Wasiirka madaxtooyada Xirsi xaaji cali oo kulan La Qaatey Aqoonyahanka Reer Awdal iyo xubno Awdal State iyo waxyaabihii la isla soo qaad qaaday oo muhima oo qurbjoog heshay

    london 20Nov13(SDN) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xasan la yeeshay qaar ka mid ah aqoonyahanada iyo waxgaradka reer Awdal ee ku nool magaalada London iyo nawaaxigeeda ayaa ahaa mid isugu jirey garnaqsi, hoga tusaaleyn iyo toosin ku aadan dowladda uu haatan hoggaamiyo Axmed Siilaanyo.   Barasho kooban iyo mahadcelin kadib waxaa ugu horreyn kulanka…

    Read More

      “Golaha iyo Xukuumaddu si fiican bay u wada shaqaynayeene Fidno ayaa lagu soo dhex tuuray” Xildhibaan Cumar San-weyne

      Hargaysa 20.Nov 2013 (SDN)- Xildhibaan Cumar San-weyne oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiiladda isla markaana aah Guddoomiye ka mid ah sideeda guddi ee dhawaan isku-shaandhaynta lagu sameeyey ayaa sheegay go’aankii Guddoomiye ku-xigeenada Goluhu soo saareen in uu ahaa Fidno Golaha iyo Xukuumadda lagu kala dilayey. Xildhibaan Cumar San-weyne oo ka hadlaya aragtidiisa go’aankii shalay iyo…

      Read More

        Nin Canadian ah oo Tamashle u tegay Muqdisho iyo amakaag ay ka qaadeen shaqaalaha Garoonka Duyuuradaha Muqdisho

        Muqdisho Nov 20,2013(SDN)-Nin u dhashay dalka Canada ayaa dhawaan ujjeedada Booqasho uu ku tegay magaalada Muqdisho ayaa ka fajicisay shaqaalaha gegida duyuuradaha ee Muqdisho. Ninka oo 41 jir ah lana yiraahdoMike Spencer Bown ayaa ah nin socdaala oo ilaa iyo haatan booqday ilaa 150 wadan oo dunida ku yaal. “Hore umeynaan arag ninkan oo kale,waxa…

        Read More

          Xukuumada Federaalka oo Taageertay Hawlgalka la dagaalanka Budhcad badeeda

          Muqdisho 20.Nov 2013 (SDN)- Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa  soo dhoweysay go’aanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu halka sano ugu kordhiyay howlgalka la-dagaallanka burcad badeedda. Ra’iisul  wasaaraha xukuumadda Cabdi Faarax Shirdoon ayaa sheegay in xilli kordhinta ay awood u siineyso dowladda Soomaaliya iyo saaxiibadeeda xoojinta dedaallada lagu doonayo in lagu soo afjaro dhibaatooyinka…

          Read More

            Wasaaradda Arrimaha Dibadda Faransiiska Oo Beenisay War kasoo Baxay Maamulka Puntland

            Paris:20-Nov-2013(SDN)-Wasaaradda arimaha dibada ee Faransiiska ayaa  dhinac iskaga Riixday eedo uga yimi Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Oo la xidhiidhay inay gacanta ku hayaan basaasiin u dhalatay waddanka Faransiiska. Romain Nadal oo ah afhayeenka wasaarada arimaha dibada Faransiiska ayaa xaqiijiyay in muwaadiniin u dhalatay dalalka Faransa iyo Ingiriiska lagu xidhay deegaanada Puntland Khamiistii lasoo dhaafay.  …

            Read More

              Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Xukuumadda Ka Difaacay Afgembiga Sharciyadda Waddanka ee Dhabarka Loo Saaray

              Hargeysa:20-Nov-2013 (SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa iska fogaysay eedo ka soo yeedhay qaar ka mid ah xisbiyadda mucaaridka ah oo xukuumadda ku eedayay inay ka dambayso labada Guddoomiye Ku xigeen ee aqalka wakiiladda oo iyagu laalay go’aankii uu Guddoomiye Cirro iskugu shaandheeyay Guddi hoosaadyadii aqalkaasi.  Sidaasna waxa shaaca ka qaaday Afhayeenka madaxtooyadda Axmed Saleebaan Dhuxul oo  Xalay…

              Read More

                Baanka Somaliland Oo Ka Hadlay Farriin ay Ku Diiddan Yihiin Lacagta Jeexjeexan, Fartana Ku Fiiqay Halista Dhaqaale ee Adeegga Zaad-ku Waddanka Ku Hayo

