Home » 4:58 pm Entries posted on “March, 2023”

Waddani oo ka digay colaado dheeri ah hadaan doorashooyinkii la qaban

Hargeysa March 12, 2023 (QJ) – Guddoomiye ku xigeenka xisbiga Waddani Axmed Cumar Xaaji (Xamarje) ayaa sheegay in haddii dib loo dhigo doorashada madaxtinimo ee Somaliland ay xaaladda Somaliland sii xumaan doonto, isla markaana ay soo wajihi karto amni darro hor leh. Xamarje waxa uu tilmaamay in colaadda Laascaanood ay ku fidi karto Somaliland oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab oo shaaciyay ruuxii isku qarxiyay xerada Bariire

Muqdisho March 12, 2023 (QJ) – Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay muuqaal cusub oo ay ku muujineyso nin Ajaanib ah oo la sheegay in uu ka qeyb qaatay weerarkii lagu qaaday saldhiga ciidamada ee Bariire 3-dii April 2021. Weerarka oo isugu jiray walxaha qarxa iyo mid ismiidaamin ah ayaa sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO:Muuse ayaa kala diray Somaliland, Caalamkana ku soo jeediyay, CC Shakuur waa Siyaasi Abalaawe ah

London March 11, 2023 (QJ) – Qeys Irby ayaa ka faaloonaya xaalada Laascaanood, Jawaabta DDS ee ku wejehan Muuse Biixi. Mudo kororsiga Baarlamaanka Soomaaliya iyo Siyaasi CC Shakuur oo Youtuber noqday.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab oo ka hadashay weerarkii Janaay Cabdale

Kismaayo March 09, 2023 (QJ) – – Ururka Al Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirada weerar ay dagaalyahanadooda ku qaadeen fariisin ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Jannaay Cabadalle ee gobolka Jubbada Hoose. Weerarka oo dhacay Talaadadii ayaa waxaa ka dhashay dagaal culus oo geystay khasaare lixaad leh oo labada dhinac soo kala […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DDS oowaxba kama jiraan ku tilmaantay in ciidamo ka joogaan Laaska

Hargeysa March 09, 2023 (QJ) – -Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay jiraan ciidamo ka tirsan dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ka mid ah ciidamadii dagaalka kula jira ciidamada Somaliland ee Laascaanood. Shirkii Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirada Somaliland, oo lagaga hadlay sidii wax looga qaban lahaa xaaladda Laascaanood, ayaa la isla gartay in ciidanku ku sugan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland oo la weeraray iyo Puntland oo sheegtay in ay geleyso dagaalka

Laascaanood March 06, 2023 (SD) – Somaliland ayaa xaqiijisay dagaal maanta ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kaas oo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC ee deegaanka. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa lagu yidhi “Koox hubaysan oo ay ku jiraan ciidamada Puntland ayaa maanta weerar ku qaaday ciidamo ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO:Ururka Somaliland SAG: Cadawga Guddaha, ka dibedda iyo xukuumada kee la degay sumcadii Somaliland?

Virginia March 06, 2023 (QJ) –  Cabdulrisaq Cadami oo ka tirsan ururka Somaliland Strategic Advisory Group ayaa nooga waramaya caqabadaha hortaagan Somaliland. Ururka ayaa dhawaan daabacay qoraal ay Mareykanka ugu baaqayaan in uu isgarab taago Somaliland oo ay sheegeen in la soo weeraray.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Djibouti: Dileita elected speaker of parliament

Djibouti March 05, 2023 (QJ) -Today, the Parliament of Djibouti elected Dileita Mohamed Dileita as its new speaker. Dileita is a member of the largest party in the Djibouti parliament. Born on March 12, 1958, Dileita hails from the region of Tadjoura in Djibouti. He is a member of the Union for National Salvation party. […]

Posted in news in English | Read More »

Madaxdhaqameedka SSC oo la kulmay ergo Itoobiyaan ah

Garoowe March 05, 2023 (QJ) – Dawladda Itoobiya ayaa la sheegay inay bilowday wada-hadallo ay la yeelanayso labada dhinac ee Somaliland iyo Madax-dhaqameedka Gobollada SSC, si xal looga gaadho colaadda taagan. Wararka ayaa sheegaya in wafdigan oo hore u soo booqday Hargeysa, isla markaana ay la kulmeen madaxda Somaliland, sidoo kale waxay la kulmeen qaar ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Falanqeynta Maanta: Siyaasada Xasan Sheekh ee guddaha iyo Dibedda, Khudbadii Cirro ee colaada Sool

London March 05, 2023 (QJ) – Falaqeynta maanta waxa ay ku saabsan tahay: Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddha ay ka soo wejeheen caqabado, Mareykanka oo la dhacsan siyaasada Soomaaliya, iyo xaalada gobolka Sool.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »