Nigeria Restores Diplomatic Relations with Somalia

    Mogadishu, 30 Nov 2013 (SDN) -Nigeria government restored diplomatic relations with Somalia, after its ambassador to Mogadishu arrived in the capital on Saturday, presenting his accreditation to the President of Somali on Saturday. Akin Oyateru, the new Nigeria Ambassador to Somalia, met with President Hassan Sheikh Mohamud, pledging his country’s commitment to support the ongoing…

    Read More

      Dawladda Federaalka Soomaaliaya waxay ka tacsiyaynaysaa khasaarihii dagaalkii dhawaan ka dhacay Taleex

      Muqdishu, November 30, 2013(SDN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa u tacsiyeeyay dhamaan qoysaskii khasaaruhu ka soo gaaray dagaalkii dhawaan ka dhacay degmada Taleex ee gobolka Sool. “Waxaan u tacsiyaynayaa dhamaan qoysaskii khasaaruhu ka soo gaaray dagaalkii dhawaan ka dhacay Taleex: Intii dhimatay Alle ha u naxariisto, kuwa dhaawacaana ha…

      Read More

        Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland oo si adag u Naqdiyay hadal ka soo Yeedhay Dhigiisa Somalia {DHAGAYSO}

        Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Taliyaha Laa’anta Socodaalka ee Somaliland Gaashanle sarre Maxamed Yusuuf (Inacambaro) ayaa Maanta jawaab kulul ka bixiyey Hadal ka soo yeedhay Taliyaha Laanta Socdaalka ee Somaliland Mr.Gaafow kaasi oo sheegay in Somaliland lagu sameeyo Baasaboorada Foojariga ah ee E-pasporka Somaliya, iyaga oo soo bandhigay dad ay ku sheegen ay somaliland ka soo…

        Read More

          Kulan Hawleed lagu Gorfaynayo Adeegyada Dawladaha Hoose oo Hargaysa ka Furmay

          Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Shir lagaga hadlaayay  adeegayada bulashada iyo sidii iskaashi buuxa looga yeelan lahaa dawladaha hoose ayaa maanta ka furmay huteelka maansoor ee  Magaalada Hargaysa. Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen hawlwadeeno ka kala socday dawladaha hoose ee magaalooyinka burco , boorama , hargaysa , wasaarada xanaanada xoolaha iyo iskaashatada hilibka ee nafaqo…

          Read More

            Madaxda Wargayska Hubaal oo ku dhaleeceeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland inuu Mas’uul ka Yahay Sii daynta Askarigii Xaruntooda ku soo Weeraray {DHAGAYSO}

            Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Maamulka Wargayska Hubaal oo ka mid ah Warsidayaasha Madaxa Banaan ee ka soo baxa Caasimada dalka ee Hargaysa isla markaana dhibane u ah fal fool xun oo Xubno ka tirsan Ciidanka Boolisku kula kaceen,oo ahaa isku day dil ayaa Shir Jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Magaalada Hargaysa waxay ku sheegeen…

            Read More

              Qormadii 49aad iyo 50-aad Aynu Doodno aynu Dagaalano ma-aha !! Waa DoodQaran!! Ma aha Qaliban !! Waa Dood Cilmiyeysan,Waana Xalaal !! Mana- aha inLa-shareysto.

              Somaliland waa qaran dimuqraadi ah oo ku dhisan nidaamka asxaabta badan, mabaa’diida garsoorka, golayaasha-sharci dejinta iyo xukuumada (fulinta) oo ku saleysan mabaa’diida caalamiga ah ee dhawrista xuquuqda aadanaha iyo maamul-wanaaga, horumarka iyo la dagaalanka musuq-maasuqa. Hadii arinku sidaa yahay sidee loo duudsiyayaa xuquuqda iyo xoriyatal-qolka muwaadiniinta S/land?  Sidee loo duudsiyayaa damiirka -dareenka iyo garashada xorta…

              Read More

                Jewigii Maanta ee Soo Dhawaynta Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Dareenka Gebilay Daawo

