AL-Shabaab Oo Soo Bandhigay Hub iyo Saanad Militari oo ay sheegeen inay Amisom ka Furteen

    Buulo-Buurde:30-Nov-2013(SDN)-Kooxda  Dagaalka kula jirta Dawladda Federalka Somalia ee Al-Shabaab  ayaa soo Bandhigtay Hub iyo agab kale oo ciidan oo ay sheegeen inay ka qabsadeen ciidanka Jibouti ee haatan ka tirsan ciidamada Amisom. Hubkan iyo saanaddan military ayey kooxdu bandhigeeda u qabteen munaasibad ballaadhan   magaalada Buulla-buurde oo ka mid ah goobaha ay wali gacanta ku hayaan….

    Read More

      “Anigu Haatan waxa Joogaa Meel Taleex ku Dhaw Magaaladana waxa Haysta Ciidamo Dadkii Guryaha kala Baxaya oo……..” Madaxweyne Indha-sheel

      Taleex:30-Nov-2013(SDN)-Maxamed jaamac indha-sheel ayaa markii ugu horraysay si toos ah uga hadlay dagaalkii ayaamahanba ka socday magaalada Qadiimiga ah ee Taleex. Madaxweyne Indho-sheel oo habeenkii xalay u warramayey Telefishanka Somsat, ayaa faahfaahin ka bixiyey khasaaraha uu keenay dagaalkii dhawaan deegaanka ka dhacay ee u dhexeeyey Puntland  iyo ciidamo khaatumo ka soo jeeda. Madaxweynaha ayaa  ugu…

      Read More

        KAAF IYO KALA-DHEERI: Xukuumadda Somaliland sideebay u kala Qiimaysay Prof Axmed I. Samater iyo Marxuum Axmed Aadan Qaybe

        London Nov 30,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ee uu hogaaminaayo madaxweyne Siilaanyo ayaa ah Xukuumadii ugu horeysey ee Si aan lafileyn ukala qiimeysa Shaqsiyaad taariikh wacan kule Somalilnad iyo kuwo aan wax yeelo mooyee iyo mijo xaabinta Qaranka utaagnaa iyadoo kula kacdey wax aan laga fileyn oo ceeb ku ah qaranka iyo wax wada qeybsiga iyo tixgalinta Somaliland…

        Read More

          Soomaalida Birmingham oo dooneysa in Qadka la joojiyo

          Birmingham Nov 30,2013(SDN)-Bulshada Soomaalida ah ee ku nool Midlands,UK,ayaa ku booriyay dawlada Britain in aaney ka waaban Qorshaheeda ay ku mamnuuceyso maandooriyaha Qaadka. Wasiirka arrimaha guddaha ee dalka Britain Theresa May ayaa dooneysa in dib loo qiimeeyo heerka maandooriye oo la gaarsiiyo C-grade,qaadka oo ay aad u isticmaalaan bulshooyinka Soomaalida iyo Yemen. Guddida arrimaha guddaha…

          Read More

            Suldaan Cali Saleebaan oo Qaylo-xooggan ka jeediyey Xaafado ka tirsan magaalada Berber oo biyo-la’aan looga qaxay

            Berbera Nov 30,2013(SDN)- Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil oo dhowr todobaad ka hor Roobab Mahiigaan ah oo dalka ka da’ay ay ku keenaan Daadad khasaare kala duwanna soo gaadhsiiyey qaybo ka mid ah magaalada, qoysas badanna ka barakiciyey hoygooda, ayaa wakhtigan laga soo sheegayaa xaalad biyo la’aaneed oo ku habsatay xaafado ka tirsan magaaladaas….

            Read More

              Diyaarad Militari Oo Ku Dul Burburtay Baar Lagu Caweeyo Oo ku Taalla Dalka Scotland

               Glascow:30-Nov-2013(SDN)-Diyaarad ay leeyihiin ciidamo boolis ahi ayaa khasaare weyn gaadhsiisay Dad ku sugnaa Goob lagu caweeyo oo ku taalla Dalka Scotland. Diyaaraddan ayaa ku dul Burburtay Goobtan Lagu caweeyo, waxana xilligaas saarnaa Saddex qof oo saraakiil lagu sheegay, halka Goobta ay ku du dhacdayna La Sheegay inay ku sugnaayeen inka badan 120-ruux. Sida ay sheegayan…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Dawakhsan Go’aankii Uu ka Qaadan lahaa Burburka Xisbigiisa, Muddadii Shirweynaha oo Saddex Toddobaad ka Hadheen iyo Muranka Labada Dhinac Oo Madaxweynaha Hunguri Geliyey

                Hargeysa:30-Nov-2013(SDN)-Muddo aan Ka Badnayn Saddex Toddobaad, ayaa Haatan ka Hadhsan Xilligii Loo Ballansanaa in La qabto Shirweynaha Loogu Hadal haynta Badan yahay Somaliland ee uu Xisbiga Talada Dalka haya ee Kulmiye yeelan doono.  Illaa iyo Hadda waxa Xisbiga Dhexdiisa ka taagan Muran iyo Is qabqabsi Ba’an, kaas oo la xidhiidha Hab-sami-u-socodka Abaabulka shirweynaha haatan kaabiga…

                Read More

                  Guddoomiye Saleebaan Oo Ka Baydhay Hawshii uu Qaranka u Hayey Uga Baydhay SHirar Docyeedyo uu Aqalkiisa kula Leeyahay Hoggaanka Beeshiiisa

