Hargeysa Jan 17,2014(SDN)-Jilaayada caanka ah ee Jawaan iyo Sooraan ayaa riwaayad ay soo bandhigeen oo la baxday Balaayo,Jahli iyo Gaajo ayaa waxa ka dhashay dareen qabyaaladesan oo lala beegsanayo dadka qaar.
Fasiraad badan oo laga sameeyay riwaayada ayaa dadka qaarba dhan u saareen fariinta riwaayadu xanbaarsan tahay.
Dadka qaar waxa ay ka dhadhansadeen qabyaalad halka dadka qaar ayaa ka dhex arkay siyaasad.
Sidoo kale waxa daren ka dhashay jilayeaasha loo kala dhiibay qeybaha ay riwaayadu ka kooban thaya iyo doorka ay Jawaan iyo Sooraan ciyaarayaan.
ku milanka Siyaasadaha dalka ayaan hore looga baran majaajileysteyaashan Jawaan iyo Sooraa. HALKAN HOOSE KA DAAWO RIWAAYADA.