                Gebilay 30.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta soo dhawayn balaadhan kala kulmay Shacabka ku dhaqan Gobolka Gebilay, Isla markaana ka qayb galay Munaasibad loo sameeyay Dufcadii 1aad ee ka Qallin jebisay Jaamacada Timcade ee Magaaalada Gebilay. Geesta kale Madaxweynaha Somaliland ayaa si rasmi ah Xadhiga uga jaray Dhisme Cusub…

                Read More

                  “Maanta waxaa qalinjabinaya wixii awoodeyda ah waan la qabanayaa ,waa dadkii idooortey waajib badan ayaa iga saaran” Madaxweyne Axmed Siilaanyo Sawiro

                  Gebilay 30.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha somailanad axmed maxamed maxamuud siilanyo iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa saak ka qayb galey xaflada qalinjabinta dufcadii koowaad ee ka qalinjabisa jaamacada Tima-ade ee gobolka gabiley. Ardeydaka ka qalinjabisay jaamacada Tima-ade oo tiraadoodu dhaneyda 103 ardey ayaa halkaasi lagu gudoonsiiyey shahaadooyinkii loogu talogaley. Ugu horeyn waxaa halkasi ka…

                  Read More

                    Xisbiga Waddani oo Uga Digay Maamul Goboleedka Punt land Faro gelinta ay ku hayso Somaliland

                    Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa maamulka Puntland ku eedeeyay in ay faro gelin iyo waliba xasuuq ka geysteen Degmada Taleex ee Somaliland. Waxa uu  maamulkaasi ugu baaqay in ay ciidamadooda kala baxaan degamada Taleex oo ay dad rayid ah ku laayeen kana tirsan Somaliland. Dhinaca kale waxa uu xukuumadda madaxweyne…

                    Read More

                      Dooda Maamuus ka Xayuubinta Ra’isal Wasaare Saacid oo Axada Beri loo Balamay

                      Muqdisho 30.Nov 2013 (SDN)- Baarlamaanka federaalka ayaa maanta yeeshay kulan looga doodayay mooshin ka dhan ah raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon. Muqdisho 30.Nov 2013 (SDN)- Afhayeenka baarlamaanka, Maxamed Cismaan Jawaari oo shir guddoominayay kulanka ayaa ku dhawaaqay in doodda mooshinka ay si rasmi ah u furmi doonto maalinta berri oo Axad ah….

                      Read More

                        Madaxweynaha Somalia oo Xafiiskiisa ku Qaabilay danjiraha Somalia u qaabilsan dalka Nigeria

                        Muqdisho 30.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Nigeria u qaabilsan Soomaaliya. Danjire Akin Oyateru oo ay wehliyeen saraakiil ka tirsan dalkiisa ayaa madaxweyne Xasan Sheekh ku wareejiyay dhambaal uu uga siday madaxweynaha Nigeria, Jonathon Goodluck, oo ku casuumay madaxweynaha Soomaaliya inuu booqasho rasmi ah…

                        Read More

                          Ra’iisul Wasaare Saacid Ayaa Saaka Kulan Balaaran La Yeeshay Daladda Ururka Dhalinyarada Soomaaliya (Soyou)

                          Muqdisho, 30, Nov. 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada ayaa saaka kulan balaaran kula qaatay xafiiska Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee (SOYOU) oo xaruntoodu tahay magaalada Muqdisho.   Kulan kaan ayaa qayb ka ah talaabooyinkii ay xukuumadu ku dhagaysanayso fikradaha dhalinyarada si loo sameeyo barnaamij…

                          Read More

                            Gudoomiyaha KMG Ah ee Bangiga Dhexe Bashiir Ciise , Waa Nin Caynkee Ah?

                            30, November, 2013…waxaa shalay si KMG u ansixiyeen golaha wasiiradaee  xukuumada Soomaaliya magacaabista Gudoomiyaha Bangiga dhexe Bashiir Ciise oo ah khabiir ku aqoon durugsan u leh arimaha dhaqaalaha mudo aad u dheerna ka soo shaqaynayey bangiyadii Soomaaliya, isagoona soo qabtay xilal kala duwan. Bahsiir Ciise waxaa ku dhashay magaalada garoowe, wuxuuna waxbarashada hoose/dhexe ku soo…

                            Read More

                              Mashruuc lagu Horumarinayo Beeyada Gobolada Sanaag iyo Saaxil oo Hargaysa lagu qabtay

                              Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada deegaanka iyo horumarinta  miyiga Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa maanta xafiiskeeda kulan kula qaadatay iskaashatooyinka beenyada ee gobolada saaxil iyo sanaag . Ujeedada kulankan ayaa ahaa sidii loo siii wadi lahaa mashruuc ku saabsan horumarinta beenyada gobolada sanaag iyo saaxil oo muddo istaagay kaas oo uu waday baanka…

                              Read More

                                Munaasibad Lagu Soo Bandhigay Guulaha Wasaaradda Duulistu Ka Gaadhay Horumarinta Ammaanka Madaarada

                                Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa xalay lagu qabtay Munaasibad balaadhan oo waaxda ammaanka ee Madaarada Somaliland ku soo bandhigeen waxqabadka iyo guulaha ay ka gaadheen ammaanka Madaarada dalka, waxaana halkaasi lagu soo bandhigay dhukumantari ka hadlaya qalabka lagu baadho dadka ka dhoofaya ama ka soo degaya Madaarada dalka. Munasibadda oo…

                                Read More

                                  Daawo Sawiro…Xafladii Dhismaha Laanta Waqooyi (North) London ee xisbiga Waddani

                                  London 30Nov13(SDN) Daawo Sawiro…Xafladii Dhismaha Laanta Waqooyi (North) London ee xisbiga Waddani Waxa habeenkii Khamiista  (28/11/13) lagu qabtay xaflad aad loosoo abaabulay oo lagu dhisay xubnaha gudigga laanta North London ee Xisbiga waddani. Xubnahan oo intooda oo ka kooban 11 xubnood oo hogaamin doona Laanta Waddani North London ayaa waxa Gudoomiye loo doortay Xuseen Aadan…

                                  Read More

                                    Flights between Mogadishu and Somaliland cancelled due to row

                                    Mogadishu, 30 Nov 2013 (SDN) -Local Air travel between Somalia’s capital Mogadishu and Berbera, was grounded for the second day, after air carriers canceled their flights due to passport row between Somalia government and Somaliland. Somali Immigration Department has allegedly arrested passengers traveling to Berbera on Thursday, accusing them of using the previous banned Somali…

                                    Read More

                                      Somalia Parliament Starts Debate on Motion to Impeach PM

                                      Mogadishu, 30 Nov 2013 (SDN) -Somalia’s parliament begun on Saturday debating a no-confidence motion against the prime minister who has fallen out with the president. Prime Minister Abdi Farah Shirdon Saaid has said he welcomed parliament’s intervention to settle the disagreement with President Hassan Sheikh Mohamud Saaid has not disclosed any details of the dispute…

                                      Read More

                                        Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta cod aqlebiyad ah u qaadaya Raiisul wasaare Saacid

                                        Muqdisho Nov 30,2013(SDN)-Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gudo gelaya mooshin ka dhan ah raiisul wasaaraha dalka Soomalaiya Md Cabdiqaadir Faarax Shirdoon Saacid. Kal-fadhiga maanta ayaa ah mid si weyn ay dhegta ugu taagayaan Bulshada Soomaaliyeed ee filayay in dawladani ka duwanaan doonto kuwii KMG ahaa ee ka horeeyay. Xildhibaanada Baarlamaanka qaar ka mid ah oo…

                                        Read More

                                        Xulka Ghana Ayaa Hantiyey Koobka (GO TV WAFU CUP) Markii Aay 3-1 Ugu Itaal Sheegteen Xulka Senegal DAAWO(By Jaahuur)

                                        Ghana-29-Nov-2013-SDN-Akhyaartay faaqidaaddeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxaynaa xulka Ghana oo hantiday Wafu Cup,markii aay khaarijisey xulka Senegal. Ghana ayaa u dhameysey Senegal final-na tagtey iyada oo aan laga badin(GO TV Wafu Cup) korna u qaadey TROPHY,markii 3-1 ku dhirbaaxdey. Ciyaartan oo aad u xiiso badneyd ayaa xulka Ghana daqiiqaddii 2-aad ee qeybtii hore ee ciyaarta goolkii…

                                        Read More