Gudomiyaha xisbiga wadani ee dalka ugandha abdiskakur maxamed warsame (dhoolayare) oo cadeeyey inuu iska casilay xilki uu xisbiga wadani uu hayey isaga iyo tagerayashiisuna uu diga rogteen xisbiga ucid
(KampalaSDN) . Gudomiyaha xisbiga wadani laantiisa dalka ugandha abdi shakur Mohamed warsame (dholayare) ayaa waxa uu cadeeyey somalidiasporanews mar uu kula soo xidhiidhay khadka telephonka inuu ka baxay xisbiga wadani una diga rogtay isga iyo tagerayashiisa badan ee uu xisbiga wadani ku leyahay dalka ugandha manta laga bilaaban uu galay isaga iyo tagareayashiisu xisbiga…
