“Waxaan soo kormeernay Madbacadii qaranka oo ka mid ah Hay’adaha hoos yimaada Wasaaradda Warfaafinta, waxaana qorsheyneynaa in aan dib u howgelinayo Madbacadda” Wasiir Ciil Mooge

    Muqdisho 25.Nov 2013 (SDN)- Kormeerka uu maanta Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Mudane Cabdulaahi Ciilmooge Xirsi ku tagay Madbacaddii Qaranka ee degmada Shangaani oo ay hadda deganyihiin dad shacab ah ayaa u jeedada kormeerkiisa waxa ay aheyd inuu Wasiirku dar dar galiyo dadaalka uu ku doonayo dib u soo nooleynta Madbacada Qaranka,  waxaana ku wehlinayay…

    Read More

      Xal laga Gaadhay Khilaaf soo kala dhex galay Maamulka Shabeelada dhexe iyo Ciidamo dawlada ka Tirsan

      Muqdisho 25.Nov 2013 (SDN)- Xukuumadda uu Hogaamiyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ‘Saacid’ ayaa xal ka gaartay Dagaal beeleedyo iyo khilaaf soo kala dhex galay Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe iyo Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Guddoomiyaha Maxkamada gobolka Shabellaha dhexe Axmed Ibrahim Sayid oo la hadlay K24 ayaa sheegay imika inay…

      Read More

        “Waxaan ku ammaanayaa wasiirka warfaafinta tallaabooyinka ay qaadday wasaaraddiisa ee dib loogu howl-gelinayay hay’adaha dowladda, sida , soo celinta maamulka hawada Soomaaliya iyo horumarinta garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde,”Ra’isal Wasaare Cabdi F.Shirdoon

        Muqdisho 25.Nov 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa ku ammaanay wasaaradda warfaafinta, boostada, isgaarsiinta iyo gaadiidka horumarrada ay sameysay muddadii sanadka ahayd ee ay xukuumaddu jirtay. Raysul wasaaraha ayaa ku ammaanay wasiirka wasaaraddaas, Mudane Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi is-beddelka iyo horumarinta ballaaran ee uu ka sameeyay wasaaradda. “Waxaan ku ammaanayaa wasiirka warfaafinta tallaabooyinka…

        Read More

          Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo u Xili Xaraarada Siyaasadeed ee Xisbiga Kulmiye Cirka Marayso u Kicitimay Itoobiya

          Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)-Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu weheliyo xog hayaha guud ee xisbiga Md Xasan Siciid Yuusuf ayaa maanta u ambabaxay caasimadda dalka Ethiopia ee addis ababa halkaas oo ay casuumad rasmi ka heleen xisbiga talada dalkaasi haya ee EPRDF. Waftiga oo ka dhoofay madaarka caalamiga ah…

          Read More

            “ Shirweynaha Dooda Qaran waxaanu doonaynaa in aanu Martigalino oo Burco Lagu qabto” Madaxda Xisbiga Waddani

            Burco 25.Nov 2013 (SDN)- Masuuliyiinta Xisbiga wadani ee Gobolka Togdheer iyo Taageerayaashooda ayaa si weyn u taageeray Shirweynaha Dooda Qaran ee Labada Xisbi Mucaarid qabanqaabadeeda wadaan. Geesta kale Masuuliyiinta Waddani ee gobolka Togdheer oo kulan balaadhan oo ay iskugu yimaadeen ku qabtay Hoteelka Golis ee magaalada Burco  ayaa ku baaqay in dooda qaran lagu qabto…

            Read More

              Wefti Safiiro iyo Dublamaasiyiin ah oo Somaliland Socdaal ku Yimid iyo Kulan ay Madaxweyne Siilaanyo la Qaateen {DHAGAYSO}

              Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan Safiiro iyo Dublamaasiyiin ah oo booqasho ku Caasimada Dalka ee Hargaysa. Madaxweynaha iyo Weftigan ayaa ka wada hadlay Mashaariicda Horumarineed ee ka dhaxaysa dawladaha ay Weftigani ka socdaan iyo Somaliland sidoo kale waxa uu Madaxweynuhu warbixin…

              Read More

                Madaxweynaha Somaliland oo Daahfuray Mashruuc ku Wajahan faa’iidada iyo Daryeelka Caanaha Xoolaha {DHAGAYSO}

                Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta ka qayb galay xaflad balaadhan oo loo sameeyay daahfurka Faa’iidada iyo daryeelka  Caanaha Xoolaha taas oo lagu qabtay huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo khudbad kooban halkaasi ka soo jeediyay ayaa tilmaamay…

                Read More

                  “Mashruucan waxaa ku baxaysa lacag dhan Afar Milyan oo Yuuroo,iyo Afar boqol oo Kun oo dollar” Wasiirka Xanaanada Xoolaha {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Xannaanada Xoolaha ee Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Cali oo ka Hadlayay Madashaasi lagu daahfurayay Mashruuca ka faa’iidaysiga Caanaha Xoolaha ayaa Tilmaamay in Mashruucani yahay Mid ay Somaliland ka caawinayaan Ururka Midowga Yurub isla markaana ay  ku baxayso aduun dhan Afar Milyan oo Yuro oo Midowga Yurub bixinayo iyo afar…

