Uncategorized

“Golahan Ciidankiisa iyo Tiknikadiisu Waa Shacbiga Sidaa Darteed Waa Inay Mudaharaad la isugu soo baxo” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Mudanayaasha Kulmiye {DHAGAYSO}

Hargaysa 09.Feb 2014 (SDN)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Tirsan Golaha Wakiilada kuna Abtirsada Xisbiga Kulmiye ayaa Si adag u Naqdiyay Talaabada ay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ku qaaday Golaha Wakiilada Waxaanu Xusay in Dawladii Rayaale Waxyaabihii ay kaga caban jireen uu Siilaanyo ku dhaqaaqay.

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ahaa Kaadiriinta Xisbiga Kulmiye ayaa Soo Faqay Hagardaamooyinka ay Xukuumadani baday dalka.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalka Xildhibaan Siciid Cilmi rooble
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SiciidCilmi9.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com