Cabdiqaasim Salaad Oo Farta Ku Fiiqay Waddamo Deris ah Oo Somalia Ka Degi La’dahay, Ra’isal wasaaraha Cusubna Talooyin u Guntay

    Cairo:28-Dec-2013 (SDN) –Madaxweynihii Hore ee Somalia Cabdiqaasim Salaad Xasan, ayaa ka Hadlay Dhibaatooyinka Siyaasadeed iyo Kuwa Maamul ee ka Jira Somalia tan iyo intii ay Burburtay Dawladdii Dhexe ee Somalia. Cabdiqaasim oo ku sugan magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar, ayaa  isagoo u warramay Qaar ka mid ah warbaahinta tilmaamay inuu il gaar ah ku…

    Read More

      Beelaha Gaboobe Oo Ku Dhawaaqay Inay Somaliland Caddaalad Darro Uga Tegayaan

        Hargeysa:28-Dec-2013(SDN)-Waxa sii Kordhaya Kala Fogaanshaha u dhexeeya Xukuumadda  Somaliland iyo Beelaha Laga Tirada badan yahay ee Waddanka Ku Nool, kadib qulqulatooyin cabashooyin iyo cadaadis ah oo Beeshu tirsanayso.   Waxgaradka iyo Cuqaasha Beesha Muuse Dheriyo ee ku Nool Somaliland, ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqay inay yaqiinsadeen inaan somaliland waxba u oollin, sidaas darteedna…

      Read More

        Musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga ucid oo soo gadhay Uk mudane C/rashiid Xasan Mataan

        London28Dec13(SDN)  london 28Dec13 Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka xisbiga ucid  mudane C/rashiid Xasan Mataan ayaa soo gadhay caasimada wadankan uk ee london  musharaxa ayaa waxa Heathrow Airport   ku soo dhaweyey xoghayaha waxbarashada Fawsi Xaji Yusuf, Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga ucid laantisa Uk Xuseen Mike Gudoomiye ku xigeenka labaad Xuseen Bisad,Xoghayaha xisbiga Ucid Cabdilaahi cumar shaqale , Gudoomiyaha Garabka…

        Read More

          Waa Barnamij Cusub oo la Magac Baxay Falanqeynta Kulul iyo Maxamed Ibraahin Qabo(Reer Dunbuluq Dhawaan labada gacmood bay ku meran donaan) oo waraysigii u horyey siyey Dawasho wacan

          London 28Dec13(SDN) Waa Barnamij Cusub oo la Magac Baxay Falanqeynta Kulul oo idiin soo jeedin dono Wariye Maxamed Luqmaan oo iska kashan donaan warbaahinta qurbejoog warysiyo xiiso badan oo dhamaan siyaasinta reer uk ku sugan oo aad kaga bogan dontaan waraysigii u horeyey ayaa waxaan idinku haynaa waraysi xiiso badan Maxamed Ibraahin Qabo(Reer Dunbuluq Dhawaan…

          Read More

            Bomb Kills 10 in Mogadishu Restaurant Attack

            Mogadishu, 27 Dec 2013 (SDN) — At least 10 people were killed in Mogadishu, Somalia, on Friday when a remote-controlled bomb exploded in a restaurant in the northwestern part of the Somali capital, government officials said. It was not immediately clear who was responsible for the explosion. The Shabab, an Islamist militant group based in…

            Read More

              Shan laash oo la Gudoonsiiyay Iskaashatada Kalluumaysiga ee Saylac

              Saylac 27.Dec 2013 (SDN)- Badhasaabka Gobolka Salal ayaa shan laash ka gudoomay Ururka Dhalinyada Ramad,  oo wakiil ka ahaa Ururka Samafalka Gobolka Salal ee Hudoon Human Development Organization  Network oo ugu deeqay iskaashatooyinka kalluumaysiga ee degmooyinka Saylac iyo Lughaya.   Badhasaabka Gobolka Salal C/laahi Faarax Meydhane ayaa waxaa gudoonka gaadiidkan ku wehelinayay Isuduwaha wasaarada kalluumaysiga …

              Read More

                Maamulka Madaarka Caasimada oo ka hadlay in Shirkad Gaar ah Kooto loogu Xidhay Gaadiidka Tagaasida ah

                Hargaysa 27.Dec  2013 (SDN)- Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa Maxamed Yuusuf  Ismaaciil ayaa maanta ka hadlay cabasho iyo eedo ka yimid qaar ka mida tagsiilayaasha qaada rakaabka madaarkaasi ka soo dega. Maamule Maxamed Yuusuf  oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaarka ayaa sidoo kalena beeniyey ka ganacsiga Madaarka ay maamul ahaan…

                Read More

                  Madaxda Igad oo Ugu Baaqay Madaxweynaha iyo Ku Xigeenka Konfurta Sudaan inay Joojiyaan Dagaalka

                  Nairobi 27.Dec 2013 (SDN)- Madaxda IGAD oo Maanta oo Jimco ah  kulan ku yeesheen xarunta dalka Kenya ee Nairobi ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay ka soo saareen shirka Xaaladaha Murugsan ee dalka South Sudan. Warsaxaafadeed Madaxda IGAD ayaa lagu sheegay in si dhaqso ah dagaalka loo joojiyo, 10 Maalmood gudahooda la furo Wadahadalo u dhexeeya…

                  Read More

                    “Dadka guud ahaan ku dhintay dagaaladan waxay gaarayaan ku dhawaad 200 oo qof, waxaana ku jira 9 qof oo Somali ah” Soomaali lagu dilay Yemen

                    Sanca 27.Dec 2013 (SDN)- Inta la ogyahay 9 ruux oo Soomaali ah ayaa ku dhinntay 43 kalena way ku dhaawacmeen dagaalo ka socda Magaalo yar oo lagu magacaabo Damaad oo ku taala Waqooyiga dalka Yemen. Dagaaladan oo u dhexeeya Kooxo Islaamiyiin ah oo Shiico iyo Sunni ah ayaa waxay deegaankaas ka socdaan Sadex Bilood iyadoo…

                    Read More

                      “Waa wax aad u foolxun dhaqanka ku saleysan daadinta dhiigga dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan” Ra’isal Wasaaraha Somalia

                      Muqdisho, December 27, 2013 (sdn)-Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Askartii iyo dadkii rayidka ahaa ee maanta ku geeriyooday qarax ay kooxo dhagar qabayaal ahi ka geysteen degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. “Waa wax aad u foolxun dhaqanka ku saleysan daadinta dhiigga…

                      Read More

                        Wasiirka Arrimaha Guddaha ee Somaliland oo Maanta ku soo laabtay Caasimada Hargaysa

                        Hargaysa 27.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha ee JSL Md Cali maxamed warancadde oo muddooyinkii dambe socdaal shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa aya maanta oo jimce ah dalka dib ugu soo laabtay.   Wasiirka oo ay garoonka diyaaradaha ee Egal Intranational Airport ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan golaha wasiirada, salaadiin iyo dadweyne faro…

                        Read More

                          Shirwaynahii Awdal State oo ku soo gabagabobay Uk iyo xubno Somaliland iyo Xisbiyada somaliland oo ka muqday waa maxay sababtu Dawasho wacan

                          London 27Dec13(SDN) waxa shabakada wararka ee qurbejoog u surto gashay inay xog ka hesho gudiga qaban qabadad shirwaynahii Awdal State in xubno ka soo jeeda gobolka Awdal ay si rasmiya ugu bireen Awdal State iyaga oo ku tilmaamay inay si rasmiya uga mid noqdeen awdal State xogtan oo aan ka helay Video Daawasho wacan. Qaybtan…

                          Read More

                            Gaadiidkii Biyaha Dhaamin Jirey Oo Wali Shaqo joojin ku Jira Iyo Caasimadda Hargeysa Inteeda Badan Oo Biyo La’aani Hayso

                            Hargeysa:27-Dec-2013(SDN)-Wali waxa Shaqo-joojintii ay shalay bilaabeen ku jira Gaadiidka Booyadaha loo yaqaanna oo biyaha u dhaamin jirey Inta badan xaafadaha iyo Degmooyinka ay ka kooban tahay caasimadda Hargeysa. Shacabka magaalada Ku Nool ayaa ay biyo la’aani soo foodsaartay, waxana ay haatan halis ugu jiraan inay Guud ahaanba biyo waayaan, maadaama gaadiidkii biyaha u keeni  jirey…

                            Read More