                  Read More

                    Maamulka Madaarka Hargaysa oo dhan isaga duway dhaleecayn uu u jeediyay Jamaal Cali Xuseen kuna Sifeeyay inay Waayo aragnimo la’aani haysato {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Maareyaha Madaarka Cigaal International Airport  ee Hargeysa ayaa Jawaab ka bixiyay Hadal ka soo Yeedhay Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Aqoonyahan  Jamaal Cali Xuseen Waxaanu xusay inay Waayo aragnimo la’aani haysto Musharaxa hab maamuuska ay Gudoomiyihiisa u sameeyeen, Waxa kale uu sheegay in Gudoomiyaha Ucid si fiican…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo dalka ku soo laabtay si adagna uga hadlay Sababta ay Xukuumadu uga soo Hor jeedo Shirka ay Axsaabtu ku baaqeen {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay ka dib Safar uu ugu maqnaa Dalka Turkiga oo uu kaga qayb galay Shir Xisbiyo Dunida ka kala yimid ku kulmeen. Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid Jaamal Cali Xuseen, Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Ucid…

                      Read More

                        Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo Xukuumada ku eedeeyay in Meel Shacabka loo Ogol yahay loo diiday Masuuliyiinta Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo Maanta ka hadlayay Soo dhawaynta Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo in Mudo ah Socdaal Shaqo ugu Maqnaa dalka Turkiga ayaa sheegay  inay fiicnaan lahayd inay si ka balaadhan sida ay u soo dhaweeyeen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ay ku hawlanaayeen balse…

                        Read More

                          Xadhiga Ganacsade Oomaar oo soo shaac bixisay in Sirdoonka Jabuuti Dhegeystaan Telephonada Somaliland

                          Jabuuti Nov 25,2013(SDN)-Dawlada Jabuuti ayaa xabsiga dhigtay mid ka mida ganacsatada ugu waaweyn Somaliland iyo Jabuuti ganacsade Jaamaca Oomaar Seed oo xarigiisa loo aaneynayo in uu xiriir la lahaa Ganacsade Cabdiraxmaan Boore. Sirdoonka Jabuuti ayaa in muda ahba laga warhayay basaasida isgaarsiinta kala duwan ee Somaliland ka dib kolkii shirkadaha isgaarsiintu dalkaas ka dhigteen Xarumo…

                          Read More

                            Wasiirka Duulista Oo Amar Ku Bixiyey In Saraakiisha Xisbiga Ucid iyo Saxaafadda Madaxa Bannaanba Laga Hor Istaago Soo Dhaweynta Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

                            Hargeysa:25-Nov-2013(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa amar ku bixiyey inaan Madaarka loo Sii daynin HOggaanka Sare ee Xisbiga Ucid oo Doonayey inay Soo Dhaweeyaan Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo halkaas ka soo Degayey. Amarkan  wasiirka ayaa waxa si Toos ah u fuliyey Ciidanka Ilaalada Madaarka oo Goor Horeba Bilaabay inay Garoonka Ka…

                            Read More

                              Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Xadgudubyada ka dhanka ah Haweenka oo hargaysa lagu qabtay

                              Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Xubno wasiiro ah ayaa  ka qeyb galay xaflad loo sameeyay maalinta caalamiga ah ee joojinta xadgudubyada ka dhanka ah haweenka  taas oo lag qabtay   hoolka hayada shaqaalaha ee magaalada hargaysa. Xafladan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada waxa ugu horeyn ka hadlay wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha…

                              Read More

                                GUDOOMIYAHA BAARLAMAAN S/LAND AHNA GUDOOMIYAHA XISBIGA WADDANI OO SOO GAADHAY WADANKA INGRIISKA.

                                London 25Nov13(SDN)Gudoomiye A/rahman Mohamed A/llahi “Ciro” oo beryahaba ku sugnaa Qaaradan Yurub ayaa xalay xili dambe ka soo degay Wadankan Ingriiska. Gudoomiyaha oo safaro kooban ku soo kala bixiyey wadamada Finland iyo Sweden ayaa wadankan Ingriiska kaga qayb geli doona shir ay isugu imanayaan Xubnaha Baarlamaanka ee wadamada barwaaqo sooranka (commonwealth) oo la filayo inuu…

                                Read More

                                  The history of Hargeisa as per documentary from Tube taken Hagi Abdi Hussen (Abdi Waraabe) commented by Dr. Mohamed Rashid sheik Hassan (An Ex-BBC Somali broadcaster))‏

                                  A city is a relatively large and permanent settlement although there is no agreement on how a city is distinguished from a town, however, many cities have a particular administrative and legal status and treated as head quarter of state legislative body and that is what distinguishes a city government from a town.Cities generally have…

                                  Read More

                                    Madaxweyne ku-xigeenka Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN oo xabsiga laga siidaayay

                                    Jabuuti Nov 25,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka dalada mucaaridka Jabuuti Md Cumar Cilmi Kheyre ayaa ay xukuumada Jamhuuriyada Jabuuti ay xabsiga ka sii deysay maalmo ka dib kolkii ay qabatay. Xukuumada Jabuuti ayaan faahfaahin ka bixin sababta ay xabsiga u dhigtay Mr Kheyre oo ka mid ah halgaamaayadii u soo dagaalamay xoriyada Jabuuti. Sidoo kale dalada mucaaridka Jabuuti…

                                    Read More