Hargaysa oo lagu qabtay Shir hawleed ku saabsan Sidii fursado shaqo loogu abuuri lahaa dhalinyarada
Hargaysa 26.Nov 2013 (SDN)- Kulan lagu gorfaynayay sidii fursado shaqo loogu abuuri lahaa dhalinayarada ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaarada qorshaynta iyo horumarinta qaranka. Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Hayada ILO waxa kasoo qeyb galay ururada bulshada , waiiro , agaasmiyaal guud iyadoo halkaasi lagu soo bandhigay qiimayn lagu sameeyay heerka shaqo la aanta…
