Home » 8:55 am Entries posted on “October, 2016”

Magaalada Hargaysa oo Lagu Qabtay Tartan Lagu adkaynayo Dhaqanka Soo Jireenka ah ee Bulshada Somaliland DAAWO

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Marwo Shugri Xariir Ismaaciil ayaa furtay Tartanka Dhaqanka oo ay Si Wada Jir ah isaga Kaashadeen Qabsoomidiisa Wasaaradda Warfaafinta iyo Akaademiga Nabada iyo Horumarka Somaliland.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sidee Looga faa’iidaysan Karaa hadhaaga Saabuunta? Xog Cusub oo Muhiim ah DAAWO

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeena xogta dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa waxa aynu ka samayn karno googo’a saabuunta ee hadhaaga inaga noqda.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Abwaano Muqdisho ka yimid oo Booqday Abwaan Hadraawi & Nooca Xannuun Cusub oo ay Sheegeen inuu Abwaanka Ku Dhacay DHAGAYSO

Muqdisho 31.October 2016 (SDN/QJ):- Dhawaan waxaa magaalada Burco gaadhay wefdi ka socda Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ee xaruntooda tahay magaalada Muqdisho. Ujeedada socdaalka abwaanada ayaa ah sidii ay taageerro maaliyadeed u gaadhsiin lahaayeen Abwaan Maxamed Ibrahim Warsame Hadraawi oo maalmahanba ku xanuunsanayey magaalada Burco. Haddaba Abwaan  Cisman Cabdullahi Guure oo kamid ah abwaanniinta magaalada Muqdisho ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaan Ka Tirsan Guurtida oo si adag Uga Hadlay xaalada Abaarta ee G/Sanaag DAAWO

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Maxamed Cabdi kana mid ah golaha guurtida somaliland ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee ka taagan gobolka sanaag

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga WADDANI oo Kulan Is Xogwaraysi ah Hargeysa Kula Qaatay Ururka Dadka Araga Ka Naafada ah ee Indhooleyaasha & Dulucda Khudbada Hogaamiye Xirsi DAAWO

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa kulan aad u qiimo badan oo is xogwaraysi ah magaalada Hargeysa kula qaatay dad naafo ka ah dhinaca Araga oo ka kala yimi dhammaan goballada Somaliland. Waxaana kulankan ka soo qeyb-galay Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Md.Xirsi Cali X.Xasan, xoghayaha guud ee Xisbigaasi Md.Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, guddoomiyaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Cirro Waxaanu Waydiinaynaa, Isbeddelka Aad Dhalinaysaa Hal-beeggiisu Ma Ka Ismaaciil Hurre Buubaa-baa..”? Siyaasiga Maxamuud Raage

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Maxamuud Raage oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE, ayaa dhaliilay Aragtida ay Qarannimada Somaliland ka aaminsan yihiin Qaar ka mid ah Siyaasiyiin dhawaan ka soo laabtay Soomaaliya oo ku biiray Xisbiga WADDANI, kuwaasi oo uu ka mid yahay Ismaaciil Hurre Buubaa oo Xilal badan ka soo qabtay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Adeega Internet-ka WI Fi ee Mobilada Lagu Isticimaalo oo Loo Aqoonsaday Dilaaga aynaan Dareensanayn DAAWO Macluumaadkan

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Wakaalada caalamiga ah ee baadhitaanada cudurka kansarka ayaa soo saartay daraasad natiijadeedu tahay in tamarta ay ku shaqaynayso ateenada ama adeega Wi-Fi inay sababto cudurka kansarka.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Markaan Masallaha Dul-marayey Ilmaa Iga Soo Daatay, Laakiin Dib-baan U Celiyey..” Fannaanka Cabdikariin RAAS Oo 13 Sano ka Dib, Dalka Ku Soo Laabtay DAAWO

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Waxa doraad Magaalada Hargeysa si diiran loogu soo dhaweeyay Fannaanka Cabdikariin Ismaaciil Muuse (Cabdikariin Raas) oo ka mid ah Fannaaniinta reer Somaliland. Cabdikariin Raas oo Dalka Ingiriiska oo uu deggan yahay ka soo kicitimay, ayaa waxa Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa ku soo dhaweeyay Fannaaniin iyo Qaar ka mid ah Dadweynaha ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dugsi La’aan ka Jirta Degmada Qoolcadey Ee Degmada Salaxley & Ardaydii oo Isaga Haajirtay

Sallaxley 31.October 2016 (SDN/QJ):- Xaalad waxbarasho la’aan  ayaa soo waajahday Deegaanka Qoolcaday oo ka tirsan degmada Sallaxley ee gobolka Maroodijeex ee Somaliland. Ka dib markii Dugsigii deegaankaas ay sameysmeen Dildilaacyo waaweyn oo laga shakiyay inuu ku dumo Caruurtii waxbarashada u iman jirtay. Isu-duwaha wasaaradda waxbarashada Somaliland ee degmada Sallaxley Cabdiraxmaan Diiriye Ismaaciil, oo idaacada Koor […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Maaliyadda Marwo Samsam iyo Masuuliyiinta Ciyaaraha oo Ballanqaaday in la Casriyeyn Doono Garoonka Timacadde Sannadka 2017-ka

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo masuuliyiinta bahda ciyaaraha, ayaa ballanqaaday in qaab casri ah loo dhisi doono garoonka kubadda kolayga Timacadde ee caasimadda Hargeysa, isla markaana sannadka dambe lagu ciyaari doono isaga oo dusha sare ka dedan. Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Kolayga Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xasan Cabdillaahi (Qadax) […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »