Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Kulan la yeeshay Wasiirul dawlaha Arimaha Dibada ee Isu taga Imaaraadka Carabta
Hargaysa 16Jan.(SDN Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Socdaal Shaqo ku jooga dalka Isu taga Imaaraadka Carabta ayaa maanta la kulmay Wasiirul Dawlaha Wasaarada Arrimaha Dibada ee Isu taga Imaaraadka Carabta Dr Anwar Mohammed Garga iyo ku xigeenkiisa Faris Al-Mazroui. Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar oo…
