Home » 4:11 am Entries posted on “April, 2023”

Amnesty oo Somaliland ku eedeysay xadgudubyo ka dhan ah shacabka Laascaanood

Laascaanood April 20, 2023 (QJ) – Warbixin ay soo saartay hay’adda Amnesty International ayaa daaha ka qaaday xadgudubyo ballaaran oo ka dhan ah xuquuqul insaanka iyo khasaaraha dadka rayidka ah ka soo gaaray colaadda ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Warbixintu waxay sheegtay in in ka badan 100 qof ay ku dhinteen dagaalka, in ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Buurmadoow oo Bulshada ku wargeliyay in uu Muuse Biixi ka aqbalay cafis

Hargeysa April 20, 2023 (QJ) – Boqor Cismaan Maxamuud Buurmadoow oo mudo dheer dalka uga maqnaa mucaaridad fogaatay ayaa haatan la sheegay in Muuse Biixi uu ka dalbaday cafis. Boqor Buurmadoow oo aan Somaliland ka xaadirin mudo sanado ah ayaa dalka uga maqnaa musaafuris jeel ka bood ahaa oo uu isagu isku soo rogay. Boqor […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuse Biixi oo sii wada ka beensheegida Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa April 16, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Somaliland ee bilaa sharciga iyo kalsoonida xilka ku sii haya, Muuse Biixi Cabdi, ayaa mar uu u waramayay France 24 sheegay  inuu diyaariyay miisaaniyadii doorashada, isagoo dhinaca kalena ku adkaystay inaanu muddo kordhin ku sii fadhin doonin xilka. Madaxweynaha oo uga waramayay Telefishanka France 24 arrimaha doorashooyinka Somaliland, waxa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Ciise Keyd oo Stroke ku dhaftay iyo Xukuumada oo qarineysa halka lagu daweynayo

Boston April 15, 2023 (QJ) – Wasiirka Arrimaha dibedda Somaliland Ciise Keyd ayaa noqday shakhsigii u danbeeyay ee u shaqeeya xukuumada muda xileedkeedii dhamaaday oo caafimaad xumo soo wejahday la qarinayo. Xukuumada Somaliland ayaa hore u qarisay taliyeyaal ciidan iyo saraakiil sare oo ku dhaawacantay dagaalka Laascaanood, haatana qarineysa caafimaad xumo soo wejahday Wasiirkan sida […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO:Siyaasi Yoonis Xasan Cabdi Kheyre oo beeshiisa Habarjeclo weydiiyay suaal xasaasiya

Toronto April 14, 2023 (QJ) – Siyaasiga Beesha Habarjeclo ugu hadalka cad ee Yoonis Xasan Cabdi Kheyre ayaa soo bandhigay suaal uu sheegay in uu beeshiisa uga fadhiyo jawaabteeda.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ma dhabaa in Ina Muuse Biixi Gooja-cade ku sugan yahay?

Caynabo April 14, 2023 (QJ) – Wiil uu dhalay Muuse Biixi Cabdi oo ka tirsan sirdoonka Guracan ee Somaliland ayaa xili lagu gudo jiro abaabulka dagaalkii u weynaa ee ka dhaca Laascaanood ka been abuurtay in uu ku sugan yahay xerada go’doonsan ee Gooja-cade. Ina Muuse ayaa sawiro ay baahisay HEEGO lagu sheegay in ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay António Guterres

Muqdisho April 11, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan ballaaran kula qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay,  António Guterres, oo booqasho taariikhi ah ku yimid Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir qirtay in gacanta Muuse ku burburay dhaqaalihii Somaliland

Hargeysa April 09, 2023 (QJ) – Wasiirka Beeraha ee Somaliland Cabdulqaadir Iimaan Warsame ayaa shaaca ka qaaday in Somaliland dhaqaalehiidii burburay ka dib taloxumida Muuse Biixi. Wasiirka ayaa sheegay in hoos u dhaca dhaqaalaha ee Somaliland uu marayo in dalka uu haatan wejahayo cuno la’aan iyo mushahar la’aan ay sababeen hogaanka dalka la degay. Wasiirku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jamaahiirta oo cuno qabateeyay Maageliyeyaashii HEEGO 

Laascaanood April 08, 2023 (QJ) – Xoogaga SSC ayaa si toos ah u beegsaday ganacsato reer Somaliland oo lagu tuhmayo in ay maalgeliyaan qorsheyaasha guracan ee HEEGO. Degaanada SSC ayaa waxa gebiahaanba laga joojiyay ganacsiga u kala goosha Somaliland iyo bartamaha Soomaaliya oo inta badan ganacsato xiriir dhow la leh xukunka mudo dhaafka dalka ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidanka Liyuu Booliis oo lakala dirayo iyo halka badankood tagayaan

Jigjiga April 08, 2023 (QJ) – Dawladda Dhexe ee Itoobiya ayaa shaacsay in la kala dirayo ciidamada deegaannada (Liyuu Police). Ciidamada ayaa loogu baaqay in ay ku kala biiri karaan Militariga, Boolisyada heer Federaal iyo ka deegaan, kolba sida ay doonaan. Tilaabadan ayaa ka dhigan in Ciidamada Liyuu Booliska Soomaalida Itoobiya ay dhici karto in badankood ku biiraan jamaahiirta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »