Maxaad Kala Socotaa Xaalada Degmada Afmadow iyo Dagaal Culus oo ka Dhacay
Afmadow 29.Nov 2013 (SDN) Wararka aan ka helayno saaka degmada Afmadow ee Gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeyay falaagada Alshabaab iyo Maleeshiyo beeleedka Raaskambooni oo kaa shanaya Kuwa kenya uu halkaasi ka dhacay Xalay. Falaaagada Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday Xarun Ciidamada Maamulka juba ay ku sugnaayeen, hayeeshee…
