Golaha Deegaanka Caasimada oo Meel Mariyay Xeer hoosaadkooda iyo Olole nadaafadeed oo laga fuliyay Magaalada Laascaanood

    Hargaysa 17.Jan(SDN) Fadhi ay Golaha deegaanka ee Casimadda hargaysa maanta ku yeesheen xaruntooda,ayay ku Meel Mariyeen Xeer hoosaadka uu Golaha Deegaanka Caasimadu ku Shaqaynayo Isla markaana ku doorteen Gudi hoosaadyada Golaha Deegaanka. Fadhigan oo uu Shir gudoominayey maayarka caasimadda ahna Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Eng Yuusuf Warsame Siciid ayaa xildhibaanadu waxay ku doorteen guddi hoosaadyada uu…

    Read More

      Mas’uuliyiin ka socota wasaradda gashandhigga oo kormeeray Ciidabada Badda Soomaaliyeed

      Muqdisho Jan 17  2013 (SDN)- Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kormeer ku sameysay Ciidamada badda Soomaaliyeed, kuwaasi oo diyaar garow ugu jira xuska 51-sano guuradii ka soo wareegatay markii la aasasay ciidamadasi.  Abuukar Xaaji Warsame Xuud Madaxa hogaanka siyaasadda ciidanka xooga dalka oo hogaaminayay mas’uuliyiinta wasaarada gaashandhigga ka socotay ee kormeeray ciidamada badda Soomaaliyeed…

      Read More

        Kulankii u horeeyay ee ay yeesheen 17 Xildhibaan ee Golaha Deegaanka Saylac iyo Weedhihii Mas’uuliyiinta

        Hargaysa 17.Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur oo ay Weheliso Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta kulansiiyay Todoba iyo Tobanka Mudane ee Golaha Deegaanka Degmada Saylac ka kooban tahay. Kulankan oo sida Warku Sheegayo ka qabsoomay goob ka baxsan Xarunta Dawlada hoose…

        Read More

          Ciidamo boolis Soomaliyeed ah oo maanta tababar loogu qaaday dalka Jamhuuriyada Jabuuti

          Muqdisho Jan 17 2013 (SDN)— Ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta dalka Jabuuti loogu qaaday tababar kala duwan oo ay halkaasi ku qaadanayaan.  Ciidankaan oo tiradooda ay gaarayso inkabadan 200 oo askar ah ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kusii sagootiyay Saraakiil ciidan iyo sidoo kale masuuliyiin ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya.  Taliyaha…

          Read More

            Xafiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL oo xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Jaaliyada Imaraadka

            Hargeysa Jan 17,2013(SDN)-Xafiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL wuxu wargelinayaa Jaaliyadda Emarate-ka ee Somaliland yo dhammaan dhinacyada ay arrintani khusayso  in  laga bilaabo taariikhda 15th Jan, 2012  aanay Khadan Cismaan Maxamed Guddoomiye u ahayn Jaalliyadda Emarate-ka carabta ama wakiil uga ahayn Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSl Jaaliyadda Emarate-ka carabta, isla markaana uu Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSl la shaqayn…

            Read More

              Daahir Amiin Jeesow: Waa Diin Naceeb ayaan dhihi karaa waxa loolaayay caruur dhiganeysay dugsi kuyaalay Leego

              Muqdisho Jan 17 2013 (SDN)– Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo lahaday Warbaahinta ayaa sheegay in falkii Ciidamo AMISOM ah ay ku dileen dad caruur dugsi dhiganeysay ay ku jiraan deegaanka Leego in ay uu yahay fal dhiinta looga soo horjeedo. Daahir Amiin Jeesow ayaa tilmaamay in ay aad uga argagaxeen talaabadaasi naxdinta laheyd oo ay…

              Read More

                Weerar Qasaaro Geystay oo Xalay Ka dhacay Magaalada Gaarissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya

                Garissa Jan 17 2013 (SDN)– Ciidamada booliska dalkaKenyaee ku sugan Magaalada Gaarissa ee gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegay in weerar ay kooxo hubeysan soo qaadeen xalay ay ku geeriyoodeen 5-qof  sadax kalana ay si xun u dhaawacmeen. Charlton Mureith oo ka tirsan saraakiisha booliska gobolka ayaa sheegay in weerarka lagu soo qaaday goob maqaaxi ah…

                Read More

                Tababarihii Barcelona oo u Ruqaansandoona Xagaaiyo Bayern Munich (By Jaahuur)

                Munich-Germany-Jan-16-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa Tababarihii Barcelona Pep Guardiola oo u baqooli doona Bayern Munich qalinkana ku duugey 3-ex sanno oo (Contract) xagaagan soo socda. Tababarahan oo ka mid ah tababarayaasha ugu fiican aduunka ayaa 4-tii xagaaga(Seasons) uu la joogey Barcelona ku guuleystey 14-an (Titles). Waxa kale 00 isna ka dhawaajiyey inuu ka hayaamayo…

                Read More

                  Mareykanka oo Dawlada Soomaaliya Aqoonsaya Berito

                  Washington Jan 16,2012(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa shaacisay in ay maalinta berito ah ku dhawaaqeyso in dawlada Soomaaliya ee cusub aqoonsan tahay. Sidaa waxa saxaafada maanta u sheegay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibeda ee Mareykanka u qaabilsan Africa Johney Carson. “Xoghayaha arinaha dibeda ee Mareykanka waxa ay berito la kulmeysaa madaxweynaha Soomaaliya oo Washington booqanaya berito,labada dhana waxa…

                  Read More

                    Ogeysiis:Dabaaldeg Xisbiga UCID loogu Qabanayo Ottawa,Canada iyo hogaanka sare ee xisbiga oo ka qeybgeli doona

                    Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan taagerayasha  Xisibiga Cadaalada iyo Daryeelka ( UCID) ee ku  nool magaalada Ottawa iyo  agagaarkeeda iyo guud ahaanba Jaaliyada Somaliland in ay ka soo qayb galaan xaflad  isugu jirta taageero guusha labaaad ee uu xisbiga UCID ka soo hooyeye tartankii Golayaasha Deegaanka ee Somaliland ee qabsoomay November 28.2012. kana mid noqday mar…

                    Read More

                      Dhalinyaro ka soo hor jeeda Maamulka Khaatumo oo banaan bax balaadhan ka sameeyay Magaalada Buuhoodle

                      Hargaysa 16.Jan.(SDN) Mudaharaad ay soo abaabuleen dhalinyaro ka soo hor jeeda Maamulka Khaatumo ayaa maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle . Dhalinyaradan ayaa Sheegay inay Kooxda Khaatumo ay soo faro galiyeen Ciyaar kubada cagta ah oo ka socotay garoonka kubada cagta ee magaaladaasi waxaanay Taayiro ku Gubeen Badhtamaha Magaalada Buuhoodle,iyagoo ku dhawaaqayay Ereyo ka dhan ah…

                      Read More

                        “Dhib wuu dhacaa Waanu dhici doonaa,oo Sunaha Noloshaa sidaas ah Laakiinse waxaa Haboon” Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Duur

                        Hargaysa 16Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caaraale Duur  iyo Weftigii uu hogaaminayay ee Socdaalka hawleed ku joogay Magaalada Saylac ayaa maanta kulamo kala duwan la yeeshay Madaxda Laamaha Dawlada . Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur waxa uu kormeer ku soo maray Dekeda Magaaada Saylac,Xafiiska Wasaarada Maaliyada,iyo…

                        Read More

                          AMISOM oo sheegtay in ay Baarayaan dhacdadii dadka rayidka lagu laayay ee ka dhacaday Nawaaxiga Leego

                          Muqdisho Jan 16 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed ay soo saareen Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM ee ku sugan Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in ay baaritaan ku sameynayaan dhacdadii shalay Ciidamo ka tirsan AMISOM ay dad rayid ah ku laayeen meel u dhaw deegaanka Leego ee gobolka Sh/hoose. AMISOM ayaa tilmamatay in dhacdaasi ay timid markii ay…

                          Read More