The history of Hargeisa as per documentary from U- Tube taken Hagi Abdi Hussen (Abdi Waraabe) commented by Dr. Mohamed Rashid sheik Hassan (An Ex-BBC Somali broadcaster))‏

    A city is a relatively large and permanent settlement and although there is no agreement on how a city is distinguished from a town, however, many cities have a particular administrative and legal status and treated as head quarter of state legislative body and that is what distinguishes a city government from a town. Cities…

    Read More

      Hargaysa oo uu ka furmay Kulan lagu Magacaabay Mashruuca Rajo abuurka dhalinyarada dalka

      Hargaysa 28.Nov 2013 (SDN)- Agaasimayaasha  guud ee wasaaraddaha waxbarashada iyo tacliinta sare  iyo  dhalinyaradda ciiyaaraha  iyo dalxiiska ayaa maanta si wado jir ah uga  qaybgalay kulan loogu magac daray mashruuca rajo abuurka dhalinayarada dalka . Agaasimaha guud ee  tacliinta sare ee wasaartada waxbarashada iyo tacliinta sare Md Khader Axmed Diiriye oo halkaasi ka hadlay ayaa…

      Read More

        Golaha Wasiirada Somalia oo Cod aqlabiyad ah ku meel mariyay Miisaaniyad sannadeedka 2014

        Muqdisho 28.Nov 2013 (SDN)- Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodi caadiga, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen Miisaaniyadda sanada 2014, Gudoomiyaha KMG ah ee Bangiga dhexe, iyo arrimaha amniga. Ugu horayntii Wasiirka gashaandhiga…

        Read More

          Dagaalo u dhexeeya Punt land iyo Khaatumo oo ka socda deegaanka Taleex iyo Aamusnaanta Xukuumada Somaliland

          Taleex 28.Nov 2013 (SDN)- Waxaa saacado badan dagaal aad u qaraar ka socdaa duleedka Degmada Taleex ee xaruntii daraawiisheed waxaana dagaalkaasi yahay mid culus oo la sheegay inay soo qaadeen ciidamado daacad u ah hogaamiyaha waqtigisu sii dhamaanayo ee Faroole iyo ku xigeenkiisa. Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ahaa mid ay ka war hayeen dadka…

          Read More

            Telefishanka Qaranka SLNTV oo Laga Joojiyay in laga Sii daayo Warkii Soo Dhawaynta Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Daawo

            Hargaysa 28.Nov 2013 (SDN)- Maamulka Telefishanka ay dawladu maamusho ee SLNTV ayaa ka baaqsaday Tebinta Warkii soo imaatinka iyo Soo dhawaynta Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo maalintii shalay dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu soo dhamaystay socdaal uu in mudo ah ugu maqnaa Wadamo ka Tirsan Qaarada…

            Read More

              Gudoomiye Cusub oo loo Magacaabay Baanka Somalia ee ay iska Casishay Marwo Yusur

              Muqdisho 28.Nov 2013 (SDN)- Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa u magacowday Bashiir Ciise Cali guddoomiyaha KMG ah ee bangiga dhexe ee Soomaaliya. Golaha wasiirrada ayaa maanta ansixiyay magacaabista Bashiir Ciise oo horey u soo noqday ku xigeenka guddoomiyaha iyo guddoomiyaha bangiga dhex ee Soomaaliya. Hannaanka lagu soo magacaabayo guddoomiye rasmi ah ayaa la sheegay inuu socdo….

              Read More

                Dhalinyarada Maantu Waa Kuwee? Q1aad.

                Tan iyo intii ay somaliland xornimadeeda lasoo noqotay,dhalinyaradeedu waxay soo mareen waayo kala duwan, oo jiilba jiilkuu ka horeeyey uu ka dhibaato badnaa haday noqon lahayd dhanka waxbarashada,caafimaadka iyo hiigsiga mustaqbal ee niyadooda ku jira,hadaba iyadoo taasu jirto ayaa waxaa la odhan karaa dhalinyarada maantu way ka fursad badan yihiin kuwii ka horeeyey,haday noqon lahayd…

                Read More

                  Midowga Yurub iyo Somaliland oo Heshiis Horumarineed kala Saxeexday {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 28.Nov 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Somaliland Md, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa heshiis horumarin ah la saxeexday wufuud ka socday dalalka Ingiriiska Iyo Dermark, waxaana heshiiska joogay safiirrada labadaa dal u jooga Nairobi. Heshiiskan oo khuseeya mashruuca sanduuqa horumarinta Somaliland oo a iska kaashanayaan labadaasi dal, ayaa heshiiska ka dib waxa ka hadlay Wasiirka Wasaaradda…

