Hargaysa 14.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Biyaha Mudane Xuseen Maxamed Cabdille iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa ayaa ka hadlay biyaha Caasimada iyo Hay’addaha Maalgelinaysa Biyaha Xumba weyne oo ay kulamo la yeesheen.
Wasiirka iyo Maareeyuhu Waxay Sheegeen in Mashruucan Biyaha ee Xumba Weyne uu dhawaan bilaabmi doono kaas oo Qorshuhu yahay Sida ay Xuseen inuu Wax ka Qabto Biyo la’aanta ka taagan Caasimada Hargaysa Waxaana Maalgelinta Mashruucan samayn doonta Hay’ada Khaliifa Foundation ee Isu taga Imaaraadka Carabta.
Guji Halkan Si aad Mobilkaaga uga Dhagaysato Hadalka Wasiirka iyo Maareeyaha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BiyahaHargaysa14.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
