Uncategorized

26 qof oo Qoomiyada Oromada Itoobiya oo Somaliland laga Tarxiilay iyo Gaadiidkii Siday oo Dawladu sheegtay inay la wareegtay DAAWO

Hargaysa 11.Dec 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland ayaa dib ugu Celiyay dalka Itoobiya Tahriibayaal u dhashay dalkaasi oo Sifo Sharci daro ah ku soo Galay Gudaha Somaliland kadib markii ay ka soo Gudbeen Magaalo Xuduudeedka Togwajaale.

Taliye ku Xigeenka Laanta Socdaalka ayaa ka waramay hawl galkaasi.