                  Read More

                    Saddex Carruur ah Oo Uu Waraabe Ku Cunay Deegaanka Kulbiyow Ee Sh/ Hoose

                    Kismayo:28-Nov-2013(SDN)- Sida ay Sheegayaan wararka ka imanaya Deegaanka Kulbiyow ee Gobolka Sh/Hoose, waxa Dhibaato weyn ku haya Dadka Halkaas Deggen Xayawaanka Waraabaha loo yaqaan, kaas oo ugu yaraan Saddex carruur ah Deegaankaas ku cunay.   Guddoomiyaha Degmada Badhaadhe Faarax Haybe Xaaji ayaa warbaahinta uga warbixiyay sida Xayawaanka Dhurwaaga ah u saameeyay dadka ku dhaqan deegaankaasi,isagoona…

                    Read More

                      Wasiir Afkiisa Ka Sheegay Tirada Kufsiga Hargeysa Ka Dhacay Sagaalkii BIlood Ee Sanadkan Ugu Dambeeyey

                      Hargeysa:28-Nov-2013(SDN)- Iyadoo uu Maalinba maalinta ka dambaysa sii Badanaya Kufsiga loo Geysanayo Haweenka Reer Somaliland Gaar ahaan kuwa Ku dhaqan Magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu wasiirka wasaraad Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ku dhawaaqay Tiro koob Naxdin oo ay gacanta ku hayaan. Wasiirka oo ka Hadlayey munaasibad lagu daahfurayey Maalmaha loo asteeyey in lagu Xuso…

                      Read More

                        Xukuumadda Oo Aan Wali Ka Hadal Xadhig Ganacsade Jaamac Oomaar iyo iyo Khilaafka Xadhigiisa Oo Sababay Hakadka Wafti Bixi lahaa

                        Hargeysa:28-Nov-2013(SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa wali Aamusnaan ku daawanaysa Xadhi Madaxweynaha Jibouti kula kacay Ganacsade Jaamac Oomaar oo ka mid ah Hormoodka  Maalqabeenada Somaliland oo in Muddo ah Halkaas ku xidhan. Sidoo kale Wafti Ballaadhan oo Badhtimihii Toddobaadkan u ballansanaa inay Safar ku Tagaan Dalka Jibouti ayaa u baaqday khilaaf la Xidhiidha Arrinta Ganacsade Oomaar oo…

                        Read More

                          Faallo: Xukuumaddu Miyey Ka Shakiday Cududda Mucaaridka Mise iyadaa Xoojinaysa?

                          Hargeysa:28-Nov-2013(SDN)-Xukuumaddan Haatan Caynkaanka u haysa Somaliland ee uu Gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamuud Siilaanyo, waxa Toddobaadyadii ugu dambeeyey ay la soo Baxday  Arrimo aan wali lagu arag oo aany ku dhaqmin Maamuladdi Somaliland iskaga dambeeyey. Waxa ay Xukuumaddu ugu horrayn  Maalinamadii Isntiintii Toddobaadkan Camaajulayn iyo  Jiid-jadasho badan kula kacday Hoggaanka sare ee xisbiga mucaaridka…

                          Read More

                            Canbaarayn aad u xoogan oo laxidhiidha diidmadii murasharaxa madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Ali Hussein iyo madaxda kale loo diidey inay galaan madaarka Hargeysa

                            London Nov 28,2013(SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID laantiisa UK Md Maxamed Ismaciil Shiine ayaa dhanbaal qoraal ah oo uu saxaafada u soo bandhigay ku canbaareeyay falkii Xukuumada Axmed Siilaanyo isaga hortaagtay Masuuliyiinta iyo taageereyaasha xisbiga UCID in ay soo dhaweeyaan Guddoomiyaha Xisbigaasi ee Eng Faysal Cali Waraabe. Ku:  Dhamaan saxaafada madaxa banaan Canbaaran aad…

                            Read More

                              Wasaarada arrimaha dibedda Soomaaliya oo dafirtay in khilaaf u dhexeeyo Soomaaliya iyo midawga Yurub

                              Muqdisho Nov 28,2013(SDN)-Sarkaal ka hawlgala Wasaarada arrimaha dibedda ee dalka Soomalaiya ayaa daadifeey in uu jiro khilaaf u dhexeeya Fawsiya Xaaji Aadan iyo Guddoomiyaha Horumarka ee midawga Reer Yurub Andris Piebalgs,sida lagu daabacay barta internetka ee International Business Times. Wasiirada ayaa sheegtay in Soomaaliya shirkii reer Yurub ee Brussels lagu yaboohay  €1.8bn balse “ilaa iyo…

                              Read More

                                Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya waa in ay iska dhaafan Laluushka Qaadashada iyo Qabyaalada

                                Dowlad walba oo loo dhiso Soomaaliya waxay noqotey mid lugu tilmaamo in ay tahay Dowlad musuq maasuq ah, waxaad maqleeysa lacag badan ayaa la dhacay ama lacag laaluush ah ayaa la siinaya Xildhibaanada Baarlamaanka.   Maalmaahan waxaa Xukunka isku heysta Madaxweyne Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaarihiisa Mudane Cabdi Faarax ( Saaciid) tan…

                                Read More