Hargaysa 10.Dec 2013 (SDN)-Guddoomiyaha sadddexaad ee xisbiga ucid Mujaadi Cali Guray ayaa sheegay inuu wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha somaliland uu saaka ciidanka amar buuxa ku siiyey in xarunta guud ee xisbiga ucid xoog lagu galo kuwaas oo ay ciidanka RRU galeen .
Guddoomiyaha sadddexaad ee xisbiga ucid ayaa wasiir ku xigeenka amniga ku edeeyey inuu ka danbeeyey shirqoolkii la islahaa ku dila xildhibaan qabiile iyo wargayskii Hubaal.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalkii Mujaahid Cali Guray
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CaliGuray10Dec(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
