Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Xadhiga ka jaray Mashaariic caafimaad oo laga sameeyay deegaanada Abaarso iyo Arabsiyo
Hargaysa 14.Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Maxamed Maxamud Xoog ayaa maanta xadhiga ka jaray Xarumo caafimaad oo laga hirgaliyay deegaanada Abaarso iyo Arabsiyo. Wasiirka Caafimaadka oo ay weheliyaan Isu duwaha wasaarada caafimaadka ee Gobolka Maroodi jeex,Saraakiil ka tirsan Xisbiyada qaranka, iyo Mas’uuliyiin kale. Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Maxamed Maxamud…
