Dawlada Britain ayaa ku celisay in Muwaadiniintoodu aaney u socdaalin Soomaaliya iyo Somaliland

    London Nov 27,2013(SDN)-Dawlada Britain ayaa k ucelisay digniiin ay u jeedisay muwaadiniintooda oo ay uga digtay in ay u socdaalaan dalka Soomaaliya oo Somalilandna ay ku jirto. Wasaarada arrimaha dibedda ee Britain ayaa qoraalkan ay soo saartay sidoo kale ugu baaqdayi n muwaadiniintooda ka hawlgala Somaliland ay deg deg uga baxaan ama u digtoonaadaan. “Waxaanu…

    Read More

      US concern after alleged Somali rape victim arrested

      US officials on Monday voiced concern over the arrest of an alleged rape victim in Somalia and the journalists who reported on her story, calling for a “credible investigation” into her allegations. Washington was “deeply concerned” about the arrests of the woman, as well as Mohamed Bashir Hashi, the reporter who interviewed her, and Abdulmalik…

      Read More

        “Shirwaynaha xisbiga oo keli ah ayaa awood u leh doorashada guddoomiyaha, ku-xigeenada, xoghayaha guud iyo golaha dhexe ee xisbiga, waa awood aanay cid kale farogelin karin” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye

        Hargaysa 27.Nov 2013 (SDN)- Xisbiga tallada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa dhigiisa dalka Itoobiya ee EPRDF, kala hadlay qoddobo badan oo la xidhiidha aqoonsiga Somaliland iyo sidii si sal-balaadhan labada qaran u yeelan lahaayeen wax-wada qabsi. Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo uu weheliyo Xoghayaha Guud ee xisbigaasi Md. Xasan Siciid Yuusuf, ayaa…

        Read More

          Somali radio director arrested over rape case

          Somali government security forces have arrested the director of the popular privately owned radio station Shabelle for allowing a reporter to use the station’s camera to record an interview with an alleged rape victim, Al Jazeera has learned. Speaking from prison on Monday, Abdimalik Yusuf Mohamud said he was arrested because a camera belonging to…

          Read More

            Guddoome Cabdiraxmaan Cirro Oo Goor Dhaw Lagu Wado inuu Hargeysa Ka Soo Dego iyo U Diyaargarow Ballaadhan oo Loo Sameeyey

            Hargeysa:27-Nov-2013(SDN)-Waxa Magaalada Hargeysa Guud ahaan si weyn looga Dareemayaa Dhaqdhaqaaq xooggan oo ay samaynayaan Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah waddani iyo waliba  Mataanahooda kale ee Ucid, kuwaas oo u diyaargaroobaya sidii ay usoo dhaweyn lahaayeen Guddoomiyaha Xisbiga waddani ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland. Dhaqdhaqaaqyadan ayaa waxa Xoojiyey Tallaabo ay xukuumaddu  Hoggaanka Ucid ugu diidday inay Galaan Garoonka …

            Read More

              Suldaan Galaal Oo si Weyn U Weeraray Hadalkii Dhawaan Ka Soo Baxay Waran-cadde, Kana Hadlay Mashaariic Xukuumadda La Siiyyey Oo ay Daboolka Saarayso

              Hargeysa:27-Nov-2013(SDN)-Suldaan Maxamed Cabdilaahi Xuseen(Galaal) oo Ka Mid Haldoorka Dhaqanka Somaliland ayaa Si Kulul u Dhaliilay Dhaqanno Cusub oo waayadan Dambe Lagu Arkay Xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo. Suldaan Galaal oo Maalintii shalay qaar ka mid ah warbaahinta ugu warramayey Huteel Hadhwanaag ee Magaalada Hargeysa, waxa uu Ugu Horrayn ka Hadlay Dhawaaqii dhawaan ka…

              Read More

                Afar Ka Mid ah Guddida Qaban Qaabada Soo Dhaweynta Guddoomiyaha Waddani iyo Gaadhi Ay Wateen Oo Xalay Xabsiga Lagu Guray

                Hargeysa:27-Nov-2013(SDN)- Sida ay Noo Xaqiijiyeen Saraakiil Sare oo xisbiga waddani ka tirsani, waxa Xalay Fiidkii Saldhigga Dhexe ee Magaalada Hargeysa lagu Xidhay Afar xubnood ka tirsan Guddi uu Xisbigaasi u xilsaaray Soo Dhweynta Guddoomahooda. Afartan Nin ayaa sidoo kale lala xidhay Gaadhi ay wateen, kaas oo ay saarnayd Sameecad ay Taageerayaashooda iyo shacabka kale ee…

                Read More

                  “arrintii Guddoomiye Saleebaan xisbiga kulmiye Dhexdiisa ka waday waxay u egtahay inay Reernimo ka Daarran tahay, laakiin waxa wanaagsanayd in Golaha lagaga doodo oo……..” maxamed Xaashi

