Midowga Africa oo canbaareeyay qaraxii maanta ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya

    Muqdisho Jan 29 2013 (SDN)– Wakiilka Midowga Africa u qaabislasan Soomaaliya Amb. Mohamat Annadif ayaa canbaareeyay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Dhismaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya, waxaana uu ku aamanay Ciidamada dowladda sida ay uga hortageen in qaraxaasi uu qasaaro gaarsiiyo dadk rayidka ah. “Waxaan aan aada u canbaareynayaa weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu lagu…

    Read More

      AMISOM iyo maamulka gobolka Banaadir oo iska kaashanaya olole nadaafadeed oo laga sameynayo Beerta Nabadda

      Muqdisho Jan 29 2013 (SDN)– Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in ciidamada AMISOM iyo sidoo kale maamulka Gobalka uu iska kaashanayo dayactirka beerta Nabada ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in maamulka Gobalka iyo AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda ay…

      Read More

        Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo kula leh Xarunta Midowga Yurub Madaxda Ururkaasi

        Brussels Jan 29 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu socdaal ku tagay Magaalada Brusels ee dalka Belguimka halkaasi oo uu kaga qeybgalayo shir ay isugu imaanayaan wadamada Midowga Yurub. Madaxweynaha oo xalay ka ambabaxay Magaalada Addis Abbaba ee dalka Ethiopia markii uu soo dhamaaday shirka Madaxda Midowga Afrika ayaa isaga iyo wafdigii…

        Read More

          Xukuumadda Soomaaliya oo maanta ka hadashay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Villa Somalia

          Muqdisho Jan 2013 (SDN)– Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay qarax ismiidamin ah oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan inta udhaxeysa SafaaradaEthiopiaiyo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee madaxtooyada Soomaaliya. Kadib shirjaraa’id uu ku qabtay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xersi kaasi oo sheegay in ciidamada Dowladda ay fashiliyeen qaraxaasi….

          Read More

            Doodii Xeerka Amniga Madaarada oo la soo Gabo gabeeyay iyo Madaxweynaha Siilaanyo oo beri Khudbadii Distooriga ahayd ka jeedin doona fadhi labada gole leeyihiin.

            Hargaysa 29.Jan.(SDN)  Golaha wakiilada Somaliland  ayaa fadhigiisi maanta oo u shir gudoominaya gudoomiyaha golaha wakiilada md  C.raxmaan Maxmaed C\laahi oo ku soo gaba gabeeyey doodii  xeerka  Takaaliifta  aminiga madaradda  oo ay Todobaadkab ku guda jireen. Mudanayaasha Golaha Wakiilada Maalmahan Dambe ku Guda Jiray Doodaada Ku saabsanayd Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada,kuwaa oo ku Kala duwanaa Sidii…

            Read More

              Wasiirka Beeraha oo kormeer Shaqo ku tagay deegaamo ka tirsan Gobolka Maroodi jeex.

              Hargaysa 29.Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Beeraha Md.Faarax Cilmi Geedoole,oo ay Waheliyaan wafdi ka socda urur gobaleedka igad, Saraakiil ka tirsan Hay’adaha Ifad, W.f.p iyo Ururka Wadaniga ah ee Taakulo ayaa Maanta Kormeer Hawleed ku soo Maray,Degaanada ,Xagal Xareed iyo Abu-Riin ee Gobolka Maroodi Jeex.   Weftigan ayaa Kormeerkoodu  waxa uu La Xidhiidhay Sidii ay ugu Kuur…

              Read More

              Ghana Iyo Mali oo Guryahoodii u Kala direy Niger Iyo Congo (Cup Of Nation-2013-ByJaahuur)

              Port Elezabeth-South Africa-Jan-29-2013-qurbejoognews.com-Akhyartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku qadaadhigeynaa Ghana oo samarsiisey Niger iyo quarter Finalkii oo la soo guda galey. Haddaba shacabweynaha ciyaaraha jecel waxay sadaalinayaan in xulka Ghana qarka u saaranyahay inuu ku guuleysto Koobka Afrika (Cap Of Nation) Saadaashan waxay diiradda ugu sareen waa xulka aan wali laga badin saddedii ciyaarood aay…

              Read More

                Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay xafiiska Ra’iisul wasaare Saacid ee Villa Soomaaliya

                Muqdisho Jan 29 2013 (SDN)– Wararkii ugu danbeeyay ee aan ka heleyno Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in qof naftii hura ah oo isku qarxiyay Ilinka hore ee Guriga Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu ka daganyahay Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Inta la xaqiijiyay 1-askari ayaa ku dhintay 2-kalana waa ay ku dhaawacmeen qaraxaasi ismiidaaminta ahaa, waxaana…

                Read More

                  Ciidamada dowladda Soomaaliya oo la wareegay deegaano Shababa ay ku suganaayeen oo ka tirsan Gedo

                  Garbahaarey Jan 29 2013 (SDN)— Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalka Gedo ayaa ka warbixiyay deegaano horleh oo ay sheegeen inay kala wareegeen Ururka Al-Shabaab. Maxamed Axmed Cali oo kamid ah saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalka Gedo ayaa warbaahinta u sheegay in ciidanka Dowladda ay shalay la wareegay deegaan Shabaab ay kaga sugnaayeen Gobalkaasi….

                  Read More

                    Wasiirka Britain u qaabilsan Africa iyo Wasiirka arrimaha Dibeedda ee Soomaaliya oo ka war bixiyay ujjeedooyinka Shirka Soomaaliya ee London Lagu qabanayo

                    Adis Ababa Jan 29,2013(SDN)-Wasiirka Britain u qaabilsan Africa Mr Mark Simmonds iyo wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Marwo Fowsiya Yusuf Aadan oo wada jir u guddoomiyay kulan ka dhacay magaalada Adis Ababa oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya ayaa madaxda ka qeyb galeysa shirka Midawga Afrika uga xog waramay xaalada Soomaaliya. Shirkan ayaa lagu soo qaaday…

                    Read More

                      Minister of Foreign Affairs of the Republic of Somaliland in response to the UK Foreign and Commonwealth Office’s revised travel advice for Somaliland

                      The Government of the Republic of Somaliland takes its responsibility to protect foreign nationals living and working in the country very seriously. International organisations, multinational businesses and other foreign entities have been operating securely in Somaliland for many years, thanks to the resources we have invested in our security institutions, and the willingness of the…

                      Read More

                        Muqdishow Nasiibkeed, Maantuu u wacanyahay (MAANSO)

                        Waxaan qoray Tixdan Maanso ee aan ugu magac daray Muqdishow Nasiibkeed, Maantuu u wacanyahay, Goor habeen ah, anigoo Maraya mid ka mida Wadooyinka Caasimadda. Halkan ayaan ku dhashay kunasoo barbaaray, waxaana iminka ii muuqanaya wax aad uga duwan wixii aan Magaalada kusoo bartay ee ahaa inaanay Dadku ku dhiiran karayn socod Habeennimo, Colaadihii jiri jiray…

                        Read More

                          Imanmayso Somaliland-ta aad u Alwanaysaanee

                          “Adduunbay addoon kula noqdeen iib la dhaafsado’e, ammaana alla waydiin bannaan labada oofoode” Maxamed Siciid Gees Aqoonyahan Maraykan ah oo wax ka dhiga Jaamacad ku taalla Gobalka North Carolina oo la yidhaa (Davidson College), laguna magcaabo Ken Machouse oo khabiir ku ah arrimaha siyaasadd, isla markaana qoraallo badan ka qoray Soomaalida oo Dawladda Maraykanku kala…

                          Read More

                            Guddomiye ku xigenka xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha oo soo dhaweyey gudomiyaha hore ee wadani oo u soo diga rogtay xisbiga UCID isaga iyo tagareayaashisuba

                            (KampalaSDN) Guddomiye ku xigeenka xisbiga ucid laantiisa bariga iyo badhtamaha  Africa  khaddar bitijoor  shir jaraaid  qwabtay manta  ayaa si weyn uu soo dhaweyey  guddomiyaha xisbiga  wadani laantiisa bariga Africa  oo uu soo diga rogtay  xisbiga  cadalada iyo daryeelka ee ucid   oo ay soo galen isaga iyo tagarayashiisu gacmo furan iyo qalbi  furan kus oo dhaweynayan…

                            Read More

                              “Wixii Cadaalada ka Qaloocda Wadankoo dhan ayay Cawaaqib xun ku yeelanaysaa” Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland.

                              Hargaysa 28.Jan (SDN) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali oo kormeer ku jooga Gobolka Togdheer ayaa Maanta kulan kula  yeeshay magaalada burco,Mas’uuliyiinta hay’adaha garsoorka ee Gobolka Togdheer. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland waxa uu xusay in bah’da Garsoorka  looga baahan yahay inay si cadaalad ah ugu adeegaan bulshadooda waxaanu hoga tusaaleeyay doorka ay…

                              Read More