Uncategorized

“Waar TV-ga Qaranka Saddex Malyan iyo Badh Dollar ($3.5 Milyan Dollar)weeye Kharashkiisu. Wuxuu ka kharash badan yahay 5 Wasaaradood,waxaana loo haystaa in Dadka laga caayo” Jamaal Cali Xuseen (DHAGAYSO}

Hargaysa 10.Dec 2013 (SDN)- Musharax Madaxwaynaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen oo Maanta ka hadlayay Banaan bax balaadhan oo ay Xisbigoodu ku qaabileen Maalinta Xuquuqul Iinsaanka Caalamka ayaa si qoto dheer uga hadlay Tacadiyada ka dhanka ah Xuquuqul iinsaanka , Heerka Xun ee ay qabyaalada iyo eexdu marayso .

Sidoo kale waxa uu ka hadlay Telefishanka Qaranka oo ka miisaaniyad badan Shan Wasaaradood.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA MUSHARAX JAMAAL
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Jamaalmanta.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com