                Hargeysa:20-Nov-2013(SDN)-Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa Suuqyada waaweyn ee Magaalada Hargeysa ku Soo Bandhigay Boodhadh waaweyn oo ay ku qoran Yihiin Farriimo dadka loogu sheegayo inaan la qaadan Karin lacagta shilling Somaliland-ka ah ee jeexjeexan. Arrintan oo waxoogaa caqabada ku keeni karta dadka shacabka ah, ayaa waxa faahfaahin ka Bixiyey Guddoomiyaha Baanka Somaliland Cabdi Dirir Cabdi,…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Kulmiye oo dhambaalo Tacsi ah u diray Marxuumiin ku Naf Waayay Shil baabuur

                  Hargaysa 20.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Eheladii, Qoysaskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo guud ahaan Shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geeridii ku timid Alle ha u naxariistee 5 qof oo muwaadiniin ah oo shil baabuur ugu geeriyooday 19/11/2013 galbeedka Hargeysa. ALLE ha u naxariistee muwaadiniintaasi…

                  Read More

                    Madaxtooyada Oo Sharci-jebinta Dastuurka Dalka u Adeegsatay Guddoomiye Baashe, Cirro Oo Xaqa Ku Addimay iyo Cali yuusuf Oo Labac-labac Leeyey

                    Hargeysa:20-Nov-2013 (SDN)- Madaxtooyada ayaa  Falan-qeyn dheer iyo shirar albaabadu u xidhan yihiin oo ay yeelatay ka dib Go’aan ku gaadhay in Hilifaha loo laabo sharciyadda waddanka iyadoo laga soo gelayo Golaha sharcidejinta Dalka. Guddoomiye-ku-xigeenka 1-aad ee Golahaasi Baashe Maxamed Faarax ayey Xukuumaddu ku qancisay in muran sharci ka dhex abuuro Golaha, waxana uu shalay soo…

                    Read More

                      Garabka Haweenka EE Xisbiga Ucid Oo Dhaliilo culus Dusha ka Saaray Xukuumadda iyo Xisbigeeda Kulmiye

                        Hargeysa:20-Nov-2013(SDN)-Hoggaanka Sare Ee Garabka Haweenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid, ayaa  eedo kulul u soo Jeediyey Xukuumadda Somaliland iyo Xisbigeeda Kulmiye oo ay ku tilmaameen kuwo Fadhiidnimo u horseeday waddanaka. Xubnaha oo  ka kooban xubnaha ugu sarreeya  Xisbiga UCID, islamrkaana xilal kala duwan haya, ayaa Bulshada u soo Bandhigay Dhacdooyin ugub ku ah taariikhda…

                      Read More

                        Shil Galabta ka dhacay Galbeedka Hargeysa oo ay ku dhinteen Saraakiil sar sare oo shirkadda Somcable ka tirsani

                        Hargeysa-19-2013(SDN)-Deegaanka Galbeedka Magaalada Hargeysa, ayaa shil galabta ka dhacay waxa ku Geeriyooday Lix qof oo ay ka mid ahaayeen Mulkiilaha Shirkadda Somcable walaalkii iyo Engireenkii Guud ee shirkadaas, kadib markii ay isku dhaceen Gaadhi ay wateen saraakiisha shirkaddaasi iyo Gaadhi kale oo Nooc Dhaynaha loo yaqaano ahi. Eng.Axmed Aadan Xasan oo ahaa Engineerkii Guud ee…

                        Read More

                          UK to Give Counterterror Aid to Somaliland

                          London, 19 Nov 2013 (SDN) -The British government is proposing to set aside around 4.8 million pounds ($7.7 million) to enhance counterterrorism capabilities in Pakistan and Somaliland. Foreign Secretary William Hague detailed the plans to donate equipment and fund training and mentoring programs in written statements to lawmakers on Tuesday. He said the government wants…

                          Read More

                            Marwo Faadumo Siciid oo Si Adag ugu Jawaabtay Maareeyaha Xafiiska Samo falka ee Wasaarada Dibu dejinta {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 19.Nov 2013 (SDN) Xoghaya Maaliyada Ee Xisbiga Ucud Marwo Faadumo Siciid ayaa Maanta Si Kulul uga  Jawaabtay hadalo Ka soo yeedhay Agaasimaha Samafalka wasaarada dib U Dajinta Somaliland Marwo Aamina Maxamuud Diiriye. Xoghaya Maaliyada Ee Xisbiga Ucud Marwo Faadumo Siciid Ibrahin Waxay Sheegtay in Aamina Maxamud Diiriye Oo Xukuumada U Qaabilsan Samafalka wasarada dib…

                            Read More

                              UN Charcoal Ban Crucial to Somalia Survival

                               Mogadishu, 19 Nov 2013 (SDN) -Al-Shabab militants, who control portions of southern Somalia, have long relied on charcoal exports to Gulf Arab states to fund their operations and pay their recruits. Now, following the al-Shabab attack on Nairobi’s Westgate shopping mall in September that killed at least 67 people, there is renewed urgency at shutting…

                              Read More