Nabadoon Caan ah oo lagu dilay Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari
Bosaaso Feb 02 2013 (SDN)– Wararka ka imaanaya Magaalada Bosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay Suldaan siweyn loogayaqaanay kaasioo ay toog teen sida la sheegay kooxo hubeysan. Suldaanka la dilay ayaa lagu sheegay in lagu magacaabo Muuse Faarax Muuse oo ahaa Suldaanka Beesha Muuse Saleebaan ee degta dhulka Maamulka Puntland….