                  Hargeysa:27-Nov-2013(SDN)-Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi ayaa si kulul u weeraray Xukuumadda Madaxweyne siilaanyo iyo Waliba Hab-dhaqanka Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan. Maxamed  Xaashi oo ka Hadlayey Madal ay shalay Madasha wada-tashiga oo uu Xubin ka yahay ku qabteen Shir jaraa’id, ayaa Dhaliilay Faro-gellinta ay xukuumaddu ku bilowday Golaha Baarlamaanka, waxana…

                  Read More

                    Dawlada Maryekanka oo walaac ka muujisay suxufiyad Muqdisho lagu kufsaday oo xabsiga la dhigay

                    Washington Nov 27,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa walaac ka muujisay xariga Muqdisho loogu geystay Gabar la kufsaday iyo suxufi wareystay iyo maamule iddacad kufsiga laga baahiyay oo xabsiga la dhigay. “Xarigani waxa uu sare u qaadayaa suaalaha ku xeeran ilaalinta dhibeneyaasha colaada ka dhanka ah Haweenka iyo xoriyada saxaafada”sidaa waxa yiri afhayeenka wasaarada arrimaha dibedda qeybteeda Africa…

                    Read More

                      Maamulaha Iddaacada Shabeelle:Waxaan Xabsiga ugu jiraa in Camerad iddaacadu leedahay lagu wareystay gabar la kufsaday

                      Muqdisho Nov 27,2013(SDN)-Maamulaha Iddaacada Shabeelle ee magaalada Muqdisho ayaa maalintii shanaad xabsiga ugu hoyday shababo la xiriira wareysi lala yeeshay gabar suxuufiyad ah oo sheegtay in wariye ka howl gala warbaahinta dawlada uu kufsaday. “waxaan xabsiga ugu jiraa wariye Shabeelle ka tirsan oo camerad iddaacadu leedahay ku wareystay gabadh la kufsaday”sidaa waxa yiri Cabdimalik Yusuf…

                      Read More

                        Xoghayaha Xisbiga Ucid ee UK Cabdilahi Cumar Shaqale oo cambaareeyey dhacdadii foosha xumayd ee ka dhacday Soo dhawayntii Gudoomiyaha XIsbiga

                        London 27Nov13(SDN) Xoghayaha xisbiga Ucid ee Uk Mudane Cabdilaahi Cumar Shaqale  ayaa si adag u canbaareyey  dhacdadii foosha xumayd ee layska hor istagay Madaarka Hargaysa Murashaxa Madaxwaynaha xisbiga Ucid mudane jamaal cali xuseen iyo marti sharaf kale ee la socotay gudoomiyaha ayaa isaga oo u waramaya saxafada waxa uu shegay in xukumadu ay rabto in…

                        Read More

                          BREAKING NEWS: British Foreign and Commonwealth Office (FCO) Advice against all Travel to Somaliland and Somalia

                          London, 27 Nov 2013 (SDN) -The British Foreign and Commonwealth Office (FCO) have advised against all travel to Somalia, including Somaliland and called any British nationals in Somalia and Somaliland to leave. The FCO said in a statement issued today that there is a There is a high threat from terrorism, including kidnapping, throughout Somalia,…

                          Read More

                            Mapping Mogadishu’s Businesses to Aid Tax Collection

                            Mogadishu, 26 Nov 2013 (SDN) -A mapping exercise to register businesses and infrastructure in Mogadishu, Somalia’s capital, aims to provide the government an opportunity to engage in urban planning, raise revenue to fund civic programmes and help settle land disputes, which are increasing as people return to their former homes after decades of conflict. The…

                            Read More

                              Wasiirka Madaxtooyada oo soo Kormeeray Jidka isku Xidha Hargaysa iyo Berbera {Dhagayso iyo Sawiro}

                              Hargaysa 26.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay wehelinayaan Wefti balaadhan iyo Engineer-ada faraha ku haya dhismaha wadada Hargeysa iyo Berbera u dhaxaysa oo maanta boqasho ku tegay wadadaasi oo ay ka socoto shaqo aad u culusi. Kormeerka Wasiirku ku tegay maanta wada ayaa la xidhiidhay inuu…

                              Read More

                                Madasha Wada Tashiga oo Si Ba’an u Weerar hanaanka Hogaamineed ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo

                                Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha wada tashiga iyo toosinta Qaranka Somaliland ayaa maanta arimo dhawr ah ku dhaliilay Xukumadda Somaliland ee Madaxweyne Silaanyo gadhwadeenka ka yahay. Mujaahid Ibraahin Dhagaweyne, Mujaahid Xasan Ciise Jaamac iyo Mujaahid Maxamed Xaashi ayaa dhaliilo kala duwan u jeediyay Xukumadda, kuwaasi oo ku wajahan diido Xukumaddu kala hor…

                                Read More