Home » 2:53 am Entries posted on “February, 2015”

Degsiimooyin Hargaysa ka Mid ah oo Biyo la’aan Baahsani ka Jirto+ Aamusnaanta hay’adihii loo Igmaday DAAWO

Hargaysa 28,Feb 2015 (SDN/QJ)- Magaalada Hargasya ayaa Degsiimooyin ka Mid Waxaa aad looga dareemayaa baahi biyo la’aaneed taas oo dhibaato ku noqotay bulshada ku dhaqan Degsiimooyinkaas. Wakaalada Biyaha Hargiesa ayaa u Muuqata Mid ku hafatay  Hawshii loo igmaday Tan iyo intii Xisbiga Kulmiya talada dalka qabtay.

Posted in Uncategorized | Read More »

Mudaharaad ka dhan ah Xadka Xidhan ee Jabuuti iyo Somaliland oo Lawya cado ka dhacay

Lawyacado 28.Feb 2015 (SDN/QJ) – Dadweyne gadoodsan ayaa saaka mudaharaad ka dhigay magaaladda Lawyacado, halkaas oo ay Taayiro ku gubeen iyagoo ku dhawaaqayey erayo ay kaga soo horjeedaan Xadka xidhan ee ay wadaagaan Jabuutin iyo Somaliland. Dadweynahan oo aad u kacsanaa ayey Ciidamadda Qaranka iyo kuwa Booliiska ahi u adeegsadeen Rasaas kadib markii uu xoogaystay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaarada Caafimaadka oo Digniin adag u dirtay Shirkada Isgaadhsiinta Telesom

Hargeysa 28.Feb 2015 (SDN/QJ):- Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii labaad Digniin u dirtay Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom oo diidday ku dhaqanka Wareegto dhaqan-gashay oo Wasiirka Wasaaraddaas Dr. Saleebaan Ciise Axmed soo saaray bilawgii bishan aynu ku jirno, isla markaana dhaqan-gashay sagaalkii bishan Febraayo, taasoo lagu mabnuucayey Baahinta Xayaysiisyada iyo Ogeysiisyada Caafimaad ee aan soo marin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mudane Weli Axmed Xaawo oo ka Dayriyay Xaalada Nololeed ee Bulshada Somaliland

Hargeysa 28.Feb 2015 (SDN/QJ):-Xildhibaan Weli Axmed Aadan(Weli-Xaawo), oo ka mid ah mudanayaasha aqalka golaha wakiilada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay marxalada guud ee maanta ay marayso xaalada dalku, waxaana uu sheegay in ay guud ahaanba dalka ka jirto xaalad aad u adag isaga oo tilmaamay in bulshada ku dhaqan wadanka gudihiisa ay si xooga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Safar-Dhuleed Addis-Ababa & Khartuum Ah oo La Furay

Addis ababa 28.Feb 2015 (SDN/QJ)- Dalalka Itoobiya iyo Sudan ayaa ku heshiiyey  barnaamij wadajir ah oo ay iskaga kaashanayaan ka ganacsiga dhanka gaadiidka dadweynaha sida ay maanta baahiyeen gudida socdaalka ee wadanka Itoobiya.   Mr  Abelneh Agidew, maamulaha hay’adda gaadiidka dadweynaha ee dalka  Itoobiya oo u waramayey wakaalada wararka dalkaasi ee ENA  aya sheegay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhakhtarkii Hore ee Madaxweynaha Ruwanda oo Boolisku Toogasho Ku Dileen

Ruwanda 28.Feb 2015 (SDN/QJ)- Ciidanka Booliska ee Dalka Ruwanda ayaa sheegay inay baadhitaan ku hayaan sababaha uu u dhacay shil ay Boolisku ku toogteen dhakhtarkii hore ee madaxweynaha Dalka Ruwanda. Dr Emmanuel Gasakure oo ah sarkaal u hadlay ciidamada ayaa shaaciyey in askar heegan ku jirtay ay toogasho ku dileen dhakhtarkaasi oo illaa bishii tagtay ahaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tirada Masaaraida Ka Soo Qaxaysa Liibiya oo korodhay Iyo Sababaha ay Salka ku hayso

Qaahira 28.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Dalka Masar ayaa Maalintii Shalay ee jimcaha ku dhawaaqday tirada dadka masaarida ah ee dib uga soo laabanaya dhinaca dalka Liibiya xasilooni darada ka taagan darteed. wasaaradu waxay sheegtay in illaa hadda ay dib u soo laabteen dad ku dhow lix iyo labaatan kun oo ruux, kuwaasoo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo markale isku shaandheeyay xukuumada

Hargeysa Feb 27,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3002/022015 uu xilka qaadis, magacaabid, iyo isku bedel balaadhan ku sameeyey golaha wasiirada, w/kuxogeenada, Agaasimeyaasha guud qaar ka mida, Taliyeyaasha Ciidamada iyo Hay’adaha Madaxa banaan. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Booliska Jabuuti oo sheegay in Xadka Somaliland u dhexeeyaa Cid gaara ka xidhan yahay DAAWO

Jabuuti 27.Feb 2015 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidanka Booliska Jabuuti Col: Cabdillaahi Cabdi Faarax, ayaa sheegay inaanu xidhnayn Xuduudka u dhexeeya dalalka Somaliland iyo Jabuuti, kaasoo toddobaadkii hore hakad la geliyey gaadiidkii iyo dadkii labada dhinac u kala gudbi jirtay. Hase-yeeshee, Taliyaha ayaa maanta sheegay inaanu xadku ka xidhnayn cid kasta oo doonaysa inay sifo sharci ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taariikhda Beerta Suldaan Cabdilaahi ee Hargeysa

Qormadan Maanta Si Kooban u Dul  Mari Taariikhdii Beerta Suldaan Abdillahii ee Hargeysa:Taariikhda Saldanadda Guud ee Somaliland oo ku Suntan  in Sannadlii 1722 Suldaankii ugu Horerey la Caleem Saaray, Suldaam Guleed Cabdi Ciise Sannadadii ( 1722-1782 ). Halka Suldaankii ugu Horeeyey ee Hargeysa lagu Aasayna uu ahaa Suldaan Hassan Suldaan Sukdaan Faarax Suldaan Guleed ( 1782-1785 ). Dulucda iyo Halka aan u Socday, Haddii […]

Posted in Uncategorized | Read More »