                  Hargeysa:30-Nov-2013(SDN)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Gebi ahaanba Dhinac iska  dhigay oo ka Leexday Hawlihii Guurtinimo ee uu qaranka u hayey,  una Baydhay  Arrimaha Beesha uu ka soo jeedo. Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa  ku mashquulsan Shirar-doceedyo uu Beeshiisa u abaabulayo, waxana uu  Maalmihii la soo dhaafay Kulamo Gooni gooni ah Aqalkiisa magaalada…

                  Read More

                  Itaquerao Stadium ee Loogu Talagaley Furitaanka Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka oo Afweynta Darsadey (Codsi Dadweyne Awgii)DAAWO) By Jaahhuur

                  Sao Paulo-Brazil-Nov-29-2013-(SDN) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa garoonkii weynaa ee loogu talagaley in lagu furow koobka kubadda cagta ee aduunka Brazil 2014-ka oo dumey kuna dhinteen 2-ba shaqaalihii ka mid ahaa. Laba wiig ayaa ka hadhsaneysd in qorituurka loo sameeyo 32-dii dawladood ka qeybgali lahaa tartankan. Haddaba garoonkan oo lagu magacaabo  Itaquerao Stadium ayaa…

                  Read More

                    ” Dib ugu Noqoshada Soomaaliya Qaxootiga wey ka cago jiidayaan,waayo Soomaaliya hada Niyadooda kuma qanacsana,” Hay’ada MSF

                    Nairobi 29.Nov 2013 (SDN)- Sida ay sheegeen Dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF, inta badan Qaxootiga Soomaaliyeed ayaa ka cabsi qaba inay ugu soo laabashada wadanka dagaalada ay la dageen ee Soomaaliya,iyadoo dhanka kale Hay’adaha gargaarka loogu baaqay inay howlahooda gargaar u wareejiyaan Soomaaliya. Qaxootiga Soomaalida ee Dhadhaab ayaa sheegay inaan wax micno ah u…

                    Read More

                      Somaliland: Vice-President Inaugurates Modern Slaughterhouse in Buroa-(Video)

                      Buroa, 29 Nov 2013 (SDN) -Somaliland’s Vice-President Abdirahman Abdilahi Ismail “Zaylici” has on yesterday inaugurated a modern slaughter house completed at a cost of $1.7 million Dollar in Buroa. Togdher region officials, Ministers of agriculture and livestock and a large number of citizens participated the inaugural function of the slaughter house which was completed in…

                      Read More

                        Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Kulan la Qaatay Waxgaradka Gobolka Togdheer,Maxay ka Yidhaahdeen Qabsoomida Shirka Dooda Qaran {DAAWO}

                        Burco 29.Nov 2013 (SDN)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland  Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo Maalmihii u danbeeyayba ku Sugnaa Magaalada  Burco waxa uu kulan kula yeeshay Qaybaha kala duwan ee Bulshada. Madaxweyne Ku Xigeenka Waxaa Kulankaasi ku Wehelinayay Wasiirka Wasaarada Xannaanada Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir Cali, Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje Burco…

                        Read More

                          Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga Waddani oo Boorama Kulan albaabadu u Xidhan Yihiin la Yeeshay Qaybaha Bulshada

                          Borama 29.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbi mucaaradka WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed Oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa shalay galab soo galay Magaalada Boorama oo uu in mudo ah ka maqnaa. Imaatinkiisan ayaa ku soo beegmaya xili khilaafka cakiran ee u dhaxeeyay xisbigooda iyo Xukuumada…

                          Read More

                            Maxkamad ku Taala Nairobi Oo Diidday inay Afar Soomaali ah Oo U xidhan Dhacdadii Westgate Dammiin ku sii Dayso

                            Nairobi:29-Nov-2013(SDN)-Afar Dhallinyaro oo Soomaali ah ayey in Dammaanada lagu siiyo Diidday Maxkamad ku taalla Waddanka Kenya. Dhallinyaradan ayaa ku eedaysan Dhacdadii dhawaan ka Dhacday Suuqa Westgate ee Magaalada Nairobi, waxana ay  muddu dheer ku jireen Jeel ku yaalla magaaladaas, iyadoo aan wali wax caddayn ah loo haynin. Dacwad Oogayaal ka tirsan Maxkamada ayaa sheegay sii…

                            Read More

                              Soomaalida Ku Nool Maraykan Oo Lacago Aad u Tiro Badan U soo Ururiyey Dadka Ku Tebaaloobay Roobabkii Dhawaan Xeebaha Soomaia ka Da’ay

                              Washington:29-Nov-2013(SDN)-Dhibaatada ay Sababteen Duufaanadii dhawaan ku dhuftay Xeebaha Soomaalidu Degto ayaa Qaylo-dhaantoodu Gaadhay Carriga Maraykanka. Inta Badan Soomaalida Deggan Waddanka Maraykanka ayaa dedaal u gashay  sidii dhammaan Muslimiinta Ku Nool Carriga Maraykanku uga qayb qaadan lahaan cawinta dadka ku tabaaloobay masiibadan, iyagoo  codkooda gaadhsiiyey xarumaha Dadka Muslimka ahi Caawimaaddaha ku ururiyaan. Golaha Imaamyada Woqooyiga Maraykanka…

                              Read More