Manchester United oo guulweyn ka gaartay dhigeeda Liverpool, Ciyaar ka tirsnaydEnglandPremier League
Manchester Jan 13 2013 (SDN)- Kulan ka mid ah kulamada ugu xiisaha badan Horyaalka Ingiriiska ayaa waxaa galabta fooda isdaray Kooxaha United iyo Reds-ka. Ciyaarto oo aheyd mid xiiso badan ayaa waxa ay ku soo dhamaatay 2-1 oo ay gushu ku raacday kooxda United-ka oo goolasha labada ah la hormartay waxana u dhaliyay Robin van…
