Xildhibaanada ku Bahoobay Dalada Hiil Dastuur iyo Dimquraadiyada
Muqdisho Nov 27,2013…120 oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ku bahoobay daladda Hiil Dastuur iyo Dimquraadiyadeed ayaa maanta kulan qado sharaf ah oo ay isugu yimaadeen waxay is tusaaleeyeen jaah-wareerka siyaasasdeed ee uu abuuray mooshinka lagu ridayo xukuumadda ee baarlamaanka loo gudbiyay. Waxayna tilmaameen in Mooshinku marin habaabinayo masiirka ummaadda uuna hakad galinayo…
