Duqa Muqdisho Oo Dilka Dhakhaatiirtii Reer Siiriya Dusha Ka Saaray Ciidanka Dawladda.
Muqdisho:27-Dec-2013(SDN)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur(Tarsan), ayaa markii ugu horraysay Sheegay in ciidanka Dawladdu lug ku lahaayeen dilkii Toddobaadkii hore duleedka Muqdisho loogu geystay Dhakhaatiir Somali iyo ajaanib isku jirta. Maxamuud Tarsan waxa uu si cad u sheegay in dilkaas ay geysteen Rag ka tirsan ciidanka Dawladda ama dirayska Dawladda xidhani, maadaama ay dad goob…
