawlaha waxbarashada wuxu kusoo maray 11 goobood oo ka mid ah…

                      Read More

                        Xisbiga Ucid Muxuu ka Yidhi Derajo Bixinta Ciidamada.

                        Hargaysa3.Feb( SDN) Guddoomiye Ku xigeenka sadexaad ee Xisbiga UCID Md. Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray”, ayaa Warsaxaafadeed uu ka soo Saaray Caasimada Hargaysa waxa uu ku Cadeeyay  Talaabadii ay Maalintii Shalay ku bixisay Darajada Ciidamada ,Waxaa kale oo uu soo Jeediyay  in 1-da Bisha Feberwari loo aqoonsado maalintii Hubka dhigista Somaliland. Warsaxaafadeedkan oo Dhamaystiran ayaa…

                        Read More

                          Marwada Maddaxweynaha Somaliland oo Xadhiga ka jartay Wado Laami ah oo isku xidhaysa Xaafado ka mid ah Hargaysa .

                          Hargaysa3.Feb( SDN)    Marwada Koowaad Somaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde(Aanina Waris) ayaa maanta xadhiga ka jartay waddo laami ah oo dhan 1 km iyo badh oo isku xidhi doonta xaafadaha sheekh Mubaarig iyo sheekh Nuur ee Degmada Gacan Libaax Ee Magaalada Hargeysa. Munaasibad balaadhan oo xadhiga lagaga jarayo wadadaasi oo lagu qabtay goobta wadadan laga…

                          Read More

                            Golaha Guurtida oo Warbixin ka dhagaystay Gudi hoosaadka arrimaha Dibada.

                            Hargaysa3.Feb( SDN)      .Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida Somaliland oo uu shir gudoominayey Gud/Xigeenka labaad ee Golahaasi waxay mudanayaashu warbixin ku saabsan siyaasadda Arimaha dibadda ka dhegaysteen guddi hoosaadada siyaasadda arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah. Iyo arimaha nabadgelyada iyo Difaaca Xildhibaan Sahal iidle Dirir waxa oo ah gudoomiyaha guddi hoosaadka siyaasadda arimaha dibadda oo warbixinta…

                            Read More