Dowladda Soomaaliya oo canbaareysay dilkii Maanta loo geystay Wariye Cabdi Xareed Cusmaan Aadan

    Muqdisho Jan 18 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed—Dowladd Soomaaliya waxay si adag u cambaareynaysaa dilka suxufi   Cabdixareed Cusmaan Adan  oo u shaqeynayey shabakadda war-baahinta Shabelle ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay  18/1/2013  lagu dilay degmada wadajir ee magaalada Muqdisho. Dilkaan oo ay qeyb ka ah dilal isdaba jooga  ah oo lala beegsanayey sufuyiinta ku hawlan gudashada mihnadooda…

    Read More

      Madaarka Berbera oo la dhigay Mishiin lagu ogaanayo Qofka sita Basabor aanu lahayn.

      Madaarka magaalada berbera ayaa waxaa laga hirgaliyay Mishiin Casri ah oo lagu kala ogaanayo dadka raba inay ku baxaan Bassabor aan koodii ahayn . Qalabkan oo lacag badani ku baxday waxaa Somaliland ku caawisay Hay’ada IOM,waxaana Munaasibad loo sameeyay hawlgalinta qalabkan ka qayb galay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil,Duqa degmada Berbera iyo Taliyaha Laanta Socdaalka ee Somaliland…

      Read More

        Kulan lagaga hadlayay Tayaynta Tacliinta Sare oo lagu soo gabo gabeeyay Huteel Maansoor

        Hargaysa 18Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka ee Somaliland Mudane Sacad Xaaji Cali Shir ayaa Maanta u soo Gabo gabeeyay Qaar ka mid ah Jaamacadaha dalka kulan ay ku Gorfaynayeen Tayaynta Tacliinta Sare,kaas oo Mudo laba Cisho ah uga Socday Afar Jaamacadood oo dalka ah  Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa. kulankan waxaa ka qayb qaadanayay Jaamacadaha…

        Read More

          Mas’uuliyiinta Gobolka Hawd oo Kormeer ku soo maray deegaamo ka tirsan Gobolkaas

          Hargaysa 18.Jan.(SDN) Gudoomiyaha Gobolka Hawd Jamaal Xuseen Hure ayaa Socdaal Hawleed ku soo maray deegaano ka tirsan Gobolkaas isla markaana ka soo fuliyay hawlo xidhiidha Wado banayn iyo Baa’bin Seerayaal . Gudoomiyaha oo ay Weheliyaan Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka ee degmada Balli Gubadle,iyo Saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Booliska ee Gobolka Hawd ,waxaanay…

          Read More

            Midowga Africa oo canbaareyay dilkii loo geystay Wariye Cabdi Xareed Cusuma Aaadan

            Muqdisho Jan 18 2013 (SDN)— Wakiilka Guddoomiyaha gudiga Midowga Africa Ambassador Mahamat Saleh Annadif ayaa waxa uu argagax iyo walaac ka muujiyay weerarada lagu khaarajinayo Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee wali ka soconaya Magaalada Muqdisho. Ambassador Annadif ayaa canbaareyay falkii lagu dilay Wariye Cabadi Xareed Cusmaan Aaadan oo ka tirsanaa Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho xilli uu…

            Read More

              Wasiirka Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland oo dalka ku soo laabtay,kana Waramay Socdaalkii uu Imaaraadka ku tagay.

              Hargaysa 18Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta ku soo laabtay dalka,kadib markii uu soo dhamaystay Socdaal Shaqo oo uu ku tagay Wadanka Isu Taga Imaaraadka Carabta isla markaana uu kaga qayb galay Shir Caalami ah oo lagaga Hadlayay Arrimaha Shiidaalka. Wasiirka oo ka soo degay Madaarka Magaalada…

              Read More

                Madaxweynaha Masar oo Sharaxaad ka bixiyay Hadal ay siweyn u dhibsadeen Israel iyo Xulafadoodu

                Qahira Jan 18,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Morsi ayaa markii u horeysay sharaxaad ka bixiyay ereyo ka careysiiyay Israel iyo xulafadooda reer galbeedka. Hadalka Madaxweynaha Masar oo lagu daabacay Wakaalada Wararka ee dawlada Masar ayaa lagu sheegay in wareysigii uu Md Morsi bixiyay intaanu madaxweynaha noqon uu ujjedadiisu ahyed uun ka hadalka xaalada shacabka reer Falastine….

                Read More

                  Meydka Wariye Cabdi Xareed oo lagu aasay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho

                  Muqdisho Jan 18 2013 (SDN)- Wariye Cabdi Xareed Cusmaan Aadan ayaa maanta meydkiisa lagu aasay qabuuro kuyaalla Isbitalka Madiina ee Magaalada Muqdisho. Aaska Wariye Cabdi Xareed Cusmaan Aadan ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka tirsan Idaacadda uu ka geeriyooday ee Shabelle, shaqaalaha iyo Ehelada Marxuumka geeriyooday. Wariye Abuukar Sh. Maxmuud Abuukar SKY oo ka tirsan…

                  Read More

                    Ciidamada Algeria oo galay goob shidaal oo Ciidamo Hubeysani dad ku afduubteen iyo Jaha wereerka reer Galbeedka

                    Amenas Jan 18,2012(SDN)-Ciidamda dalka Algeria ayaa weeraray goob shidaalka laga soo saaro oo koox hubeysani ay qabsatay kuna heysatay dad ka badan 200 oo ruux. Kooxdan Hubeysan oo ah qaar xagjira oo xiir la leh Al Qaacida ayaa sheegay in weerarka ay u qaadeen ka dib kolkii Faransiisku weeraray walaalahooda reer Mali. Ciidamad Dalka Algeria…

                    Read More

                      DHAGEYSO: Qeybtii Labaad Wareysi Madaxweynaha Soomaaliya uu uga hadlayo Arrimaha Jubooyinka, Al Shabab iyo weerarkii Buulo Mareer

                      Washington Jan 18 2013 (SDN)- Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qeybtii labaad Wareysi uu Madaxweynaha Soomaaliya siiyay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da. Qeybtan labaad Madaxwenuhu waxa uu uga hadlayaa Maamul u sameynta gobolada Jubooyinka iyo Al Shabaab.   Halkan Ka Dhageyso Warseysiga Madaxweyana ee VOA qeybta 2aad  

                      Read More

                        Golaha Wasiirada Soomaaliyeed oo kulankoodii Shalay uga hadlay Arrimo badan oo xasaasi ah (Warsaxaafadeed)

                        Muqdisho Jan 18, 2013— Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin dhacdadii lagu laayay dadka rayidka ah ee ka dhacday Tuulada Buulo Yaasiin oo ku dhow degaanka Leego ee Gobolka Sh/hoose, iyo Xariga Weriye C/casiis C/nuur Koronto oo warbixin aan sax…

                        Read More

                          Madaxweyne Obama iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan ku yeeshay Aqalka Cad ee Maraykanka

                          WashingtonJan 18 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Cad ee Maraykanka looga Taliyo waxa uu kula kulmay dhigiisa Barck Obama oo halkaasi ku soo dhaweeayay. Obama iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kulankooda waxaa ku wehliyay xubno labada dhinac ka socday waxaana ay kawada hadleen arrimo dhiiro galin u badanaa oo uu soo…

                          Read More

                            HISTORY PRESDENT OF UGANDAYoweri Museveni

                            (KampalaSDN)Yoweri Museveni President of Uganda Incumbent Assumed office 29 January 1986 Prime Minister Samson Kisekka George Cosmas Adyebo Kintu Musoke Apolo Nsibambi Amama Mbabazi Vice President Samson Kisekka Specioza Wandera Kazibwe Gilbert Bukenya Edward Kiwanuka Ssekandi Preceded by Tito Okello Lutwa Personal details Born 15 August c. 1944 (age 68–69)[1] Ntungamo, Uganda Political party National…

                            Read More

                              Maraykanka oo Aqoonsaday dowladda cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh 19-sano kaddib

                              WashingtonJan 18 2013 (SDN)- Dowladdaha Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa waxaa u bilaawday waa cusub oo ku aadan xiriirka diplomasi ee u dhaxeeyay kaddib markiiWashingtonay Aqoonsata dowladda ka jirta wadanka 20-sano ay colaaduhu ka soo jireen ee Soomaaliya Aqoonsiga Maraykanku uu u fidiyay dowladda Soomaaliya aya timid markii Xogahayaha dibadda dalkaasi Hillary Clinton ay la kulantay…

                              Read More