Uncategorized

Gudoomiyahii Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray oo soo gadhay London Fariin u DIray Bulshawaynta Somaliland ee ku dhaqan Uk

London27Jan14(SDN)Waxa Caasimada wadankan uk soo gadhay mujaajid Cali Gurey oo ah gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga ucid gudoomiyaha oo u waramaya shabakada qurbejoog ayaa waxa uu shegay in u boqashadisu ay ku salaysan tahay marti qaad uu ka helay jaaliyada somaliland ee uk gudoomiyaha sadexaad mudane mujaahid cali gurey ayaa uga mahad celyey soo dhaawaynta uu kala kulmay jaaliyada waxana uu shegay in   mudo gaban ku sugnaan doono wadankan uk una boqan dono dhamaan gobalada wadankan uk .waxa kale oo uu baaq  u diray tageerayasha xisbiga ucid inay mujiyaan isku dubnida iyo tageerida xisbiga ucid oo dhawaan uu la kulmi dono waxii talo iyo farina u soo mariya Xoghayaha Xisbiga Ucid ee Uk Cabdilaahi Cumar Shaqale tel:07883090192.

shaqale
UCID MEDIA UK
CABDILAHI CUMAR SHAQALE
XOGHAYAHA XISBIGA UCID LAANTA UK 

shaqale101@hotmail.co.uk

tel:07883090192.