War degdeg ah: Dawladda Ingiriiska oo muwaadiniinteeda kula talisay inay si degdeg ah uga baxaan Somaliland iyo nuxurka khatar cusub oo ay tilmaantay

    London 27, Jan. 2013 (SDN)- Dawladda Ingiriiska ayaa soosaartay digniin cusub oo ku saabsan in muwaadiniinteedu si degdeg ah u baxaan Somaliland, taasoo ah digniintii u horeysay ee nooceeda ah ee ay si gaar ah ugu tilmaanto. Sida lagu sheegay wax-ka-bedel lagu sameeyay talobixinta Wasaaradda Khaarajiga UK ee la xidhiidha in muwaadiniinteedu u socdaalaan guud…

    Read More

      UK: Specific Threat to Westerners in Somaliland

      British citizens should immediately leave the Somaliland region of Somalia because of a specific threat to Westerners, British diplomats said Sunday. In a statement emailed to reporters, Britain’s Foreign Office did not go into any further detail about the nature of the threat but noted that “kidnapping for financial or political gain, motivated by criminality…

      Read More

        Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland iyo Xubno la socda oo kormeer ugu kicitimay Gobolada Saaxil iyo Togdheer.

        Hargaysa 27.Jan (SDN) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland   Yuusuf Ismaaciil Cali iyo wefti uu hogaaminayo ayaa Maanta  socdaal shaqo ku tagay  magaalada Barbara,isagoo u kuurgalaya hanaanka ay u wada shaqeeyaan hay’adaha Garsoorka ee Gobolada Saaxil iyo Togdheer. Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo Weftigiisa oo ku sugan Magaalada Berbera ayaa Ujeedada Socdaalkooda ku sheegay inuu Salka ku…

        Read More

          Golaha Wakiilada Somaliland oo Maanta dood adag ka Yeeshay Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada.

          Hargaysa 27.Jan (SDN)   Fadhigii Maanta  ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo uu Shir Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa lagu sii ambo qaaday Dooda Xeerka Amniga Madaarada. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ayaa  mudanayaasha ku wargeliyey in ay gudda galaan dooda Xeerka Takaaliifta Amniga madaarada oo shalay ay wax ka bedelka kaabis kusoo samaysay…

          Read More

            Gudoomiyaha Bisha Cas ee Somaliland oo tababar u furay Madaxda iyo Hawl wadeenada Hay’adaas.

            Hargaysa 27.Jan (SDN) Gudoomiyaha Bisha  ee Somaliland Axmed  Cabdi  Bakaal, ayaa maanta  shir howleed socon doona muddo  shan maalmood ah  uga furay  huteel maansoor ee magaalada hargeysa, gudoomiyayaasha  iyo howl-wadeenada Ururka Bisha Case ee gobolada dalka,  kaasi oo lagu falan qayn  doono howlaha  mashaariicda  Ururka bisha case ee sanadkan 2013. Gudoomiyaha Ururka Bisha Case e…

            Read More

              Booliska Soomaaliyeed oo maanta soo bandhigay Nin gacan ku dhiigle ah

              Muqdisho Jan 27 2012 (SDN)— Saraakiisha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta soo bandhigay gacan ku dhiigle horay fal dil ah Magaalada Muqdisho uga geestay kadibna dalka dibadiisa u baxsaday. Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Generaal Shariif Sheekhuna Maya oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ugu suuragashay inay soo qabtaan C/raxmaan Ciise…

              Read More

                Marwada Madaxweynaha Somaliland oo ka qayb gashay Xus ay haweenku u sameeyeen Dhalashada Nebiyulaahi Muxamed NNKH.

                Hargaysa 27.Jan (SDN) Marwada kowaad ee Dalka Jamhuuriyaddasomaliland Marwo Aamina-weris sh.Maxamed Jirde, ayaa maanta  Haween weynaha Somaaliland kala qayb—gashay  Xaflad ay  ku xusayeen munaasibadda dhalashada Nabigeenii suubanaa ee Muxamed ibnu C/laahi NNKH, taasi oo lagu qabtay  huteel maansoor ee magaalada Hargeysa. Marwada kowaad  Marwo aamina weris  sh.Maxamed Jirde  oo xafladaa ka hadashay, ayaa sheegtay in…

                Read More

                  Q/M: Muwaadiniin ka soo jeeda dalka Britain oo la sheegay in ay xiriir ku lug leeyihiin Afduubyada ka dhaca Somaliya

                  London Jan 27 2013 (SDN)— Sida laga soo xigtay Wargeyska The Times of London  qeyb kamid ah warbixin qarsoodi ah oo ay Qaramada Midoobay diyaarisay ayaa waxa ay muwaadiniin British ah la xiriirinaysaa Kooxaha Burcad badeeda Soomaalida. Wargeyska ayaa sheegaya in warbixintii 2012kii ay soo saartay kooxda lasocodka xaaladaha cunaqabteen ee Soomaaliya iyo Eritrea qeyb…

                  Read More

                    Ciidamada Mali iyo Faransiiska oo la wareegay Magaalo Istaraatiiji ah oo kutaalla Waqooyiga Mali

                    Gao Jan 27 2013 (SDN)– Ciidamada dowladda Faransiiska iyo kuwa Maali ayaa la wareegay Magaalada Gao ee waqooyiga Maali halkaasi ay ku xooganaayeen kooxaha Islaamiyiinta ah ee Xiriirka la leh Al Qaacidda. Wasaaradda Difaaca dowladda Faransiiska ayaa xaqiijisay in Ciidamada Iskaashanaya ay la wareegeen gacan ku heynta Magaalada Gao waxaana ay intaasi ku dareen in…

                    Read More

                      Maryan Qaasim oo baaq u dirtay Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa

                      Muqdisho Jan 27 2013 (SDN)— Wasiirka Adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim Axmed oo la hadashay warbaahinta ayaa waxa ay sheegtay in dhaqaatiirta Soomaliyeed ee dalka dibadiisa ku maqan inay dalka dib ugu soo noqdaan. Maryan Qaasim ayaa sheegtay in dhaqaatiirta dalka dibadiisa wax ku bartay aqoontooda ay ubaahan yihiin shacabka Soomaaliyeed islamarkaana iminka dib…

                      Read More

                        Shir Madaxeedka wadamada kujira Ururka Midowga Africa oo saacadaha soo aadan ka furmaya Addis Ababa

                        Addis Ababa Jan 27 2013 (SDN)— Waxaa maanta lagu wadaa in shirmadaxeedka Midowga Africa ee looga hadlayo xaaladaha Nabadgalyo ee wadamada Midowga Africa ku jira uu ka furmo magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya. Hogaamiyaal badan oo ka socda wadamada Africa ayaa kusii qulqulaya dalka itoobiya,iyagoo qeyb ka ah Madaxda ka qeyb galeysa shirka Midowga Africa….

                        Read More

                          Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay hoos u dhaca ku yimid doolarka Maraykanka

                          Muqdisho Jan 27 2013 (SDN)— Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa ay ka hadashay qorshaha kaga aadan hoos udhaca sarifka Suuqyada Magaalada Muqdisho oo maalmahan dambe si aad ah loo dareemayo. Wasiirka Maaliyada iyo qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Suleymaan Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in hoos udhaca sarifka kuyimid ay aad uga xun yihiin. Wuxuu…

                          Read More

                            In kabadan 30-qof oo ku dhintay Rabashado ka dhacay dalka Masar

                            Port Siciid Jan 27 2013 (SDN)– Ugu yaraan 30-qof ayaa ku geeriyooday Magaalada Port Saciid ee dalka Masar kaddib rabshado u dhaxeeyay Ciidamad Booliska iyo mudaharaadaayaal ka careysan xukun lagu riday taageerayaal kubada cagta ah. Mas’uuliyiinta Masar ayaa sheegay in xaalada dalka aysan daganeyn gaar ahaa Magaalada Port Saciid halkaasi oo ay ku suganyihiin mudaharaadaal…

                            Read More

                              Tageerayasha Xisbiga Wadani ee Uk oo Xaflad ku Qabtay Bartamaha London toos u daawo sawirada

                              london27Jan13(SDN)Tageerayasha xisbiga wadani ayaa waxay xafladbalaaran ku qabteen Caasimada wadanka Uk Tageerayashan oo ka kala yimid dhamaan gobolada wadanka uk oo dhan xafladan ayaa waxa lagu furay aayado quraanka kariimka ,ka dib waxa ka hadlay gudoomiyaha xibiga wadani ee qarada yurub iyo axsaabta qaranka xafladii oo hada si toosa u socota waxan idiin soo gudbinaynaa…

                              Read More

                                Halkan ka Akhriso Warbixintii Gudi hoosaadka Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland kaga Warbixiyeen Xeerka Amniga Madaarada.

                                Hargaysa 26.Jan.(SDN) Gudoomiyaha Gudida Maaliyada,Dhaqaalaha iyo ganacsiga ee Golaha Wakiilada ee Somaliland Xildhibaan Maxamed Maxamud Cumar Xaashi ayaa fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada waxa uu ka hor jeediyay warbixin ay Gudidiisu ka diyaarisay Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada oo ay Golahooda u soo Gudbisay Xukuumadu. Hadaba waxaan halkan idiinku soo Gudbinaynaa Nuqul ka mid ah Warbixintii…

                                Read More

                                  Xoghayaha guud ee Solja Oo Ka Waramay Rajadda Uu Ka Qabo Inuu Taageero uga helo Saxaafada Shirka Midawga Afrika

                                  Hargaysa 26, Janaury, 2013, (SDN) – Xoghayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamed-rashiid Muxumed faarax oo magaalada Addis ababa ee dalka Ethiopia kaga qayb galay shirka midawga Afrika ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo inuu taageero iyo tobabaro uga helo Suxufiyiinta Somaliland dawladaha Afrikaanka ah iyo dumlamaasiyiinta waddamada deeqbixiyayaasha ah ee ka…

                                  Read More

                                    Mudaharaad Gilgilay Wasarada Waxbarashada oo ay Dhigeen Ardayda Dugsiga Axmed Dhagax ee Magalada Hargeysa.

                                    Hargaysa 26.Jan13 (SDN)Ardayada Dugsiga Hoose Dhexe ee Axmed Dhagax ayaa Banaan Bax balaadhan ka hordhigay wasarada waxbarashada iyo Tacliinta Sarre ee Maglada Hargeysa, Ardayadan oo ka badnaa Ilaa Shanboqol oo Arday ayaa waxay ka cabanayeen Waxbarasho La’aan Dhinca macalimiinta oo soo food sartay, iyo Habacsaanan dhinca maamulka Dugsiga oo ay ku eedeyen in aanu waxba…

                                    Read More